Sign in to follow this  
nuune

Alaabtaan ka warrama

Recommended Posts

nuune   

BUN-IYO-AMBUULO_1_385f1.jpg

 

goormaa kuugu danbeysey,

 

 

come out those xerow folks,

 

see u marsan laheyd bunka, stepska lagaa rabaa hadaa khattar tahey iska marso ma ahan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax waalan. Bahalkaas urkiisa maxaa necbahay, waligeena la iima marin mana u dhawaan islaamaha marsan jiray, waliba asagoo kulul madaxa ku shuban jiray.

 

Laakiin cambuulada kulul with subag iyo sokor on the other hand...

Share this post


Link to post
Share on other sites

abaay abaay alabtaan maxaa loo xiise, aniya koleey qaadada intan xooga saliid ku shubo aa kurbinta afkiisa kore ku daadi lahaa asaan meesha ku daadiye faraha la gali lahaa markaasa kow gacmaha ku marsan lahaa saliida kedib neh foolka aa marin lahaa, haaye Nunka did i pass mise

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;803604 wrote:
Wax waalan. Bahalkaas urkiisa maxaa necbahay, waligeena la iima marin mana u dhawaan islaamaha marsan jiray, waliba asagoo kulul madaxa ku shuban jiray.

 

Laakiin cambuulada kulul with subag iyo sokor on the other hand...

Abkoow lee yuusan ku maqlin shib dheh, islaamaha marsado kulahaa, islaamaha cattar cuud iyo jaawi waxaas waaye, bunka waa ragga, carfoonkiisa waaba ku raaxeestaa aniga barafuuna igala udgoon wallaahi iyo naag dirac xiratey.

 

 

Canbuulo, waxaa ka tagtey lee sida loo jabsho, inta kale waa u dhawaatey, waa keentey camal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuunka, wah. Islaamaha asagoo kulul ayee saliidiisa madaxa ku shuban jireen, waliba bahashii malqabadda madooweyd ahayd isku sii duub duubi jireen. Madaxa u roonyahay dhahaayeen. Waajid ayaa qaxii ku arkay in '91. Ha i soo marina dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA, adduunka lama sheegin islaamo bun marsanaayo ee Waajid waxaa ku aragtey waa exception aan filaaa, bunka waxaa marsado odayaasha iyo culumada, habar bun marsaneyso oo madaxa feydeyso xaa ku tusey adi smileys.gif

 

 

Cambuulo, two times la jabshaa bunka, one at preparation at initial stage, the other at fiina wiito marka la marsanaayo jabin saas uma baahna qardhash lee laga siinaa geeska as it was already la soo jabshey, qardhashtaas saliida lee kistoo laga daadiinaa, and madaxaa laga bilaabaa marsashada khaasatan if you have bidaar waa priority in aad ku daliigto meesha bislaatey ee madaxa ah loona yaqaano bidaar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuunka, safarkaas inaa dib ugu noqotid waaye. Nin dhulka soo jeexay ku moodee. Islaamahaas Reer Miyi waaye badankooda timahoodana banaanka maso dhigaan ee bahalka madoow (magaciisa ii gambiyee) aan ugu wacooyo malqabadda iyagoo qabo ayee isku shubaayaan bunkii oo dabka laga soo dajiye. Healthy waaye aaminsanyihiin. Waajid kaliya ma'ahee Baardheere waa laga isticmaalaa, my cousin oo yar ayeeydeyda Reer Baardheere la joogi jirtay bunkaas ugu shubi jirtay, oo dadka weyba u xiisaan la dhahaa sidii marqaan camal u marqaamaan haddii xoogahoo bun isku shubin bilooyin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Che, lool meeshan waaba u jeedaa,

 

Cambuulo, dhib malahan waa baranee, but make sure bunkoo kulul inaa marsato, qawoow haduus kaa noqdo xaraarto maleh

 

yaa sheegi karo the third saxan waxa ku jiro, it is clear saxanka weyn waxa ku jiro though

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA, wah, adi sheeg yaa ku yiri lool, am sure Che knows it as well since uu dugsi loox soo dhigtey, laakin digir iyo bariis lee aheyd dugsi looxa Juz lee marka la dhameeyo lee cambuulo wadkeed la ahaa

 

MMA, aniga habro bun marsanaayo ma arkin, xerow leen iska ahaa, bahalka madoow gambada ka ka hooseeyo miyaa mise waa gambada laftirkeeda, I know, two ay madaxa saartaan one black, and gambo, amba magacaa ii gooyey unless it is gambo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this