Sign in to follow this  
NASSIR

Communique by the Maakhir Diaspora in Kuwait

Recommended Posts

NASSIR   

Feb 18, 2012

 

ASalaama caleykum,

 

Anagoo ah wax garadka iyo odayaasha jaaliyadda maakhir eek u dhaqan Kuwait waxa aanu si weyn u taageeraynaa cid kasta oo degaanka Maakhir horumarkiisa ka shaqaynaysa, waxa aanu si gaar ah u taageersnahay barnaamijka iyo qorshaha horumarineed ee uu bishii la soo dhaafay la tegey degaanka aqoon yahan Faysal Axmed Yuusuf [Xawar), waxa aanu cambaaraynaynaa cid kasta oo ka hortimaadda maslaxadda caamka ah, dadka caadaystey markii wax umadda dan u ah la soo hadal qaado ku andacoonaya haddii aannaan ka dhex muuqan ma ogolin, waxaa aanu ku boorinaynaa dadka wax garadka degaanka iyo odayaasha in laga hor tago meelna looga soo wada jeesto dadka danaha gaarka ah wata ee maslaxadda umadda is hortaagaya, in aynu ka xorowno caadada xun ee ah “looma dhamma ” oo ah tan inna ragaadisay dadkana inaga reebtay.

 

kuwait.jpg

 

Xubnaha baaqan taageerada soo saaray waxa ay kala yihiin:

 

1. Oday Xuseen Muuse Jaamac

2. Axmed Jibriil Qablan

3. Naasir Yaasiin Sheekh Saalax

4. Ismaaciil Saciid Bootaan

5. C/rasaaq Cali Maxamed

6. Cali Maxamuud Cali Bayr

7. Cisaam Xuseen Muuse

8. Saciid Ismaaciil Himbool

 

Waxaanu ilaahay uga baryeynaa in uu umadeenna niyadeeda isu soo jeediyo oo dantooda tuso meel ay joogaan.

 

 

Guddiga Jaaliyadda Maakhir ee Kuwait

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Indeed Abti but some are against this project. They don't see the long-term benefits. Waxaa kaliya oo u muuqata ninka mashruuca hogaaminayo laftiisa. Waa waxa na habsaamiyey. Very sad!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Waxaanu ilaahay uga baryeynaa in uu umadeenna niyadeeda isu soo jeediyo oo dantooda tuso meel ay joogaan.

 

Aamin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rudy, that mission was completed successfully centuries ago Abti.

 

Very disappointed with Faisal on this issue, he should have been very specific on what he will do for the community in return, but the truth was he does have a plan neither those in the communiqué.

And that is the reason why the community rejected his project. None the less he is and always remains a very important member in Makhir Development Group.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this