Sign in to follow this  
Saalax

Support UN Membership of Somaliland Republic

Recommended Posts

Abwaan   

Taleexi;794805 wrote:
Cakuye Abwaanow ma waaxda sirdoonka baad u shaqaysa ... Odayga iska daa homesick iyo waxyaabo kale baa isugu darsamaye.

Lol Taleexi, inuu dal-tabyooday ma iyadaaba qarsoon:) diyaaradda Turkish airlines baa Muqdisho flights billaabaysa in March ee kursi baan uga qaban duqa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Anna igu halee xayn ku soo dhoweysa Adan Ade International Airport inaan diyaariyo. Intaa ka dibna dacalada bilicdasan ee Xamar lagu wareejiyo si uu u ogaado in uu intan oo dhan qar jafayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;794817 wrote:
Anna igu halee xayn ku soo dhoweysa Adan Ade International Airport inaan diyaariyo. Intaa ka dibna dacalada bilicdasan ee Xamar lagu wareejiyo si uu u ogaado in uu intan oo dhan qar jafayey.

Taasi waa arrin wanaagsan. Bal halla weydiiyo goortii ugu dambeysey, babaay,beedaan iyo isbaandhees? Mise maba yaqaan?:)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this