Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president Ahmed Siilanyo reshufles his cabinet

Recommended Posts

Madaxweyne Siilaanyo oo Rishafal ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda iyo Hay’addo kale

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa saaka Xilalkii ka qaaday wasiiro ka tirsan xukuumadiisa isla markaana magacaabay xilal cusub

Wasiiradda la eryay waxa ka mid ah Wasiirka Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi oo uu ku bedlay C/casiisa Samaale, Wasiirkii Hawlaha Guud Ismaaciil Muumin Aare, Wasiirkii Arrimaha Bulshada iyo Shaqada Ilhaan Maxamed Jaamac, Wasiirkii dhalinyarada iyo Ciyaaraha Cabdi Siciid Faahiye, Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Muxumed Aw Cabdi iyo Ku-xigeenkiisa ayaa iyana xilkii laga qaaday.

Wasiiradda cusub ee la magacaabay waxa ka mid ah Boobe Yuusuf Ducaale oo laga dhigay Wasiirka Warfaafinta, halka Wasiirkii hore ee Axmed Cabdi Xaabsade laga dhigay Wasiirka Hawlaha Guud. Halka Rishafalka cusub ee soo baxay uu Madaxweyne Siilaanyo ka magacaabay Wasiir ku-xigeen cusub oo dhinaca Amniga ah kaasoo aan hore u jiri jirin.

Sidoo kale waxa digreetada madaxweynaha lagu magacaabay wakiil ay Somaliland ku yeelan doonto dalka koonfurta suudaan.

Sidoo kale Madaxweyne Siilaanyo waxa uu xilkii ka qaaday Wasiir ku-xigeenkii hore ee arrimaha dibeda kaasoo uu u magacaabay Mawliid Maxamud Ibraahim. Halka Wasiir ku-xigeenkii hore ee wasaaradda Arrimaha Gudaha uu u magacaabay inay hoos imanayaan dhamaan hawlaha Maamul ee Wasaaradaasi

Magacyada Masuuliyiinta Cusub

C/cassia Maxamed Samaale waxa* loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

Axmed Cabdi Xaabsade waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud

Cali Siciid Raygal waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha

Maxamud Axmed Barre Garaad waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada

C/laahi Abokor Cismaan waxa loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Daakhiliga ee dhinaca Amniga, Halka Wasiir ku-xigeenkii hore uu ahaan doono wasiir ku-xigeenka Arrimaha Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Mawliid Maxamud Ibraahim Waxa loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Dibeda

Nuux Sheekh Muuse Ducaale waxa loo magacaabay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha

Maxamed Cumar Cabdilaahi waxa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Hay’adda Shaqaalaha

Mudane Axmed Xuseen Oomane waxa loo magacaabay Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka South Sudan

wasiirada la badaley

1..ENG: MAXAMED XAASHI CILME** WASIIRKA/W/MAALIYADA

2..PRO: ISMAACIIL MUUMIN AARE** WASIIRKA W/ HWLAHA GUUD IYO GURYEYNTA

3..ILHAAN MAXAMED JAAMAC* WASIIRKA W/ARIMAHA BULSHADA

4..DR: AXMED XAASHI ODAY** WASIIRKA* W/ BOOSAHA IYO ISGAADHSIINTA

5..CABDI SICIID FAAHIYE* WASIIRKA W/DHALINYARA CIYAARAHA IYO DHAQANKA

6..WARSAME *SICIID CADBI WASIIR KU XIGEENKA MAALIYADA

7..MAXAMED YOONIS CAWAALE WASIIR KU XIGEENKA ARIMAHA DIBADA

8..MUXUMED AW CABDI ISMAACIIL GUDOOMIYAHA HAAYADA SHAQAALAHA

9..AXMED CALI XIRSI *KU XIGEENKA GUDOOMIYAHA HAAYADA SHAQAALAHA

Share this post

Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Please translate the positions :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
NGONGE   

N.O.R.F;803763 wrote:
1..ENG: MAXAMED XAASHI CILME** WASIIRKA/W/MAALIYADA (Finance)

2..PRO: ISMAACIIL MUUMIN AARE** WASIIRKA W/ HWLAHA GUUD IYO GURYEYNTA (Interior)

3..ILHAAN MAXAMED JAAMAC* WASIIRKA W/ARIMAHA BULSHADA

4..DR: AXMED XAASHI ODAY** WASIIRKA* W/ BOOSAHA IYO ISGAADHSIINTA (Postal Services)

5..CABDI SICIID FAAHIYE* WASIIRKA W/DHALINYARA CIYAARAHA IYO DHAQANKA (sounds like Sports
:P
)

6..WARSAME *SICIID CADBI WASIIR KU XIGEENKA MAALIYADA (Deputy Finance)

7..MAXAMED YOONIS CAWAALE WASIIR KU XIGEENKA ARIMAHA DIBADA (Deputy FM)

8..MUXUMED AW CABDI ISMAACIIL GUDOOMIYAHA HAAYADA SHAQAALAHA (Labour)

9..AXMED CALI XIRSI *KU XIGEENKA GUDOOMIYAHA HAAYADA SHAQAALAHA (his assistant)

Please translate the positions
:D

What what? :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

:D

Haayada Shaqaalaha waamaxay? Trade Union? Employee Union? Labour NGO?

Is the finance guy the same Mohammed Haashi?

Share this post

Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

I was reading the wrong part :D

C/cassia Maxamed Samaale waxa* loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

Axmed Cabdi Xaabsade waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud

Cali Siciid Raygal waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha

Maxamud Axmed Barre Garaad waxa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada

C/laahi Abokor Cismaan waxa loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Daakhiliga ee dhinaca Amniga, Halka Wasiir ku-xigeenkii hore uu ahaan doono wasiir ku-xigeenka Arrimaha Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Mawliid Maxamud Ibraahim Waxa loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Dibeda

Nuux Sheekh Muuse Ducaale waxa loo magacaabay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha

Maxamed Cumar Cabdilaahi waxa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Hay’adda Shaqaalaha

Mudane Axmed Xuseen Oomane waxa loo magacaabay Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka South Sudan

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

gov labor commission, I can imagine them sitting all day and doing nothing, or wondering what they are supposed to do or achieve, horta accountability ma jirtaa, mala isla xisaabtamaa, oo ma la is dhahaa, targetkii goalksa ma sameesey oo ma gaartey, maxaad so far achieve-gareeseen.

Share this post

Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^Its all up in the air. Some ministers have a plan and have presented that plan and their achievements. Its all haphazard at the moment.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Good move by Siilanyo to remove anti-Unionist members of his cabinet. Mahamed Hashi and Ismail muumin Aar were the biggest opponents of a Union.

Share this post

Link to post
Share on other sites
STOIC   

There is a good Universal tv program on SL politics called milicsiga siyasinka (sp?).I have started watching it.If i was to critic Somaliland issues it didn't hurt to listen to their informative programs like this one.The head of the parliament was a guest and he was asked by a young man in the audience if they have earmarks for their constituency and the guest answered that they hardly have any budgets on special project for one constituency.Seems like majority of the projects are spearheaded by NGO's.If the budget is slim then why do they think they need some of these ministries.They can combined some of these ministries and cut down the expenses....Need i say some of the young audience on that studio were very civil and well informed on the politics of SL...very bright future indeed

Share this post

Link to post
Share on other sites

C/cassia Maxamed Samaale waxa* loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

The parliament deputy speaker is a paternal relative, I saw him around 2003 when he visited us in Djibouti and had to order from a family relation posh restaurant.

All I knew about him before was that he was trusted with edo's villa construction besides hotel mansour.

It was inspiring to see him challenge the government from the opposition and could not understand why edo resented or was worried about his political engagement (at least someone willing to stand for principles I said to myself).

I think he was educated in Yemen and had some petrol station and construction business,

he was with London's Silaanyo delegation back in 2010 praying at the local mosque.

I just come accross his Facebook profile through relatives and added him too.

He is a wadaad, honest and principled politician similar to M. Hashi he just replaced so the anti-corruption drive will not waver...

PS: He declined ministerial positions on several occasions as this could interferes with his presidential ambitions.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this