Sign in to follow this  
IAmRevolution

UK Forces Somaliland's London Conference Delegation To Be From SNM-Clan (Only)

Recommended Posts

(Taleex.net) Maamulka isku magacaabay Somaliland ee ka arimiya magaalooyinka Hargeysa iyo Burco ayaa soo bandigay xubnaha uga qayb gali doona shirka London ee xal u helida Soomaaliya looga hadlayo.

 

Maamulkan oo muddo 20 sano ka hor sheegtay in uu Soomaaliya ka go’ay ayaa hada waxa alagu qasbay in uu ka soo qayb galo shirka London iyagoo ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya.

 

Waxaa ay muddo ka badan 20 sano sheeganayeen in ay yihiin dal madax banaan oo deris la ah Soomaaliya iyagoo sheegta in xuduudoodu tahay dhulkii uu ka talin jiray gumaystihii Ingiriiska.

 

Maamulkan oo ay ku bahoobeen beelaha Isaaqa ayaa magac ahaan u sheegta gobolada beelaha ***** iyo ********** balse dawlada Ingiriiska oo iyadu marti gelinaysa shirka London isla markaana aad kala taqaana beelaha ku nool gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ayaa ku wargelisay kooxda Siilaanyo in maamulkoodu yahay mid ku kooban beesha Isaaqa sidaa darteedna aan lag aqabalaynin in ay beelaha kale sheegtaan ama ku soo daraan wefdiga uga qayb galaya shirka London.

 

Safiir ku xigeenka Ingiriiska u fadhiya dalka Itoobiya Mr Chris Allan, oo dhawaan tagay magaalada Hargeysa ayaa u gudbiyay maamulka Siilaanyo qoraal uu ka siday xukuumada Britain oo loogu canaantay maamulkaas iyadoo nuxurka qoraalkaasina ahaa in maamulka Hargeysa yahay mid ay samaysatay beesha ***** oo ka mid ah qabaa’ilka Soomaalida sidaa darteedna loogu casumay iyagoo ka mid ah maamulada qabiilka ku salaysan ee ka jira dalka Soomaaliya.

 

Britain waxaa ay caddeysay ay Soomaaliya tahay dal qudha oo aan lakala jari Karin hase ahaate qoraalo hordhac ah oo ay heshay Taleex Media kuwaaso sharaxaad ka bixinaya shirka London ayaa lagu qeexay in dalka Soomaaliya laga hirgaliyo maamul goboleedyo shacabku raali ka yahay kuwaso beeshu caalamku si toos ah wixii deeqa ah ee ay siinayo u marinayso.

 

Hadaba waxaa maanta xafiiska Siilaanyo laga soo saaray liiska xubnaha uga qayb gali doona maamul goboleedka beesha ***** ee isku magacaabay Somaliland shirka London kuwaaso dhamaantood ah beesha ***** kuma jiro qof ka soo jeeda beelaha ***** ama **********.

 

Halkan ka akhriso liiska beesha ***** uga qayb galaysa shirka London:

 

Magaca Qabiilka

 

Axamed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ****

Muuse Biixi Cabdi *****

Axmed Yusuf Yaasin *****

Faysal Cali Waraabe *****

Maxamed Cabdilaahi Cumar(Atoor) *****

Xirsi Cali Xasan (Xirsi gab) *****

Xuseen Cabdi Ducaale *****

Sacad Cali Shire *****

Cabdraxmaan Cirro ****

Saleebaan Maxamuud Aadan (gaal) *****

Cabdi Waraabe *****

Cabdilaahi Shiikh Isamaaciil *****

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D Wasiiru dawlaha arrimaha dibaddu waa from Awdal

guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada wa from Sool

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha guurtidu waa from Sool

 

and many more waanay kasoo qayb galayan iyagoo calanka Somaliland sita.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Sxb, eventhough I would always advocate for balancing the diversity. In this case clans have little relevence in the things at stake for they are relevent to All Somali's irrelevent in the participants and their clans.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ this boy is surely gonna be surprised hahaha... walahi i wanna see his face when he realises taleex.net is chatting absolute cr*p...saxib Somaliland has been invited as a seperate entity than that of Somalia hence why the so called road map doesnt concern it...but anywhoo keep reading taleex.net lets see how far you get...Somalia has reached end game...last stop...:cool: youll know what i mean soon enough

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this