Sign in to follow this  
Dr_Osman

Somaliland Parliament Failed To Meet Due To Khat Intoxication

Recommended Posts

Dr_Osman   

Baarlamaanka Somaliland oo kulmi waayay Marqaan owgiis

 

Xili uu maamulka Hargesya ku jiro marxalad adag oo ku saabsan midnimadooda oo qarka usaaran burbur iyo gobolada maamul goboleedyada ku dhawaaqay, Dagaal ay ku hayaan gobolada kasii baxaya maamulka ayaa marna la isu keeni waayay Xildhibaanada Somaliland qaadka ay cunaan awgii.

 

Bishaan gudeheeda ayaa laba jeer waxaa baaqday kulan looga arinsan lahaa xaalada Deegaanka ka dib markii aysoo xaadireen in ka yar 15 xildhibaan, tiadaasoo ka hooseysa tirada shiri karta sida sharcigoodu dhigayo, maqanaanshaha Xildhibaanad ayaa sababta uguwayn noqotay Qaad(Jaad) ay maalin kasta cunaan oo usaamixi waayay inay shaqadooda gutaan.

 

“Mid kamid ah Xildhibaanada oo la waraystay ayaa sheegey in Xildhibaanadu shaqadoodii gabeen xili dalku ku jiro Dagaal iyo kala qaybsanaan mana ahan wax loo dulqaadan karo, waa sida uu hadalka u yiriye” .

 

Dhinaca kale waxaa maqnaansaha Xildhibaanada iyo inay iska qayilaan sabab looga dhigay Maamulka talada haya oo ay ku tilmaameen mid kaligii tashade ah oo aan wax talo ah ka maqlayn Xildhibaanada.

 

Labadii kulan ee u dambeeyay ee la doonayay inay Xildhibaanada Somaliland yeeshaan ayaa ajandaha horyaala ahaa sidii laga yeelilahaa Gobolada sheegtey inay ka baxeen Maamulka Hargeysa kuna biireen Soomaaliweyn.

 

Xigasho-Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Freedom;780674 wrote:
Khat all Somalis chew pirates chew like crazy and people in south chew so stop

Making this Somaliland thing people lol

I love how you were more concerned about the khat thing making you look bad instead of your parliament being on khat being the bad thing.

 

Your "parliament". ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this