Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The reason why Ethiopia supports anti Somaliland elements

Recommended Posts

NASSIR   

MMA, Weli reer Waqooyi runta magaran. Soomaalinimo iyo midnimo wax ka wanaagsan majiraan. I hope new change-oriented Somalis will emerge from Hargeisa & replace the old guard. As Carafaat put it, fossils rule Hargeisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

xaaji

waxa ingiriisku iyo itoobiyaanku idinka rabaan madiidi kartaan, waligiina maydaan diidin, hadana madiidi doontaan. siilaanyo wuxuu ka ogo laaday itoobiyaanka inuu bilaash u isticmaalaan dekeda berbera, balse wuxuu rabay waa laga diiday. Basaas laga dhameystay waa saanbuuse gabal udhacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

NASSIR;784767 wrote:
MMA, Weli reer Waqooyi runta magaran. Soomaalinimo iyo midnimo wax ka wanaagsan majiraan. I hope new change-oriented Somalis will emerge from Hargeisa & replace the old guard. As Carafaat put it, fossils rule Hargeisa.

Nassir, Somaliland has no foreign policy or foreign politics experience whatsoever. For to long they have been over dependent on Ethiopia, many folks thinking Ethiopia is their iternal friend. Even in the relation with Djibouti, Somaliland could have played the same hardball politics they were playing. But many folks regard Djibouti as their beloved cousin, not ready to deal as how two countries should deal with eachother. Did you know when Eritrea attacked Djibouti several yours ago, Riyaale was the first one to declare solidarity and offered military assistence. While Djibouti closed years ago Somaliland's diplomatic mission and Djibouti was behind the livestock ban that cribbled Somaliland's Economy.

 

Somaliland waa daacad, laakinse siyasada arimaha dibeda daacadnimo ma taqaan ee dan ayee taqaana.

 

That is why I think that SL en Somalia should have a common foreign policy and thus no need to gain recongnition for international souvereignity, when you have your domestic souvereignity and this is being recongnized by Somalia, one can then share international souvereignity as one can perfectly share one country with 2 systems.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Foreign policy of somaliland actually works it might have not delivered the end goal but it sure had shaped somaliland political maturity when dealing with European countries. As for djbouti the next door neighbor is a friendly country there is lots of trade between the two countries. And as for somalia how things are today I do not think somaliland will any time soon have any good relations with somalia with the current political status of somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

khaatumo1.png

 

 

Waftida Khaatumo State of Somalia ee Ku Sugan Addis Ababa oo Kulamo La Qaatay R/wasaare Melez, Madaxdda Sar Sare ee Itoobiya iyo Beesha Caalamka

 

Waftida Khaatumo State ee ku sugan magaaladda Adis ababa ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Madax sare sare ee Dawladda Itoobiya iyo waliba Wakiiladda Beesha Caalamka ee ku sugan Adis ababa

 

Waftida ayaa shalay kulamo la yeelatay Wasiirka Arimaha Dibadda ee Itoobiya kulankaas oo qaatay muddo saacadaha waxana labadda dhinacba ay isla jeexjeexiin sidii Iskaashi loo samayn lahaa ka dibna waxa ay kulan la qaateen Isla Shalay Wasiirka Gaashaandhiga ee Itoobiya waxana kulamadaasi ku dhamaadeen dhamaan Guul

 

Waftidu waxa ay xalayto Kulan Casho sharaf ah la yeelatay R/wasaaraha Dalka Itoobiya Melez Zanawi taas oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyadda ee Adis abab, waxana uu R/wasaare Melez uu aad u soo dhaweeyey Madax kala duwan ee Khaatumo iyo mirihii ka soo baxay Shirkii Khaatumo2 ee Taleex, Kulankaas ayaa ku dhamaaday is afgarad

 

Waftidu waxa ay kulamo kale la qaateen Madax kale duwan ee Beesha Caalamka u joogta Adis ababa gaar ahaan Safaaradaha Maraykanka iyo Uk, Ururka IGAD, AU, waxana jira Balamo ay la lee yihiin Safaaradaha kale ee wadamadda Yurub ku lee yihiin Adis abab

 

Waxaana Kulamadaas danbe waftida uga qayb galaya Xubnaha G9 ee Adis ababa joogta iyada oo Isimadu dib ugu soo noqdeen Maanta Jigjiga si ay uga qayb galaan caleema saark Ugaaska ugu faca weyn DDS oo todobaadkan dhacaya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this