Sign in to follow this  
Siciid1986

UK Foreign Secretary William Hague Meets President Silanyo

Recommended Posts

LOL is this the surprise folks were telling us to watch out for. So you mean to tell me PM David Cameron sat down with diaspora groups and even a Universal TV interview, but didn't have time to meet the President?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Mr David Cameroon Ra`iisal Wasaaraha Ingiriiska oo Madaxweyne Siilaanyo Ku Qaabilay Qasrigiisa Xilli Banaabaxayaasha Reer Somaliland Ay Mudaharaad Ku Muujinayeen kuna Taageerayeen jiritaanka iyo Qaranimada Somaliland Aqalka Ra`iisal Wasaaraha Hortiisa

 

London/ToggaHerer 22 Feb 2012

 

Ra`iisal wasaaraha Wadanka Ingriiska Mr David Cameroon ayaa si gaar ah ugu Qaabilay Xafiiskiisa madaxweynaha Jamhuuiyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Siilanyo Iyo Waftiga uu Hogaaminayo oo ku sugan Wadanka Ingriiska gaar ahaan Magaalada London.

 

Kulanka Madaxweynaha Somaliland iyo Ra`iisal Wasaaraha Ingriiska Mr David Cameroon ayaa ku Beegmay Banaabax Aan Abid noociisa Hore loo arag oo ay Dhigayeen Jaaliyadaha Somaliland ee Wadanka UK Xilli uu Ra`isal Wasaaraha Ingiriisku la kulmayay Madaxweynaha Somaliland.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Siilanyo ayaa isaga oo ay Wajigiisa ka muuqato farxad aad u badani Waxa uu salaan Gacan qaad ah la dhex maray Banaanbaxyaashii reer Somaliland oo Tiradoodu kor u dhaafaysay Kumaanaan kun Banaabaxayaasha oo ku dhawaaqayay Ereyo Ay ku taageerayaan Jiritaanka iyo muqadasnimada Qaranimada Somaliland.

 

Kulanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ra`iisal Wasaaraka Ingriiska ayaa ahaa mid ay kaga wada hadleen arrimo Badan oo taabanaya Iskaashiga u dhaxeeya Labada Wadan ee Somaliland iyo Ingriiska.

 

Geesta kale Waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland la kulamy Galinkii hore Wasiirka Horumarinta iyo Iskaashiga Wadanka UK Mr Andrew Michel .

 

Warqabadka ToggaHerer

London

UK

Share this post


Link to post
Share on other sites

GoldCoast;792838 wrote:
LOL is this the surprise folks were telling us to watch out for. So you mean to tell me PM David Cameron sat down with diaspora groups and even a Universal TV interview, but didn't have time to meet the President?

 

BBC Soomaali, too. They had 'exclusive' wareysi of him that was broadcast today.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

General Duke;792749 wrote:
Siilanyu came to him in London, while he went to meet Sharif in Mogadishu. That is the difference lads...

So by your logic when President Abdullah Gul of Turkey visited Cameron in London last November that was a sign that the Brits don't respect him too?

http://www.guardian.co.uk/politics/wintour-and-watt/2011/nov/21/turkey-recep-tayyip-erdogan

 

Please let's not grasp at straws. The fact that Cameron and Hague both called and sent formal letters to Silanyo trying to convince him to come to London definitely signifies the importance they hold for Somaliland...also the announcement of £105 million of aid to SL and the UK minister for Africa addressing Somaliland's parliament doesn't hurt too

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Sage;793033 wrote:
So by your logic when President Abdullah Gul of Turkey visited Cameron in London last November that was a sign that the Brits don't respect him too?

 

Please let's not grasp at straws. o

article-1299213-0A95EEBF000005DC-660_468

David Cameron in Turkey meeting Erdogan August 2010.. Calling for Turkey to be admitted to Europe..

http://www.dailymail.co.uk/debate/article-1299213/Peter-Hitchens-disturbing-picture-growing-repression-heart-Eurabia.html

 

Alas poor lad, Hague did not visit Hargaysa even once, nor did Hague open an Embassy in Hargaysa. Thus try again

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this