Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Pre-Islamic Soomaali deities

Recommended Posts

The only facts we know from pre-Islamic Soomaali deities is that they can still be found in our language, but most of us don't know it. We might use some words daily, anagoo isogeyn. Sacred, divine-related words like:

  • Macbuud
  • Wacad (Wacdale markii la dhaaranaayo)
  • Burdaha
  • Eebbe
  • Waaq
  • Yaahuu
  • Tuko
Add yours.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Eebe iyo Waaq kaliya ayaan ogahay iney yihiin pre-Islamic Deities..

 

- Macbuud : waa erey carabi ah, loolana jeedo kii la caabudayay, waxaana u malaynayaa inuu yimid Islam-ka ka dib.

 

- Wacad : sidoo kale waa erey carabi ah, la macna eg BALLAN. (wacdale = wacad + Alle)

 

- Burdaha : waa erey carabi ah, micnhiisana waa go' ama shaal, waana gabay nabi ammaan ah oo af carabi ku qoran, culumada Suufida ayaa aqristo si ay Nabi Muxammad CSW ugu amaanaan. e.g: bisinka iyo burdaha

 

- Yaahuu : waa wax aad kahanayso ama dhibsanaysid. e.g: af xumidaa, yaahuu!

 

- Tuko : soo shinbir ma ahan, mise shinbirka ayaa la caabudi jiray.

 

Marka Eebe iyo Waaq ayaa ogahay oo ka horeeyay Islam-ka.

 

- Eebe : wuxuu la micna yahay Rabbi oo ah erey loo isticmaalo Allaah.

 

- Waaq : e.g: Caabudwaaq, Ceelwaaq, Isxijwaaq.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haa hee, 'yaahuu' meel uu kasoo jeedaa, waa pre-Islamic word. Some gardheere wadaado ma jeclo this word, asalkiisa ayee ogyihiin meesha uu kasoo jeedo. Dad baa u micneeyo one of the deities Soomaalida caabudi jireen oo kuwa xun ah in 'yaahuu' la dhihi jiray.

 

No, Oday. Ereyga waa 'wacad.' Markii la dhaaraanaayana 'wacdale' la dhahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have always understood wacd-allah to be 'I swear to god'. As far as im aware there is no reference to another deity that I can spot. It is just a combination of wacad (meaning promise) and Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Raamsade   

There is also Meder of Hiiraan region. Tinixi was big in central Somalia (Galguduud, Mudug) while Tincarro was worshipped in Northern Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maleyko, sister, ereyga 'yaahuu' waligaa ma isticmaashay? If yes, from now on ogoow meesha la yiri in uu kasoo jeedo. 058.gif

 

Also Soomaalida waxee caabudi jireen sida la yiri Eebbihii badda waxee u aaminsanayeen oo la dhihi jiray "Maanye." Maanta waxa kaliya loo isticmaalaa maanye sida gabareeymaanyo (mermaid), caro maanyo (beach sand) camal.

 

Dad kalena waxee dhahaan badda itself ayaa la dhihi jiray maanyo ee wax la caabudi jiray ma'aha. You never know, though.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this