Sign in to follow this  
Somalina

Gudoomiyaha xaafada Israac oo la diley, AUN

Recommended Posts

Somalina   

Gudoomiyahan oo lagu magacaabi jirey Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle ayaa lagu toogtey agagaarka shirkadda Galcom.

 

Rag hubeysan oo aan haybtooda la aqoonsan ayaana toogtey waxyar kadib xiligii salaada cishaha.

 

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle oo gudoomiye u ahaa xaafadda Israac wuxuu sidoo kale ahaa isku dubaridaha howlaglo nabad sugid ah oo ay ciidamo madani ahi xaafadaas ka sameyn jireen.

 

Ciidamada Booliska ayaa durbadiiba goobta dilku ka dhacay soo gaarey, waxaana socda baaritaano lagu raad goobayo cidii falkaas geystay inkasta oo aan weli cid loo soo qaban.

 

Ma ahan markii ugu horeysey ee magaalada Gaalkacyo mas’uul xaafadeed lagu dilo, haseyeeshee waxaa 28/8/2011 la toogtey Axmed Cismaan Gaatax oo ahaa gudoomiyihii hore ee xaafadda Israac.

 

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland and galmudug must take actions immediatly,, Duke abti waakula qabaa fikraddada ah ineey shabaab yihiin, waxaan hore ay uu dhacdi al shabaab aana ka danbeeyo wax cusub mana ah Muqdisho ay ka bilaabatay ujeedadana waa in la dilo wixii waxgarad ah long term startegy waa because dadka wax fahmaayo hadii la dilo its easier for shabaab to take controll, list ayaan idin so bandhigaaya dadkii ay al shabaab ku dileen muqdisho siyaasiin ha ahaadaan,dhaqatiir,odayaal etc.

 

1) Colonel Abdulahi Mohamed Warsame “Nero”, Deegaanka Lafoole, Gobalka Shabeelada Hoose. April 2003.(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

3) Captain Mohamed Adan, Dagmada Xamarweyne, Gobalka Banaadir, April 2003.(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

4) Colonel Mohamed Ismail “Gure” Muqdisho 14,March 2004.(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

5) Police Colonel Ismail Haji Osman. Gurigiisa, degmada Howl-wadaag, Gobolka Banaadir, Augoust 14, 2004 (Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

6) General Mohamed Abdi Mohamed, degmada Shibis Gobalka Banaadir September 11, 2004.(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

7) Colonel Ahmed Ugaas “Foodey” Gobalka Banaadir,Octebor 2004. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

8)Colonel Mohamud Abdinur Adan “Bataar”, Degmada Howl-wadaag Gobalka Banaadir, October 26, 2004. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

9) Police General Yusuf Ahmed Sarinle, degmada, Howl-wadaag Gobalka Banaadir,January 23, 2005. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

10) Colonel Hersi Mohamud Omar ”Hersi Dhoore”, degmada Yaaqshiid Gobalka Banaadir, January 31, 2005. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

11) Police Officer Abdullahi Kahiye Ali, Afisyoone,Magaalada Gobalka Banaadir, March 07, 2005. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

12) Police Colonel Mohamed Said Mohamed, degmada Yaqshiid Gobalka Banaadir, may 21, 2005. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

13) Police Colonel Mohamed Osman Coon, Three Biano Gobalka Banaadir, July 31, 2005. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

14) Gaashaanle Sare Mohamed Mohamud Raage (Raage Coon), waxaa dilkiisa gaystey laba nin oo ku hubaysnaa bastoolado kana tirsanaa AL-Shabaab ,Xaafada Tubaweyne Degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir, October 7, 2005.

 

15) Colonel Mohamed Hassan Mohamud “cadaawe” BL lagala dagey Wadada Tarabuunka Gobalka Banaadir, January 21, 2006. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

16) Marine Colonel Abuukar Mohamed Hussien (Abukar Dheere) Degmada Wardhigley Gobalka Banaadir, March 16, 2006. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

17) Guddoomiyaha Dalladda Bulshada Rayidka gobalka Banaadir General Ahmed Jilicow Caddow isgoyska Afarta Jardiino ee Magaalada Muqdisho, October 5, 2007. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

18) Gaashaanle Ali Aadan Diiriye, degmada Xarfo ee Gobolka Mudug June 7, 2010. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

19) Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadii nabadsugidda qaranka Somalia Gaashaale Sare Mohamed Mohamud Sheekh, degmada Huriwaa Gobalka Banaadir, May 30, 2007. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

20) Gaashaanle Sare Farah Abdulle Siyaad (Garam-Garam), Taliyihii hogaanka tababarada ciidamada DFKMG, meel ku dhow Isgoyska Bakaaraha magaalada Muqdisho December 31, 2007. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

21) General Abdi Kahiye (Harag Shabeel), Degmadda Xamar jajab, Gobalka Banaadir, February 25, 2008. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

 

22) Aadan Calasoow (Aadan Amxaar) masjidka iimaan degmada Waabari Gobalka Banadir,October 16, 2009. .(Waxaa dilay Al-Shabaab)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Atirisho   

Al-shabab could be behind these assassinations for all we know. The point is, the Puntland government isn't doing nearly enough. How many people lost their lives so far? this is just getting ridiculous.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;785507 wrote:
^^^Duke just blames it on Alshabaab but i think its some one else

It's definitely Al-Shabaab, I mean who else could it be?! 27561_109534752404699_664_q.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhaqaatiir Caafimaad (Medical Doctors)

 

1) Dr Maxammed Warsame Cali cudurada haweenka (gynecology) laga af-duubtey cisbitaalka hooyada iyo dhalaanka SOS ka dib meydkiisa la heley November 11, 1992.

 

2) Dr Mohammed Musa Sugule MSF Doctor, Kismaayo, Jubadda Hose, December 8, 1992,.

 

3) Valerie Place Nurse, kalkaaliso 23 jir ah inta u dhaxeysa Afogey,Gobalka Shabeelada Hoose iyo Muqidishu Gobalka Banaadir, February 20, 1993.

 

4) Graziella Fumagalli madax ka ah cisbitaal lagu daweeyo cudurka TB ee Marka, Shabelada Hoose,October 22, 1995.

 

5) Dr Ricardo Marques MSF- Portugal, Magaalada Beydhaba, Bay June 20, 1997.

 

6 )Dr Ayuub Sheekh Yarow caruurta (pediatrician doctor) degmada Balcad, Shabelada Dhexe, Septmebar 15, 1999.

 

7) Dr Daahir Sheekh Axmed Raajooyinka (radiology) Mount Sinai, degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, April 28, 2001.

 

8) Dr. Xuseen Muhammad Nur Indhaha (Optical Doctor), la dhashey, MP Shaatigaduud,Iridka cisbitaalka Mount Sinai ee magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir,july 4, 2003.

 

9) Dr Annalena Tonelli dhaqtar cudurada Tuberculosis TB-da, magaalada Boorama, Gobalka Awdal October 7, 2003.

 

10) Dr Cabdi Maxamed Aadan, Magaalada Kismaayo, Gobolka Jubadda Hoose, October 23, 2005.

 

11) Dr Maxamed Muuse Cali, International Medical Corps IMC, Degmada Ceelberde, Goboalka Bakool, June 27, 2007.

 

12)Dr C/llaahi Cali Xalane (Dr Cigaal), Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, October 11, 2007.

 

13) Dr Victor Okumu, Qaliinka haweenka dhalaya (Obstetrics surgeon) (Qarax Gaari shaqaale MSF-Holland), Magaalada Kismaayo, Gobalka Jubada Hoose, January 28, 2008.

 

14) Dr Cumar Max’ed Shiikh Abuukar Indhaha, (Optical Doctor) isgooyska Debka axad,Muqdisho, Gobalka Banaadir March 23, 2008.

 

15)Dr Iid Shire Samatar (Surcad), Hotel Dalmar ee magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, March 25, 2008.

Share this post


Link to post
Share on other sites

(culumaa’udiin)

 

1) Sheekh Axmed Muumin Haaruun khadiibkii Masjika abuu Hureyra, Muqdisho, Gobalka Banaadir, July 29, 2005.

 

2) Shiikh cali mu’adinkii masjidka xareed, March 05, 2007.

 

3) Sheekh Maxamed Sheekh Axmed oo la yaqaan “Kashka” deegaanka Buulo-xuubeey ee Degmada Wadajir,Talaado, March 11, 2008.

 

4) Macalin Dugsi Qur’aan Macalin Yusuf , Garoowe, Gobalka Nugaal January 5, 2010

 

5) DR Axmed Xaaji C/raxmaan ayaa kooxo hubeysani waxaa ay ku dileen masjid ku yaala magaalada boosaaso xili uu ka soo baxayay Saladii Subax 5-tii bishan 12 ee 2011 oo ah Wadaadkii ugu danbeeyay ee ay dilaan kooxadani isla markaana u muuqada in uu biloow u yahay dilalka Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee sida cad u radiyay ama uga hor yimid fikirka Qaladan ee diinta islaamka looga Been sheegayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Peace worker ( nabad doon &sama fale)

 

1)Aabihii nabadda Maxamuud Cali Axmed (Elman), Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, March 9, 1996.

 

4) Project Manager GTZ’s; Florence Cheriuyot, April 19, 2004.

 

5) Cabdulqaadir Yahye Ali Cibaar, Ololeeye nabada madaxna ka ahaa ururka Center for Research and Dialoge CRD, Gurigiisa oo ku yaala X/ Bula Hubey, Magaalada Muqdisho, Gobalka Banaadir, July 11, 2005 .

 

6) U.N Worker; Mohamed Musse Guraage Kismayo, Gobalka Jubada Hoose, October 05, 2005.

 

7) High assistance kalkaaliye sare Cabdi Kheyr kismayo, Gobalka Jubadda Hoose novermber 05, 2005.

 

8) C/qaadir Ciise Farayare, Deegaanka Lugoshow, Degmada Jilib ee Gobolka J/dhexe April 11, 2006.

 

9) Madaxa hay’adda horumarinta iyo nabada ee Kasimayo Ciise Cabdi Ciise Muqdisho, Gobalka Banaadir, March 14, 2007.

 

11) Eng. Max’ed Xasan Kulmiye: Kulmiye oo ahaa madaxa ururka CRD waxa lagu diley Magaalada Beledweyne, Gobalka Hiiraan, June 22, 2008.

 

12) Madaxa UNDP ee Somalia, head of the Unite Nation Development Programme in Somalia, Osman Ali Ahmed, Salaada Cisho ka dib, X/ Buula Xuubey, Muqdisho, Gobalka Banaadir, July 10, 2008.

 

13) Madaxii tababarada ee hay’adda CARE International, Cumar Shariif degmada Marko ee xarunta Sh/Hoose, April 19, 2009.

14) Maxamed Maxamuud Qeyre Gudoomiye ku Xigeenkii hay’ada Daryeel Bulshada Guud (DBG), Muqdisho, Gobalka Banaadir, July 13, 2008.

 

15) Maxamed Mayow Maxamed, Maamulaha Ganacsiga, (Trade Manager) of HIJRA Somalia, Afgoye, Sh/Hoose, April 28, 2010.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this