Sign in to follow this  
Maaddeey

Dagaal Luuq ka dhacay: 11 Xabasho oo ku bakhtisay!

Recommended Posts

Maaddeey   

Faah Faahin Dagaalkii Luuq 11 Askari oo Itoobiya laga dilay iyo Hub laqabsaday (Warbixin).

 

 

amiirnuur.comShabakada AmiirNuur Media ayaa faah faahin dheeri ah ka heshay dagaalkii Cuslaa ee galanta ilaa iyo Caawa ka socday degmada Luuq iyo wilaayada Islaamiga Gedo.

Ciidamada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa dagaalka ku qaaday laba bartilmaameed oo ay ku sugnaayeen ciidanka Cadawga Itoobiya iyo maleeshiyaadka Soomaalida.

 

Mas'uul katirsan Maktabka Warfaafinta XSHM ayaa AmiirNuur Media u sheegay in ciidamadoodu ay weerarka ku qaadeen Koontaroolka Luuq oo ay maleeshiyaad murtadiin ah ku sugnaayeen daqiiqado kadibna ay usuuragashay in ay ka talaabaan Buundada.

 

"Ciidamada Mujaahidiinta Caawa waxay weerareen degmada Luuq oo xarun weyn u aheyd saliibiyiinta Itoobiya iyo Murtadiinta Falillaahil Xamdul Howlgalkaasi guul ayuu kusoo dhamaaday" ayuu yiri sarkaal lahadlay AmiirNuur.

 

Dagaalkii galabta wuxuu kusoo beegmay xilli ciidanka Itoobiya ay dhawaan soo galeen Luuq balse sida la sheegayay iyo sida caawa mujaahidiintu Luuq kusoo arkeen aad bay ukala fogaayeen.

 

Khasaarihii ka dhashay dagaalkii Caawa Luuq ka dhacay.

 

Sida aan kasoo xiganay taliska mujaahidiinta dagaalkii Caawa waxaa lagu ladilay Ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyaad Soomaali Murtadiin ah,XSHM waxay noo xaqiijiyeen in dagaalkii galabta ilaa iyo Caawa socday ay ku dileen 5 Maleeshiyaad ah iyo 11 Askar Itoobiyaan ah.

 

Saraakiisha mujaahidiinta waxay xaqiijiyeen in Meydadka ciidanka Itoobiya oo 11 Askari ah ay soo arkeen kadibna ay kasoo qaateen qoryo isugu jira PKM,AK47,Rasaas iyo saanado kale oo dagaal.

 

Ciidanka Itoobiya waxaa si xun loogu gumaaday Buurta Luuq ku hareraysan oo ay difaacyo ka qoteen, Meydadka cadawga ayaa caawa bilqan gudaha magaalada waxaana lasoo sheegayaa in jawiga magaalada uu kacsanyahay, ciidanka mujaahidiinta ayaa dib ugasoo laabtay Luuq markii ay gaareen hadafkoodi.

 

Warfaa Kheyr doon

AmiirNuur Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

Alshabab power is just temporary. Inshallah they will face defeat in my home town.

But dont think Im a supporter of this foreign invasion. They will both fail.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this