Sign in to follow this  
A_Khadar

Wafdiga KH State ee ku sugan Jigjiga Oo La Kulmay Ardayda Reer Khaatumo ee wax kabarata Jigjiga

Recommended Posts

A_Khadar   

Wafuudan oo muddo saddex casho ah ku sugnayd magaalo madaxda DDS Itobiya ee Jigjiga ayaa waxay kulamo kala duwan la qaateen madaxda dalka iyo Bulshada ka soo jeeda deegaanka SSC iyo weliba madax dhaqameedada deegaankaasi..

 

Weftidan ayaa waxaa lagu casuumay Caana ku shugka Garaadka beelaha ****** oo ka dhici doonta deegaanka Killinka Shanaad.

 

Madaxwaynaha DDS Cabdi Maxammuud Cumar ayaa oo safar ugu maqan magaalada Adisababa ayaa la sheegay in uu maalinta beri ah soo gelayo Jigjiga halkaasi oo ay weftdan kulamo yeelan doonaan dhinac yo badan taaban doona.

 

6.jpg

7.jpg

42.jpg

5.jpg

32.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dervish   

The Hermet;782982 wrote:
its called a quick photo op...then off to addis...then mugdisho to beg...then off back to miniapolis.
:D
Bye bye Galayd...
:D

Lol khaatumo is coming for your azzz

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this