Sign in to follow this  
Che -Guevara

Sheikh Saciid Atam Joins Al-Shabaab

Recommended Posts

Xoogaga Buuraha Galgala oo si rasmi ugu dhawaaqay inay la midoobeen Shabaab

 

Xoogaga ka howl gala Buuraha Galgala ee dagaalka kula jira Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay ku biireen Al-Shabaab oo dhowaan iyadana ku biirtay Ururweynaha Al-Qaacida.

 

Kooxdan saldhiga ku leh Buuraha Galgala ayaa sheegatay inay heshiis la galeen Amiirka Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane Abuu Zubeyr.

 

Cod laga sii daayay Idaacada Afka Shabaab ku hadasha ee la yiraahdo Al-Andulus ayaa waxaa Sarkaalka ugu sareeya Xoogaga ku jira Buuraha Galgala oo lagu magacaabo Yaasiin Khaalid Cismaan (Yaasiin Kilwa) uu sheegay inay ku biireen Al-Shabaab.

 

Ninkan oo aan horay saxaafada laga maqlan ayaa waxaa uu soo dhoweeyay ku biiritaankii Al-habaab ee Ururweynaha Al-Qaacida, kaasoo uu ku tilmaamay guul weyn oo Muslimiinta ay gaareen.

 

Yaasiin Kilwa ayaa sheegay in hadii ay yihiin dagaalyahanada ka howl gala Buuraha Galgala ay goosteen inay heshiis ku biirid la galaan Shabaab, isagoo qodobada uu ku aqriyay Luqada Carabiga ah.

 

“Anigoo ah Yaasiin Khaalid Cismaan (Yaasiin Kilwa) amiirna Mujaahidiinta Buuraha Golis, waxaan heshiis la galeynaa Amiirka Shabaab Sheekh Mukthaar Abuu Zubeyr”ayuu yiri Yaasiin Kilwa oo intaa ku daray inay sii wadayaan dagaalka ay kula jiraan Maamulka Puntland.

 

Maamulka Puntland ayaa horay u qiray in waxa ay kula dagaalamayaan Buuraha Golis ay ka tirsan yihiin Shabaab, iyadoo tani la mid noqoneyso sida Shabaab ugu biireen Al-qaacida oo horay xiriir dhow ula lahaa.

 

Halkan ka dalaco wararka dhan Halkan Riix

 

http://www.jowhar.com/?p=300

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Neither SL nor PL can exert power on this this region since they're perceived as clan-based entities. The stability of Bosaaso environs is largely due to the peace-loving inhabitants of the region. I believe the United States should support a local administration in Sanaag & Haylaan & Western Bari a.k.a (Maakhir ) regions. The only effective solution is to help local efforts and local administration program that's independent of both PL & SL. Likewise, the newly formed Khatumo state needs political[/] support and less intervention from the SSDF/SNM found admins.

The two track policy is just for that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Nassir.. think dynamics change at the moment Atam announces he joined AS by extension AQ. He's no longer a man protecting his tribe's land and resources...bad move on his part and the tribe has to make difficult choice. Forces more powerful than Pland and Sland will get involved but I assure these administrations will milk it to the max specially Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne, I don't think this is true. I remember the same thing one or two years ago and the only source was the "Paltalk" :D

 

The Atam guy came back with a full force this time and the only option for faroole is to spread such propaganda to win some external support. Wait until another interview of the guy comes to air.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;794614 wrote:
Xoogaga ka howl gala Buuraha Galgala ee dagaalka kula jira Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay ku biireen Al-Shabaab oo dhowaan iyadana ku biirtay Ururweynaha Al-Qaacida.

I thought he already admitted that they're part of Al-Shabaab and Al-Shabaab is part of them. Source: Sh. Attam oo Xaqiijiyey in uu Ka Tirsan Yahay Xarkada al-Shabaab - 26 Luulyo, 2010.

 

Middeeda kale goorma ayey Somaliland iyo Atam is dagaaleen, ayagaaba lagu eedayn jirey in ay taageeraane?

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Che -Guevara;794635 wrote:
^Nassir.. think dynamics change at the moment Atam announces he joined AS by extension AQ. He's no longer a man protecting his tribe's land and resources...bad move on his part and the tribe has to make difficult choice. Forces more powerful than Pland and Sland will get involved but I assure these administrations will milk it to the max specially Faroole.

That's why a regional admin is essential thus building up the momentum against this destructive group.

Remember it was the UNISOM backed local admin in Sanaag region that purged the al-Itahad out of Laasqoray in 1993.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NASSIR;794653 wrote:
But Let's wait & confirm this News.

The story might made-up but its true that he's part of Al-Shabaab. Ahmed Godane's gangs openly backed him in 2010, and we shouldn't take that lightly.

 

But if this story is true, Faroole, Siilaanyo and 10 other people like it ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this