Sign in to follow this  
NASSIR

MP Asha A. Abdalla attends Maakhir Conference in Nairobi (Pics)

Recommended Posts

NASSIR   

Nairobi:-Xafladaani oo aheyd mid si hersare loo soo Agaasimay isla markaana lagu weyneenyay Maamulka Maakhir atate ayaa maanta galinkii danbe ka dhacday xarunta madiina mool ee bartamha Niarobi kaasoo ay ka so qeyb galeen xilibano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya sida Xilibaanad Caasha Axmed Abdalla,Cuqaal W/Garad Siyaasiyiin Ururada Haweenka Saxafiyiin kala matalyay laamaha kala duwan ee warfidiyeenada.

 

Furitaankii Munaasibadaasi waxa hadal ka soo Jeediyya C/Nuur Sharmaake Maxamed Xaaji oo sheegay in Ujeedka Shirka loo qabtay ay tahay mid salka ku haysa sidii Jaaliayda Kenya loogu Sheegi lahaa in Isbedel baahsan lagu Sameeyay Xubnaha golaha iyo Baaq loo Jeedinayo Cuqaasha Deegaanka Sanaag Hayland Bari kuwaasi oo loogu Baaqayo inay Qaban Qaabiyaan oo Iclaamiyaan Shiwayne Balaadhan oo Aaya Ka Talin ah. Caaqil Cabdi Nuur ayaa sheegay in 7-Xubnood la Magcaabay oo la Shaqaynaya Hogaanka Jaaliyada kuwaasi oo uu Xusay inay ka mid yihiin Haweenka qaar oo dadaal dheeraad ah Muujiyay. Dadkii Hadlay Waxa ka mid ahaa:-1-Ugaaska ******* Ugaas Xasan Hilaali 2-Xubin Jaaliyada Yurub Dr Maxamuud Qaalib Siciid. 3-Gudoomiye Xigeen Maxamed Siciid Kurre 4-Nabadoon Qoobay oo Baaqii Isimada Akhriyay. 5-C/qaadir Khaliif Abdi-Nuur 7-Tuulo 6-Maryan Abdiwaxaadi oo Buraanbur Maakhir ah Jeedisay.

 

DSCN0879.jpg

 

 

sawir-51.jpg

 

DSCN0816.jpg

 

num-11.jpg

 

num-10.jpg

 

num-7.jpg

 

num-9.jpg

 

gabdhaha1.jpg

 

numk-8.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Xaaji, I am sure you have seen the video - public rally held in Sanaag region in support of Somali unity. Somalia is coming back.

 

Maakhir region is largely free of the secessionist forces of occupation as its inhabitants are fiercely independent and loyal to Somali unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Taleexi, Asha is a true noble-blooded Maakhirian leader. Besides being articulate and fierce advocate of Somali unity, she has never betrayed her people or exchanged their trust for nickle and dime.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Whatever you thought was neither true nor right. They are there up and high to show who they are and what they stand for.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this