Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Unity - From South to North, East to West

Recommended Posts

Taleexi   

Xalku waxaa weeye, bal xoog indhaha u kala fur, XALKU WAXAA WEEYE far waaweyn baan kuugu qoray just in case; In reer Khaatumo, Awdal iyo Maakhir ay guryahooda u madax banaanaadaan idinkuna haddaad tihiin reer Somaliland aad ku ekaataan your golden triangle cities dabadeedna wixii intaa ka danbeeya danaha dadka walaalaha ah ka dhexeeya waa soo dhoweynaynaa, waxaanuna ognahay inaan la kala maarmin balse wixii intaa ka soo hadha halganku wuu soconayaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi xal maad keenin waxad leedahay tuuladayda an ku xidhnaado dabeedna reer taleex iyo reer xudun ba odhanaya anigana meeshayda hala ii daayo garowe iyo laascanood soo may kala danaysan iyago tol ah xudun iyo taleex na wa kala tagayaan ileen qabyalaadu ma joogsato , taleexi xal ma haysid waxad leedahay tuuladayda aan iska dhex fadhiyo. Taleexiyow wax walba reer ha ku salayn reer awdal iyo reer gabiley wa isku umad reer ceerigaabo iyo reer badhan wa isku umad, reer caynabo iyo reer laascaanood wa isku umad dadka halkeed u kala wada :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;788034 wrote:
Abti, afmiishaarnimadii waa dhamaatay. Taas uun baynu isla garanaynaa. Haddaa ma Somaliland baa ummadda xal u ah?

Haaa Somaliland wa u xal sabab Somaliland nabad iyo hormar bay dalka gaadhsiiseey its not perfect laakin wa gurigeeni si aynu u hormarin lahayn wa inaynu ka shaqeyno taleexi. adeer adigu hadaad Nugaal godan isku xiidhid midna isku so xidho hargeysa ama borama ama badhan midna burco iyo caynabo isku so xidho maxaad so kordhisay. Imisa Somali ba ku nool oo ka yimi Somalia oo maal iyo lacag gashaday Somaliland.

Laakin taleexi wuxu leeyahay anigu meeshi taleex la odhan jiray baan iska fadhiyaya inadeeerkay oo garowe joogana ma aqaan inadeerkayga kale eeh badhan jooga ma aqaan, abtigay oo caynabo iyo oog joogana ma aqaan. Halkeed u socota markaas war taleexiyow aniga ii dhegeyso aniga war ino haya aniga haya xalki ugu wanaagsana.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mario B;788040 wrote:
But the 'Somaliland' borders are just a fig of your imagination. You know that well.

The political leaders in Somalia (Puntland galmudug ahlsunna waljamaca and the TFG) accept and recognize the Anglo Italian border Somalia has with Kenya, you should listen to Cabdi cawar when he talks about this issue.

They fully Accept the Italian Abyssinian border Somalia has with Ethiopia. So rejecting the Anglo Italian border Somaliland has with Somalia what should we call that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji, Talo eexeed baad haysaa. Ee xalkaad haysaa xaal ha qaato :). Ta kale qof walba maro rinji waa ku daadsan karaa oo calan ugu yeedhi karaa, dhowr qodob intuu qorona dastuur ugu yeedhi karaa, qariirad photoshop ku sawirona map ugu yeedhi karaa ee baa wal ninka laga badiyo. Koleyba midkeen baa waalane, tolow yaa ina kala saaraya?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;788043 wrote:
Xaaji, Talo eexeed baad haysaa. Ee xalkaad haysaa xaal ha qaato
:)
. Ta kale qof walba maro rinji waa ku daadsan karaa oo calan ugu yeedhi karaa, dhowr qodob intuu qorona dastuur ugu yeedhi karaa, qariirad photoshop ku sawirona map ugu yeedhi karaa ee baa wal ninka laga badiyo. Koleyba midkeen baa waalane, tolow yaa ina kala saaraya?

Kumaan odhan qof walaan ku dayo waxan ku idhi aynu wax wada qabsano Muhimadu wa taas dalkeeni wax so saar wa leeyahay dad ku filan wa leeyahay kheyraad wa leeyahay shacab wanaagsan wa leeyahay.Laakin Taleexi wuxu na leeyahay intan khatumeysanahay dadka walaan baan ku dayanaya taasina dee caqli maha aniga ku miir qaba:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this