Sign in to follow this  
Aaliyyah

Cuqaasha Beelaha waqooyi galbeed iyo wasiirkoodi Duur oo Dagaal Gudoonsadey

Recommended Posts

Somaliland political culture is that the elders in the republic have a say in solving the daily difficulties in the society and they are always asked for their advise in the country not a single elder called for war they merely called for the protection of the country. Listen to the first elder he says we advice the government not to wage war we never support war we need to find a peaceful solution his words. Now compare him to garaad selebaan Taleexi's uncle who called for a jihaad who is the warmonger here we have a tribal chief calling for a holy war smh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^walahi I suggest you get some help! thats all I can say!! nothing more nothing less. Your cuqaal called for war..protection of a country kulaha? Somaliland is not a country..And khaatumo State has the right to make its own maamul..mid ka madaxbanaan your ONE-CLAN state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Ahahha ... Good try yaa Xaaji ... Nabad xaaraan ah haysta..... nevertheless Khaatumo is here to stay and will never compromise its birthright to self-determination. And it will never be ruled from Hargeisa ,,,,,, all in all what part of Khaatumo's rejection to your enterprise you don't understand.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ haba isku xijin in aad wax fahamsiisid...the apple doesnt fall far from the tree..awoowyaashi cuqashaas lugu shegayo ayuu la saftay. Wuxu odey da' fahmi wayey miyaan xaaji ka sugaya in u ufahmo..

 

and like you stated Khaatumo is here to stay...KHAATUMO STATE OF Somalia NOOOOLOW OO WALIGAA JIR. Midnimo , GUUUUUUL iyo Horumar!!!!!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

"Dagaal wiil kuma dhashee, wiil baa ku dhinta". Mase ogtihiin in kuwa wax dilaya ee dhiigga islaamka daadinaya aad dembiga la leedihiin haddii aad taageertaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaaliyaah my dear sister waad yara qiireysantahay bal horta qiirada qaad oo intad qaadid albaabka kabadka fur qiirada ku so rid so noqo kumbyuutarka dib u fadhiiso marka aynu wada hadalno. Khaatumo lama diidana wa baahi ay dad sameyeen waxa marka la sugaya siday uga midho dhaliso hamigeeda Khaatumo wa sidu professor cali khalif sheegey wa in anu wada hadalno dawlada Somaliland waxba laga ma qabo miiska wada hadalka wa furanyahay gogashi madaxweyne silanyo wa taalaa waxan aminsanahay inaynan waxba isku diidaydan.

 

Taleexi nabad wa inay bulshadu ku wada noolaadaan khaatumo na cidi ma diidana haka dhigin in khaatumo cidi diidayso adeer, Self determination walo bahanyahay laakin muxu ku dhisanyahay ma qiiro ma qabil ma jufo ma qurba joog ma cadho ka timi mamuulka garowe ma meel kale ma tabasho dhanka Somaliland Bal weynu eegi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Abwaan;794808 wrote:
"Dagaal wiil kuma dhashee, wiil baa ku dhinta". Mase ogtihiin in kuwa wax dilaya ee dhiigga islaamka daadinaya aad dembiga la leedihiin haddii aad taageertaan?

Abwaan ku mahadsanid taladaada balse dadka gardaran waa in af iyo adinba lugu joojiyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Aaaliyaah my dear sister waad yara qiireysantahay bal horta qiirada qaad oo intad qaadid albaabka kabadka fur qiirada ku so rid so noqo kumbyuutarka dib u fadhiiso marka aynu wada hadalno. Khaatumo lama diidana wa baahi ay dad sameyeen waxa marka la sugaya siday uga midho dhaliso hamigeeda Khaatumo wa sidu professor cali khalif sheegey wa in anu wada hadalno dawlada Somaliland waxba laga ma qabo miiska wada hadalka wa furanyahay gogashi madaxweyne silanyo wa taalaa waxan aminsanahay inaynan waxba isku diidaydan.

you seem to contradict yourself sxb..kulaha @ Khaatumo Lama diidana...daawo videogaas mise waad is indha tiri..cuqaashaada iyo wasiirkaaga duur waxay dhaheen "ma yeelano" oo way diidanyihiin. Runtiina ogolaanshihin iyo diidmihina cidna waxba kama dhimayo oo yaa ni waydinaya in aad wax ogolatiin....

Do you have some kind of memory issues Mr Xaaji, just now in your previous post you were justifying your so called cuqaal's postion saying "they called for a protection of a country"..hadana waxa leedahay hala fadhistaan somaliland oo waxad iska dhigi nin nabad doon ah??...do you see yourself sxb...waxa tahay laba wajiile hadalkiisu qumaneen macna badan ku fadhiyin

Tan kale Cali khalif wuxu yidhi ha badalin..wuxu yidhi "anago cali gari ah yanan isku askariyeen" maahmaahdaas macnaheeda ma taqana mise waan ku kala dhigdhiga..macnaheed waa anagoo laba qabiil yaah yanan midna midkale kale dawlad weyn yuna iskaga dhigin. Wuxu yidhi sidi laba dawlad ayaan u wada hadlana..Marka dawlada Khaatumo State in aa ka soo horjedaana videogan ayaaba cadeyey oo "ma yeelano" xita odayashini cuqaasha isku shegayey ku qayliyeen..marka nabada iyo fadhiga cida diidan ee askartoodu dhul ee leeheen jooga waa reerkaaga..Marka ama reerkaaga dulmigay wadaan qir..ama dee sheeko xariir ah ayaad mesha ku haysa halkan inogu kala wada anuu kolay gidaar lama hadlaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaaliyaah again wa inad fahantid meeshan siyasad ba ku dhehan wuxu maha black and white khaaatumo cali khalif Axmed karaash muxu uga dhigay madaxweyne mamuul wa ina tolka la isu ururiyo muhimadu wa intaas mamuul beeleedki garowe na laga so guuro. Waan ogahay waxay mah mahdu ka dhigantahay wa waxa lo Sameyey sadex madaxweyne in aan la isu cali gariyen Eeg Aaliyaah Qabilka dusha uun baad ka taqana laakin hoosta ayey u dhadhacaysa gudaha la isla galaya Madaxweyne Biindhe oo ka so jeeda deegaanka Boocaame. Madaxweynaha kale oo buhoodle ka so jeeda Mr Indhosheel, iyo Axmed karaash oo Xudun ka so jeeda, Wa sadexda aarda the Garaad clan wax u qeybsadan beesha la ururinaya Aaaliyaah wa inad fahantiid hadalka ku suntan Professor Cali khalif galaydh, Odayadan aad ka hadlaysid eeh la waydiyey hadalkooda waxa weye uun in the masses la tuso in dawladu wax ka qabanayso arinta khaatumo the ordinary citizen of Somaliland adiguna waxad u haysata jihaad in lugu jiro Aaaliyaah stop listening to Garaad selebaan. Hada in two months time wax badan ba kala cadaanaayaa waad arki doonta professor cali khalif will return back from Europe back to the motherland nimankan G9 la baxay waxyaalo kheyr badan bay so wadan oo la doonayo in beesha lo sameyo hogaan adag oo ka turjuma markay cid la hadlayaan wana arin wanaagsan. Madaxweyne Siilaanyo hawlo badan bu ku maqanyahay isaga iyo cali khalif na wa wada hadleen xita inti aan shirka ba la isla tegin magaalada taleex.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ bartii baad tagantahay oo kuguma xiqayo madaxwaynayaasha khaatumona shaqo ku quseesa ma aha meelahee kasoo jedaan ama sababta lo doortay. Xita hadii ee tahay in la isku uruuriyo tolka ma sheeko ku taala, wax kaaga shan iyo toban ah baa iska yar. Mise waad ka xuntahay.

 

Silanyo mamulkisa iyo mamulka Khaatumo way wada fadhisanayaan hadii askartina dulmidoonka ka saaratiin SSC regions. Hadii aad ka saari weydaan oo dagaal dorataana, dee dagaalkas waa mid aad idinku dhaliseen. Nabad baan rabna iyo shekada beenta ahna dee waxay noqoni mid aad afka uun ka dhahdaan laakin ficilkinu si kale noqday waana calamada munafiqiinta.

 

One final point before I leave, Khaatumo State is here to stay Xaaji and your state "waqooyi galbeed" will always be part of Somalia. So say goodbye to your "Somaliland dream" because t is not viable.

 

or you can choose to "keep dreaming" and you can keep supporting the unjust war that your clan started on your neighbors. I would careless.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Taleex most of them are like talking to a wall - anyways shekada somaliland way ku tagtay oo 20 sano ka badan bay khurafad isku shekenayeen iyo inay umad kale khasbaan oo dhulkeeda sheegtaan marka uma maleenayo in aan wacdin karo. Nin ama laba nin way qaldamaan lakin cuqashoodi ku sheeg hadii ay dagaal iyo qalad siyasiyiintoodi kula raceen faraha in aan ka qaado baa la qaatay..

 

Khaatumo horumar wacan bay gaadhay oo laga so noqoneen oo waa maamulka tashtay marka nacnacdooda maxaan uga baahanahay.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this