Sign in to follow this  
General Duke

Dhahar/Qardho: Dr Ali Abdullahi Warsame, Puntland's Minister of Health visits Karkaar-Hayland

Recommended Posts

wasiirka-caafimaadkapl.jpg

 

Garoowe: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka puntland Dr, Cali C/laahi Warsame iyo Wafdi Balaran oo uu Hogaaminayo ayaa Socdaal Dheer ku Maray Goblada Karkaar, Hyland ee puntland waxaana ku weheliya socdaalka Saraakiil sarsare oo wasaaradiisa ka socotasida agaasimaha Guud ee Wasarada Dr, C/risaaq Xirsi Xasan ,Dhaqaatiir ,Waxaana uu intii uusan Gaarin Hayland wasiirku ku hakaday Meelo ka mida Gobolka karkaar sida degmada Qardho iyo Sheerbi oo ka tirsan karkaar waxaana uu indho indhayn ku sameyey Xaaladaha Caafimaadka deegaankaas .

 

ujeedada socdaalka wafdiga wasiirka ayuu sheegay in ay tahay sidii uu ugu kuurgelilahaa Xaaladaha Caafimaadka Deeganada Puntland iyadoo ay Masuuliyiinta kale ee wasaaraduna kula Maqanyihiin Gobolada Mudug ,Bari iyo Cayn,

 

Wasiirka ayaa magaalada Dhahar ee gobolka hayland waxaa si diiran ugu soo dhweeyey Maamulka Degmada,Isuduwaha Caafimaadka Degmada Dhahar iyo Dadweyne aad u Tira badan, Waxaana uu Booqday wasiirku Xarumaha Caafimaadka Dhahar sida isbitaalka oo uu halkaas warbixin kaga dhagaystay isuduwaha iyo Kooxda Caafimaadka ee Deegaankaas.oo ka warbixiyey baahiyaha Caafimaadka Gobolkaas.oo ay sheegeen in ay jirto.

 

1. Tababarada oo yar

 

2. Shaqalaha Caafimaadka oo Qaarkood ay Tabarucaad ku shaqeeyaan oo Mushaar la,aan ah

 

3. Isbitaalka oo aan lahayn Raajadii iyo Shaybaar.

 

4. Dayactir dhismaha isbitaalka Guud oo dhisme qadiimi ah. Wasiirka ayaa sheegay in ay wasaaradiisu ka qabanayso Baahiyaha ay Bulshadu sheegtay ee Caafimaad wixii karaankeed ah.

 

Wasaarada Caafimaadka puntland oo kaashanaysa Hay,adaha ay Bahwadaagta yihiin ee ku howlan Howlaha Caafimaadka sida UNICEF & WHO ayaa ayaa wada ololaha Talaalka Hooyada iyo Dhalaanka ka yar 5ta Sano ,1o Bishaan ayey ahayd Markii ay fureen ololaha .

 

Gobolada iyo Degmooyinka puntland ayaa waxaa ka socda Ololaha Talaalka Cudurada Dilaaga ah oo laga Talalayo Hooyada Dhaqmada ah iyo Caruurta ka Yar 5ta sano.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Qawdi maqashii waxna haw qaban

 

This minister had actually told some community members who had asked for help such as medical supplies in Badhan General Hospital that it wasn't in his ministerial jurisdiction to do anything until after he was forced to do so.

 

Most service expenditure comes from locally raised funds and endowments. PL only contributes to the alienation of international agencies in Sanaag and Haylan regions by telling them that their security is at risk is if they don't comply with their clannish centered policies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

NASSIR;803524 wrote:
Qawdi maqashii waxna haw qaban

 

This minister had actually told some community members who had asked for help such as medical supplies in Badhan General Hospital that it wasn't in his minister's jurisdiction to do anything until after he was forced to do so.

 

Most service expenditure comes from locally raised funds and endowments. PL only contributes to the alienation of international agencies in Sanaag and Haylan refund by telling them that their security is at risk is if they don't comply with their clannish centered policies.

Shouldnt you be blaming Atom and not the PL government because he is responsible for the insecurity of that region?

Share this post


Link to post
Share on other sites

NASSIR;803524 wrote:
Qawdi maqashii waxna haw qaban

 

This minister had actually told some community members who had asked for help such as medical supplies in Badhan General Hospital that it wasn't in his ministerial jurisdiction to do anything until after he was forced to do so.

.

Can you back up your claim lad. The person he told this to and the date please.

Share this post


Link to post
Share on other sites

DAHAR, Somalia Mar 13 2012 (Garowe Online) – Puntland Health Minister Dr. Ali Abdullahi Warsame and his delegation visited Dahar, the capital city of Haylan region, Radio Garowe reports.

 

The minister and his delegation were warmly received by a huge number of Dahar residents that included clan leaders, district authorities and different civil society groups.

 

Dr. Warsame and his delegation of doctors and government officials visited the Dahar district authority headquarters and the Dahar general hospital where he met with the hospital’s doctors. Dr. Warsame then held a press conference where he gave a lengthy statement.

 

Before Dr. Warsame spoke to the audience Director of the Dahar general hospital Dr. Salaad Hasan Shire gave a brief statement. Dr. Shire thanked the minister and his delegation for visiting Dahar and welcomed their efforts to help fortify Dahar health facilities.

 

Dr. Warsame thanked the Dahar residents and the Dahar hospital staff for their warm welcome and began by reminding the people of Haylan that they are Puntlanders. “You are Puntland citizens and you are entitled to same rights as any Puntlander and I’m here on behalf of the Puntland government to show residents in remote cities that the Puntland government is concerned about supplies vital to every resident in every town and city in Puntland,” said Dr. Warsame.

 

The minister and his delegation brought a convoy of vehicles carrying medical supplies to the region. The minister announced that the Dahar hospital staff’s salary would be paid by the Ministry of Health and their staff would be added to the list of employees in the Ministry of Health.

 

The visit comes after the Puntland Ministry of Health announced that it would assist in the health necessities and build the capacity of health facilities in remote towns and cities in Puntland.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Indeed there is nothing to back up the claims. At least he visited Dhahar but he has yet to visit both my dear tuulos, Balidhidin iyo Bocame let alone do anything.

 

This fine young minister is working hard and does to change and improve situations to the best of his skills and ability. He's one of few ministers that portray positive light of Faroole's government. Kudos to him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka caafimaadka ee Puntland oo booqday Dhahar, gargaar dawo ahna guddoonsiiyay maamulka cisbitaalka guud ee Dhahar.

Thu, 15 Mar 2012 01:40:13 -0400 am -04:00 -14400

Dhahar, Mar 14 -Wasiirka caafimaadka ee Puntland Dr cali Cabdulaahi Warsame ayaa ka hadlay booqasho hal maalin ah oo uu maalintii shalay ku tagay magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan.

 

Wasiirka oo uu waramay Radio Daljir ayaa waxaa uu sheegay socdaalka uu ku tagay magaalada Dhahar inay qayb ka ahayd kormeero madaxda wasaaradda caafimaadka ay ku sameeynayaan gobolada kale duwan ee Puntland,si loogu kuur gallo adeega caafimaad ee deegaanada Puntland.

 

Waxaa uu xusay magaalada Dhahar inuu gaarsiiyay deeq dawo ah oo u badan dawooyinka lagama maarmaanka u ah xarumaha caafimaadka,isagoona tilmaamay deeqdaasi inay *****li doonto baahiyaha dhanka caafimaadka ee ka jira isbitaalka.

 

Dr Warsame ayaa dhinaca kale cadeeyay wasaaraddu inay dayactiri doonto isbitaalka guud ee magaalada Dhahar oo uu qayb ka mid ah burbur xoogani uu ka jiro,wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa uga mahadceliyay dadwayanaha magaalada Dhahar oo isbitaalka howlihiisa dardar geliyay.

 

 

Mar wax laga weydiiyay xiriirka wasaaradiisa ay la leedahay wasaaradda caafimaadka ee dowladda faderaalka ayaa waxaa uu sheegay wasaaradda caafimaadka ee dowladda faderaalka inay deeqaha caafimaad oo ay ka hesho caalamka inay xiligaan ku koobtay badankooda magaalada Muqdisho, islamarkaana aysan jirin wax deeq ah oo ay ka siisay mashaariicda caafimaadka ee dowladda Turkiga ay ka waddo magaalada Muqdisho.

 

Diiwaanka Wararka

Daljir, Bossaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

Ignore NASSIR, he is either a troll or a secessionist. The Minister and PL admin have done a great job thus far, and the people of Haylaan support their state.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this