Sign in to follow this  
kingofkings

Puntland kubadda cagta

Recommended Posts

Magaala-madaxda Puntland ee Garoowe waxaa galabta ka furmay tartanka kubadda cagta ee gobolada Puntland. Munaasabadii tartankan lagu furayey ayaa waxaa kasoo qayb galay mas’uuliyiin badan oo ka tirsan goleyaasha dowlada Puntland, mas’uuliyiintaas oo uu horkacayey madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna sii hayaha xilka madaxweynaha Gen.Cabdisamed Cali Shire.Ciyaartii ugu horeysey ee tartankan lagu furayey ayaa waxaa yeeshay gobolada Bari iyo Nugaal, Ciyaartaas oo ahayd mid aad u xamaasad badan ayaa waxaa ku guuleystey xulka gobolka martida loo yahay ee Nugaal kadib markii ay ku badiyeen 2-1. Gobolka Bari ayaa goolasha ku hormaray waxaase loogu bedelay 2-gool oo mid kamid ahi oo Rikoore (Gool ku laad) ahaa, dhinaca kale ciyaaryahanada xulka Bari ayaa ahaa 9 iyo gool haye waxaana kaarka cas ka qaatay ciyaartoy muhiim ah oo dhexda u qaabilsanaa.

 

DSCN2151.jpg

DSCN2163.jpg

DSCN2164.jpg

DSCN2165.jpg

DSCN2166.jpg

DSCN2167.jpg

DSCN2168.jpg

DSCN2169.jpg

DSCN2171.jpg

DSCN2178.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this