Sign in to follow this  
Saalax

Dowlada KMG Soomaaliya Oo Si Cad Kaga Soo Horjeesatay Maamulka Banaadir Sate

Recommended Posts

Saalax   

Muqdisho (RBC Radio) Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee dowlada KMg Soomaaliya Bashiir Maxamed Goobe oo maanta Suxufiyiinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa wuxuu si cad kaga soo horjeestay maamul dhowaan lagu dhawaaqay oo lagu magacaabo Banaadir Sate.

Agaasimaha ayaa sheegay in dowlada KMG Soomaaliya aysan raali ka noqon Karin in leesaga dhawaaqo maalmul gobaleedyo aanan soo marin sharcigii loo baahnaa.

Wuxuu sheegay Maamulka Banaadir State inuu yahay maamul sharci daro ah isla markaana aanan wakiil ka ahayn gabalada uu sheegay in uu matalayo ee Banaadir Shabeelaha Dhaexe iyo waliba Shabeelaha Hoose.

Sidoo kale wuxuu sheegay in maamul gobaleed ay noqon karaan labo gobal iyo wixii ka badan laakiin aysan maamul noqon Karin wax intaasi kayar waxaa sida uu sheegaye.

Bashiir Maxamed Agaasimaga guud ee wasaarada arimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa wuxuu hadalkiis intaa uu ku sii daray maamul uusan waxba ka ogayn dowlada in aanan xiligaan wixii ka danbeeya lagu dhawaaqi Karin.

Hadalkaan ayaa wuxuu ku soo adayaa xili dhowaan lagu dhawaaqay maamul la magic baxay Banaadir State kaasi oo sidoo kale doortay madaxweyne iyo waliba Madaxweyner ku xigeen sidoo kalana waxaa maamulkaasi uu dhameestiray xubnaha baarlamaanka.

RBC Radio

Xafiiska wararka Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol,This is a personal opinion and not that of government beside the guy is from galmudug and has no right to speak about shabelle or banadir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol....my good friend...Somali referee, Gen. Bashiir Goobe is from Galmudug? I thought that Muqdisho annagaa leh ended in 1992.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;802249 wrote:
Lol....my good friend...Somali referee, Gen. Bashiir Goobe is from Galmudug? I thought that Muqdisho annagaa leh ended in 1992.

clan politics will never end,hadii aanan leys indho tireyn.clan is what makes us.it unites and divides.waa iska caadi.ninka ku dhaho qabiil aan iska dhaafno dharbaaxyo wajiga uga dhifo.banadir state will overcome the obstacles sooner or later.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;802303 wrote:
How can banadir state become a clan state if the capital of Somalia is in Banadir dadkanu may walaanyihin horta

It is the job of the federal Gov to solve that issue.The local clans want their rights and that is wax ay xaq u leeyihiin iney ayagu aayahooda ka tashadaan just like every body else.:D:D:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;802303 wrote:
How can banadir state become a clan state if the capital of Somalia is in Banadir dadkanu may walaanyihin horta

saxib ilahay baa meshan naga badbadiyay walahi...alxamadulilah iska oro kana sooco...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Eng.Cadde;802306 wrote:
It is the job of the federal Gov to solve that issue.The local clans want their rights and that is wax ay xaq u leeyihiin iney ayagu aayahooda ka tashadaan just like every body else.
:D
:D:

Not the federal capital it is outside clan influence, it is governed by the parliament of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

somalia

 

You and I know that wont happen.somaliland secession seems likely then keyga anaa leh kaagana kula lihi phenomena.lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

Xamar and any land within 50 km radius from center of Xamar (using Port of Xamar as city center) should declared special federal district that will be governed by the central/federal government similar to Washington DC. I think this radius will encompass Afgooye as it is only 30-35 km from Xamar, so special modification will be needed in that case. Otherwise this clan-based state madness will engulf Xamar in flames for eternity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raamsade

 

 

Who will declare it a federal? and what would the locals feel if they are told their degaan belongs to all other clans?There should be a careul plan that satisfies both the federal state and the local clans,otherwise waa jug meeshaada joog.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX

 

There is no place in somalia that belongs to all clans and if the locals insist on wanting their clan state in banadir,it should be moved to some other place or an agreement should be reached to satisfy the locals.it aint a rocket science.however,unilateral declaration of phantom federal entity with out consultation with locals isnt gonna to have any effect.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this