Sign in to follow this  
AsadSL

MaashaAllah Reer Somaliland UK!

Recommended Posts

AsadSL   

I never seen so many somalis in one place. Biggest Demonstraion ever done by african peoples in london record was in may 18 2011 and that record was broken. Somaliland dadkeeda Aqonsiga Dowladnimo. Somaliland wa ino lo dadalaa.

428162_10150628797984106_328046899105_89

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;792763 wrote:
I repeat ------> Maasha Allah...soon to be reer Soomaaliya again:)

Maan fahmin reer Somalia again? i don't see reer Somalia in the pictures war ma waxba ii dhaafay?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;792774 wrote:
Maan fahmin reer Somalia again? i don't see reer Somalia in the pictures war ma waxba ii dhaafay?

Kuwaan ma aragtid miyaa? Horta macalankii Talyaanigay ruxayaan, maxaa loo lahaa Waqooyi Talyaani lagama jecla.Dad calankoodii iyaga googoobayo iyana riwaayado kale iyo dhalanteed ku mashquulay. I have not heard the UK goverment stating tha they have invited dowlad Somaliland la yiraahdo...

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;792793 wrote:

Adeerow Somaliland calan u gaar ah bay leedahay Madaxweyne u gaar ah bay leedahay kuxigeen u gaar ah bay leedahay ciidan iyo boolis gaar ah bay leedahay halgan iyo taarikh u gaar ah bay leedahay odayaal dhaqan u gaar ah bay leedahay gola barlaaman iyo gola guurti bay leeyihin , Waxan oo dhan iyaga sameystey wa na rabitaanka shacabgooda yar iyo weyn dalka iyo dibada wey ka mideysanyihin. Marka cid ay u joojinayan ma laha dadkanu caruur iyo ciiroolobe.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;792798 wrote:

XX....annagoon isku ciyaarayn, baasaboor noocee ah uu Siilaanyo, London ku yimid. Shariif Axmed, Sharif Xasan, Caalin iyo Faroole waxay wataan baasaboor Soomaaliyeed....there nothing such as Somaliland Passport ay cidi Visa ku siinayso, UK confirmed inay hal Waddan oo Soomaaliya la dhaho aqoonsan yihiin!

Share this post

Link to post
Share on other sites

AsadSL;792768 wrote:
^ Maskin go to the anti somaliland one tomorrow they need the numbers.

i seen somalia demo's saxib they get like 2 people like duke and aliyah..and after 3 hours they go home when they feel lonely.

SOMALILAND HA NOLATO...we never got it for free hundreds of thousands died for it, we stand ready to die for it, till the last Somalilander :cool:

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;792809 wrote:
XX....annagoon isku ciyaarayn, baasaboor noocee ah uu Siilaanyo, London ku yimid. Shariif Axmed, Sharif Xasan, Caalin iyo Faroole waxay wataan baasaboor Soomaaliyeed....there nothing such as Somaliland Passport ay cidi Visa ku siinayso, UK confirmed inay hal Waddan oo Soomaaliya la dhaho aqoonsan yihiin!

no somaliland passport huh.... whats this??

http://www.flickr.com/photos/a-weidinger/6413215479/

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this