Sign in to follow this  
General Duke

Muxuu La Calaacalayaa Faysal Waraabe? Tears of Faisal SNM Waraabe..AUDIO..

Recommended Posts

faysal-cali-waraabe-418x215.jpg

 

Muxuu La Calaacalayaa Faysal Waraabe? (Cod)

 

Faysal Cali Waraabe oo ka mid ah siyaasiyiinta gobolada Waqooyi galbeed Soomaaliya ee gooni goosad doonka ah isla marklaana ah shaqsiga ugu cunsurisan maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa todobaadkan bixiyay waraysi noocisa aan horay looga baran.

 

Mr Waraabe ayaa shaaca ka qaaday in riyadii 20 sano ahayd ay soo afjaran tahay isla markaana ay geeriyootay iyadoo labaatan jir ah.

 

Waraabe waxaa hadalkiisa ka muuqata nin garan la meel uu u dhaqaaqo oo ay ka luntay jihadii isla markaana waxa alaga dareemayaa niyad jab aad u weyn.

 

Faysal Cali Waraabe oo laga hayo kalimada ahayd ” wiilka Adds abab ku dhashay ayaa iga xiga kan Xamar ku dhashay” hadalkaas oo uu dhawr sano ka hor yidhi ayaa uu hada dib uga goocnayaa.

 

Waraabe wuxuu waraysigan ku sheegay in ay dambaabeen oo dadkooda ay dambi ka galeen kuna go’doomiyeen meel cidla ah hadana gaadhiigii uu hashkadeeyay oo ay garan la yihiin meel ay u dhaqaaqaan.

 

Wuxuu faysal qirayaa in ay maanta meel cidla ah yaaliin oo siyaasadii Soomalaida looga dheereeyay isagoo sheegay in Puntland maanta hogaaminayso siyaasada Soomaalida oo shirar calami ah lagu qabanayo Garowe.

 

Wuxuu xusay in dastuurka Soomaaliya loo qoray ee qabyada ah aan meel lagaga xusin riyadoodii isagoo intaa raaciyay in beesha caalamku mar qudha xiriirkii u jartay oo daaqadaha laga xidhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Faisal Warrabe mentions, the Djibouti accord, the Kampala agreement and Garowe convention....

He also mentions that this is a big thing, this is a big deal, that 40 nations will attend...

Share this post


Link to post
Share on other sites

walahi...i thank God he gave us the weakest enemies possible...hahahaa... with the likes of Dukey as your rivals no wonder why we dominate everything...Dukey enjoy the propaganda..I know warabe personally the man doesnt get worried over anything...:D except matters to do with Faith and God.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Hermet;781590 wrote:
walahi...I know warabe personally the man doesnt get worried over anything...
:D
except matters to do with Faith and God.

Maybe, but he is on this audio worried about this conference. He is worried about PM Gaas, President Faroole and Puntland. I never heard those men ever mention his name. They don't recognize him, but he sure recognizes them...lool..

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;781592 wrote:
Maybe, but he is on this audio worried about this conference. He is worried about PM Gaas, President Faroole and Puntland. I never heard those men ever mention his name. They don't recognize him, but he sure recognizes them...lool..

if you say so...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

General Duke;781592 wrote:
Maybe, but he is on this audio worried about this conference. He is worried about PM Gaas, President Faroole and Puntland. I
never heard those men ever mention his name. They don't recognize him, but he sure recognizes them
...lool..

Lol so true :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Even the extreme hardliners like Faysal has came to the conclusion that Somalia is indevideable. But it took them bloody 20 years to realize it. Sorry Faysal don't be sad, Towbadu mar waliba way furantahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dervish   

MoonLight1;781677 wrote:
Even the extreme hardliners like Faysal has came to the conclusion that Somalia is indevideable. But it took them bloody 20 years to realize it. Sorry Faysal don't be sad, Towbadu mar waliba way furantahay.

No it took them a beating from reer buuhoodle to realize they're nothing

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this