Saalax Posted February 28, 2012 Mudane Ka Tirsanaa Baarlamaanka Dawladda Somalia Oo U Soo Galay Somaliland, shaacana Ka Qaaday In Beeshiisu Ay Ku Roon Tahay Dhinaca Somaliland (Hadhwanaagnews) Tuesday, February 28, 2012 Mudane Ka T irsanaa Baarlamaanka Dawladda Somalia Oo U Soo Galay Somaliland, shaacana Ka Qaaday In Beeshiisu Ay Ku Roon Tahay Dhinaca Somaliland Hargaysa(HWN) Waxa maanta magaalada hargaysa dib ugu soo laabatay Xildh: Maxamed Cabdi Cige oo ka mid ahaa xildhibaanada golaha baarlamaanka ee Somalia kana soo horjeeday gooni isu taaga Somaliland balse hadda ka soo noqday fikirkaasi ka dib markii uu cafis ka helay madaxweynaha somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Haddaba waxa Maxamed Cabdi Cige kaga hortagay garoonka diyaaradaha ee magaalada hargaysa La taliyaha Madaxweynaha ee arimaha bulshada Barkhada Jaamac Xirsi boqorka , Salaadiinta Beesha deegaanka Daami , Xildhibaanka Golaha Deegaanka ee Beeshaasi, shaqaalaha Madaarka iyo dadweyne kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 28, 2012 http://hadhwanaagmedia.info/detail.aspx?id=59639 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted February 28, 2012 I think he is suffering from the Uncle Qawdhan syndrome. And now he is trying to establish himself as an important figure by having been one of 550 MPs in a corrupt parliament Only in the secessionist region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted February 28, 2012 Loooooool @ Beeshiisa, very predictable. The man would have made more sense had used rational reasons to support his case but he spoke like a clan warrior. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 28, 2012 He knowledged his group is better off in Somaliland than Somalia which is a good thing.Many of the misguided MPs, Ministers of Somaliland origin in Koonfuria might follow suit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted February 28, 2012 Qandalawi, its not predictable at all actually, because he isnt from the SNM clan, rather hes from beelaha la takooro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qandalawi Posted February 28, 2012 ^Whatever he is, all I said was the man's line of talk was 'my clan' That is not the kind of sensible argument one excepts especially if one is supporting a ridiculous motion as secession. So his argument is 'My clan is better off seceding' loooooooool, that's humorous. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abdul Posted February 28, 2012 The chances of him keeping his bogus position in Somalia after august is very slim so he plays his other card.Nothing new in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 28, 2012 Welcome back home hadu saaxiga keeney Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Hermet Posted February 29, 2012 Saalax;796131 wrote: Mudane Ka Tirsanaa Baarlamaanka Dawladda Somalia Oo U Soo Galay Somaliland, shaacana Ka Qaaday In Beeshiisu Ay Ku Roon Tahay Dhinaca Somaliland (Hadhwanaagnews) Tuesday, February 28, 2012 Mudane Ka T irsanaa Baarlamaanka Dawladda Somalia Oo U Soo Galay Somaliland, shaacana Ka Qaaday In Beeshiisu Ay Ku Roon Tahay Dhinaca Somaliland Hargaysa(HWN) Waxa maanta magaalada hargaysa dib ugu soo laabatay Xildh: Maxamed Cabdi Cige oo ka mid ahaa xildhibaanada golaha baarlamaanka ee Somalia kana soo horjeeday gooni isu taaga Somaliland balse hadda ka soo noqday fikirkaasi ka dib markii uu cafis ka helay madaxweynaha somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Haddaba waxa Maxamed Cabdi Cige kaga hortagay garoonka diyaaradaha ee magaalada hargaysa La taliyaha Madaxweynaha ee arimaha bulshada Barkhada Jaamac Xirsi boqorka , Salaadiinta Beesha deegaanka Daami , Xildhibaanka Golaha Deegaanka ee Beeshaasi, shaqaalaha Madaarka iyo dadweyne kale. Welcome home...Somalia waxba ma yalo saxib, gajo iyo dagal moyaan...inshallah walaleheen ha ka saro lakin, Somaliland ba boqol goor danta...:cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted February 29, 2012 Hargaysa(HWN) Waxa maanta magaalada hargaysa dib ugu soo laabatay Xildh: Maxamed Cabdi Cige oo ka mid ahaa xildhibaanada golaha baarlamaanka ee Somalia kana soo horjeeday gooni isu taaga Somaliland balse hadda ka soo noqday fikirkaasi ka dib markii uu cafis ka helay madaxweynaha somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. He must have been homesick...Silanyo has excommunicated unionist, especially the ones who don't belong in "Besha Dhexe" Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted February 29, 2012 london conference has changed him,smelled coffee somaliland is accepted...opportunist ...he found out no money for parliament after august. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 29, 2012 Smart azz ... he knows the tide has changed and he is following. Good decision ,, others will follow Quote Share this post Link to post Share on other sites