Sign in to follow this  
Dr_Osman

Turkey Invests New Grand Mosque In Garowe

Recommended Posts

Dr_Osman   

Turkiga oo Puntland ugu deeqay dhisme masjid oo dhawaan laga hirgalin doona magaalada Garowe.

Mon, 23 Jan 2012 07:00:48 -0500 am -05:00 -18000

 

Garowe, Janu, 23 - Dawladda Turiga ayaa dawladda Puntland ugu deeqday dhisme ballaaran oo masjid kaasi oo dhawaan laga dhisi-doono magaalada Garowe.

 

Wasiirka caddaaladda Puntland C/kariin Shiikh Xassan ‘Ajaayo’ oo waraysi gaar ah siiyay radio Daljir ayaa shaaca ka qaaday intaan la bilaabin dhismaha masaajidka in dalka Turkiga gaar ahaan caasumadiisa Istabul tababaro lagu soo siin doono culumaa'udiin iyo qaar-kamida shaqaalaha wasaaradda caddaaladda Puntland, si ay fikir iyo aragti fiican uga heleen masaajid-ya Turkiga iyo habka looga faa'iidaysto.

 

Wasiir Ajaayo, ayaa sheegay in masjidkaasi uu ka koob-naan doono dhismayaal kale duwan oo u kala baxaya, sida goobo lagu cibaadaysto, goobo lagu shiro, goobo wax-lagu akhristo, goobo jimicsi, goobo waxbarasho, iyo goobo meherado ah.

 

Wasiirka cadaalada Puntland C/kariin Shiikh Xassan 'Ajaayo' ayaa tilmaamay in mashaariicda dhismayaasha masaajida uu yahay mid ay dawladda Turkigu ugu yaboohday guud ahaanba dalka Soomaaliya maamulada ka jira, balse arrintaasi ay kala tashanayso DFKS.

 

Jamhuuriyadda islaamiga ah ee Turkigu waxaa ay lagu xasuustaa taariikhda dawlaha islaamka dhismayaasha masaajida, tusaale ahaan dhismaha masjidka Maka Al-mukarama ee barakaysan iyo dhismayaal qadiimiya oo masaajid kuwaasoo ay ka dhistay qaaradaha dunida.

 

Diiwaanka Wararka

Daljir Garowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

garow does not need news mosques it needs hospitals, roads, libraries, schools, itc. these will be more beneficial than new grand mosques

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ilaahoow khayr iyo xasanaad aan la tirin karin ugu beddel Turkiga. Inta ay na tareen so far ayaanba la xisaabin karin. Soomaalidu Turkiga ha xasuustaan waxay na tareen mar walba, hana kala dardaarmeen ubadkooda wanaagga ay na tareen wakhtigan aan ugu baahi badannahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

UZTAAD;778514 wrote:
garow does not need news mosques it needs hospitals, roads, libraries, schools, itc. these will be more beneficial than new grand mosques

mosques are important, but what's needed are public institutions, infrastructures, and investment in human capital. No worries though, in a few months, we will be able to do it ourself.:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this