Sign in to follow this  
Somalia

President Faroole and PM Abdiweli Gaas at London Event (Pictures)

Recommended Posts

Somalia   

GAROWE ONLINE

 

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa magaalada London kula kulmey xubno ka tirsan jaaliyada reer Puntland ee UK xaflad siweyn loo soo maamuley.

 

ka sokow xubnaha Dr.Farole ku wehelinayey safarkiisa London sida Wasiirka arrimaha gudaha Gen.Cabdilaahi Axmed Ilkajiir ,waxbrashada Cabdi Faarax Juxa,gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Dr.Maxamed Xasan Barre oo joogey kulanka ayaa haddana waxa ka soo qaybgalay raysal wasaaraha Somalia Dr.Cabdiweli Maxamed Cali iyo weliba ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Somalia Dr.Augustine Mahiga.

 

Garowe Online waxay akhyaarta ku xiran halkan ugu soo gudbineysaa sawirada xafaldii 25, feb ka dhacdey magaalada London ee xarunta UK.....Daawasho Wacan.

 

 

IMG_1057.JPG

IMG_1066.JPG

IMG_1072.JPG

IMG_1100.JPG

IMG_1105.JPG

IMG_1102.JPG

IMG_1108.JPG

IMG_1119.JPG

IMG_1123_1_.JPG

IMG_1124.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^^^ This is what Somali Unity looks like in the world of baxland. :cool:

 

"we want somali unity"...hahahah

 

how many pirates attended the shariff meeting??

 

I bet if he heild from pirate-land more of you would have attended...am i right???

 

Somali Unity my A**....:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke it looks like the "president" brought his own curtains from Garowe. Its a shame he couldnt get the plastic chairs through customs and the pink wallpaper right...:cool:

 

hahah...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this