Sign in to follow this  
Dr_Osman

Somaliland Abandoned Dead Militia. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Daawo: Sawirada meydadka dagaaladii Sool-Joogta & goobihii lagu dagaalamay

 

January 27, 2012 - Written by editor - Edited byeditor

 

Warbaahinta waxaa u suurtagashay inay hesho sawirada deegaanka Sool-Joogta ee shaley dagaalada ba’ani ka dhaceen kuwaasi oo dhexmarey ciidamada Somaliland oo duulaan ku soo qaadey Buuhoodle iyo dadka deegaanka, waxaan sidoo kale helnay sawirada meydadkii ay ka careereen ciidamada Somaliland.

 

Sawirada badankooda oo ah kuwa aad looga naxayo ayaa sababo dhanka anshaxa iyo dhawrista dareenka dadka aynan soo daabici karin, waxaanse idiin soo gudbinaynaa qaar ka mid ah sawiradaasi oo aan daahsaarnay iyo waliba goobaha lagu dagaalamay gaar ahaan deegaanka Sool-Joogta.

 

DAAWO SAWIRADA Here

 

http://allsbc.com/daawo-sawirada-meydadka-dagaaladii-sool-joogta-goobihii-lagu-dagaalamay/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

AUN, they were lost souls given orders by sick people.

 

Somaliland should call back its militia so no more have to die.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Jacaylbaro;780659 wrote:
And I thought there was xasuuq in Buuhoodle not the other way round ,,,
:D

No wonder you are all like that, misinformed I guess.

 

Look at the pics. Pictures never lie.. unless photoshopped.

 

ARE YOU SAYING THEY WERE PHOTOSHOPPED?!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Don't worry what support they will get. Worry about your dead corpses that you had to flee from. I thought you had all of this locked in?

Insuggest you stop sending poor young men to their deaths.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Xaaalad dagaal oo weli ka taagan degmada Buhoodle

27 Jan 27, 2012 - 2:03:37 AM

 

 

 

Xaalada degmada Buhoodle iyo agagaarkeeda ayaa maanta dagan kadib markii maalintii shaley 26 Jan,2012 dagaal la isu gabal dhacsadey fooda isku dareen ciidamo maamulka Somaliland ka socdey iyo xoogaga difaaca gobolka Ceyn.

 

Dagaalkii dhacey maalintii shaley ayaa wararku sheegayaan in khasaarihiisa dhinaca xoogaga degaanka Buhoodle difaacaya kaga dhinteen 26 qof halka dhaawaca gaarayo 21 kuwaasoo loo qaadey magaalada Galkacayo oo ah halka ugu dhow magaalooyinka Puntland.

 

Somaliland ayaa dagaalkaan waxaa kaso gaarey khasaaro balaaran iyadoo wararka xusayaan in lagaga diley ciidan kor u dhaafaya 30 qof halka dhaawaca aan la garan karin madaama ay qaateen balse waxaa la qabsadey gadiid dagaal oo uu ku jiro mid ah kuwa saheyda qaada ah iyadoo kuwa kalena laga gubey.

 

Wararka aan ka heleyno saraakiil ka tirsan ciidamada Buhoodle difaacaya ayaa sheegaya iney gacanta ku hayaan maxaabiis gaareysa sadex qof kuwasoo lagu qabtey dagaal shaley galab dhacey.

 

Dhinaca Hargeysa waxaa ka imaanaya sidoo kale warar sheegaya in madaxweyne Siilaanyo uu magacaabey guddi dagaal oo uu ku jiro madaxweyne ku-xigeenkiisa taasoo dadka u dhuundaloola siyaasada sheegayaan iney sababtey guuldarada ciidamadiisa ka raacdey dagaalka Buhoodle.

 

Dagaalka Buhoodle ayaa yimid maalmo kadib markii siyaasiyiin uu hogaaminayo Cali Khaliif Galeyr kaga dhawaaqeen maamul lagu sheegey magaciisa Khaatumo kaas oo shacabka daga deegamada Sool iyo Ceyn aad uga xumaadeen.

 

Maalintii shaley 26 Jan,2012 ayaa waxaa ku dhintey magaalada Buhoodle hal qof halka labo kale ku dhaawacantey kadib markii xubno ka tirsan maamulka is magacaabey soo gaareen magaaladaas kadibna dad isugu jira dumar iyo caruur kuwaasoo u mudaharadayey soo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this