Sign in to follow this  
Liibaan

Khaatumo State Iyo Awdal State Oo Ku Kulmay Muqdisho

Recommended Posts

Liibaan   

Khaatumo State Iyo Awdal State Oo Ku Kulmay Muqdisho

Lasanod Online. Wednesday, January 25, 2012

 

Madaxwenaha Awdal iyo Wafdiga Khaatumo

 

 

 

Muqdisho,(lasanod Online)- Wafdi ka socda maamul goboleedka Khaatumo ee Somalia oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho.

 

ayaa kulan kula yeeshay hoteelka ay ka deganyihiin magaalada Muqdisho madaxda sare ee Awdal State oo uu hogaaminayo Madaxweyne Rashiid Aw Nuur Xirsi.

 

Dhinaca Khaatumo State waxaa hogaaminayey wafidiga Adam A. Shuriye afhayeenka shirka Khaatumo, Shiikha caanka ah ee Duuliye iyo xubno kale.

 

Aadan Shuuriye oo ka wakiil ah Khaatumo state wuxuu halkaas ku gaadhsiiyey Madaxweynaha Awdal State salaan iyo dhanbaal uu uga siday Madaxweynaha Khaatumo Axmed Cilmi iyo golaha Madaxtooyada iyo shacabka reer Khaatumo.

 

Madaxweynaha Awdal state ayaa sheegay sida isaga iyo maamulka Awdal ay taageero buuxda iyo hambalyo ugu dirayaan walaalahooda reer Khaatumo talaabadan horumarka ah ee maamullka cusub lagu sameeyey.

 

Labadan maamul waxay isla qaateen in dhowaan wufuud heer madaxweynayaal ahi ay kulmo ku yeesheen deegamada labada maamul, tasoo qaban qaabadeeda dhowaan la guda geliyo.

 

Wafdiga madaxweynaha Maamulka Awdal oo laba asbuuc ku sugnaa magaalo madaxda dalka Somalia ee Muqdisho ayaa waxay shirar la galeen Madaxda dawladda federaalka ee Somalia. Iyadoo si aa du diiran loogu soo dhoweeyey magaaladaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Coofle;780581 wrote:
Two Magac-u-yaal with no agenda other than Hatred for their neighbors.

snm/Somalidiidland is evil, snm-clan secessionists have no agenda, other than hatred and killing their neighbors.

 

Somaliland is fake entity / Magac-u-yaal

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this