Sign in to follow this  
Saalax

Saylaci oo uu Jawaabay Sheikh sharif

Recommended Posts

Salax sh sharif wax u aqoonsaday ba iska yar mid ba suaal weydiye markasa la weydiye sadex gobol maad tihin markasu yidhi haa markasa lugu yidhi shuruudihi baad buuxisay wa iska dee sheeko meel mari weyday wa suaal la hor dhigay sharifka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;796221 wrote:
Salax sh sharif wax u aqoonsaday ba iska yar mid ba suaal weydiye markasa la weydiye sadex gobol maad tihin markasu yidhi haa markasa lugu yidhi shuruudihi baad buuxisay wa iska dee sheeko meel mari weyday wa suaal la hor dhigay sharifka

 

You might be right. The SSC folks are known for misinterpreting answers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jawaab wanaagsan buu siiyay hadduu wax ku qaadanaayo.

 

''Somaliland baan sifaheeda guud iyo sumaddeeda gaarkaa salka kuu dhigaya, sawraceeda guud baan qalin kuugu saxayaa''

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somalina;796220 wrote:
Waa siyaasad waxani, cadaawad ma ji
dh
o walaal.
:)

waan gartay, way iska soo bixi ariintu bilaaha soo socda. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Saylici Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Sheekh Shariif.

 

Hargeysa (Ramaas) Feb, 28, 2012- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha dawlada ku meel gaadhka ee fadhigeegu yahay Magaalada Muqdisho Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaas oo sheegay in uu aqoonsaday maamulka Khaatumo State oo lagaga dhawaaqay degmada Taleex ee gobolka Sool.

 

Saylici ayaa hadalka ka soo yeedhay Shariif-ka ku tilmaamay mid aan qiimo lahayn, isla markaana uu ku muujiyay cadowtinimada uu u qabo Somaliland waa sida uu hadalka u dhigaye, waxaana uu ku eedeeyay in uu burburinayo guusha Somaliland ee muuqata, laakiin aanay taasi suurtagal ahayn.

 

Waxa uu sheegay in gobolada Sool iyo Sanaag ay ka mid yihiin Somaliland oo aanay muran geli karin, iyada oo aanay jirin cid shaki gelin kartaa, waxaana uu Sheekh Shariif ujeediyay in uu joojiyo hadalada aan loo miidaan dayin.

 

“Waxaan umalaynayaa guusha Somaliland ee soo muuqata in uu ku burburinayo, taasina wax suuragalaya maaha, Sool iyo Sanaag waa gobolo ka mid ah Somaliland, cid walba markhaati bay ka tahay caalamkuna wuu caddeeyay maanta Somalinad iyo Soomaaliya waxa ka dhexeeya, waana laga wada hadli doonaa”ayuu yidhi Saylici

 

Toddobaadkan ayuu Sheekh Shariif si cad u sheegay in uu taageersan yahay kooxda Khaatumo State oo uu tilmaamay in ay buuxisay shuruudihii looga baahnaa maamul goboleed,maadaama gacanta ku hayso saddex gobol, iyada oo ka noqonaysa maamulada hoostagaya dawladiisa oo wakhtigeedu dhacayo bisha August ee sannadkan.

 

 

 

Ramaasnews Desk

 

Hargeisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this