Sign in to follow this  
NASSIR

Chairman of Sanaag Elders Council accuses Puntland of Corruption Breach of Trust (Audio)

Recommended Posts

NASSIR   

Feb 19, 2012,

 

Garoowe;(SPR) iyada oo Cuqaasha iyo wax garadka gobolada Sanaag, Hayland iyo galbeedka gobolka Bari ay ku cel celiyaan in degamadaasi ay ku dulman yihiin maamulka Puntland.

 

Waxana sidoo kale ay cuqaashu ka dhawaajiyeen wada shaqayn la,aan ka dhex jirta maamulka Puntland iyo wax garadka goboladaasi, taasi oo ay ku eedeyeen ma,suuliyiinta sare dawlada iyo wasiirada deegan ka soo jeda ee ka tirsan maamulka puntland.

 

Hadaba Afhayeenka cuqaasha gobolada Sanaag iyo Hayland Faysal Cabdilaahi Faatax ayaa amuurahaasi uga waramay Idaacada Bulshada Soomaaliyeed isaga oo jooga magaalada Garoowe ee caasimada maamul gobleedka Puntland.

 

 

Halkan ka booqo wareysigaas : Somali Public Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this