Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland ministerial delegation gets a warm welcome in eastern sanaag+PICS

Recommended Posts

Wasiirka Gaashaan-dhiga Iyo Weftigiisii oo kulamo la yeeshay waxgaradka degmada Xiingalool

 

January 25th, 2012

 

Xiingalool (Somaliland.Org)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhiga Somaliland Md. Axmed Xaaji Cali Cadami iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa maanta socdaal ku tagay degmada Xiin-galool ee Bariga gobolka Sanaag, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha Saldhig Booliis oo laga dhisayo Xiingalool iyo Sariibad cusub oo iyana laga hirgelinayo Tuuladda Damala-xagare oo hoos timaada degmadaasi.mashaariicdaasi oo ay maalgelinayso xukuumadda Somaliland.

 

Wasiirka Gaashaan-dhiga iyo weftigiisu waxay maanta kulan balaadhan kula yeesheen degmada Xiin-galool cuqaasha iyo waxgaradka deegaanka,kuwaasi oo ay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa baahiyaha adeegyada bulshada ee ka jira degmadaasi iyo sidii loo xoojin lahaa amaanka.

Md. Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa cuqaasha iyo waxgaradka deegaankaasi ku booriyay inay awooda saaraan ilaalinta nabadgelyada, waxaanu tilmaamay in horumarka ay u baahan yihiin lagu gaadhi karo nabad-gelyo.

 

Wasiirku waxa uu u balan qaaday waxgaradka deegaanka inuu baahiyahooda kala duwan u gudbin doono xukuumada Somaliland.

 

Waxa isaguna halkaasi ka hadlay Maayarka degmada Xiin-galool Maxamuud Xasan Maxamed, waxaanu uga waramay xaalada nabad-gelyo deegaankaasi waxaanu sheegay in ay deegaankaasi u baahan yahay horumarin weyn oo dhinacyada kor u qaadista goobaha caafimaadka, waxbarashada, sariibadaha iyo Rugaha booliska oo uu tilmaamay inay gabaabsi ku yihiin degmada.

Maayarku wuxuu weftigan uga mahad celiyay socdaalkooda waxaanu tilmaamay inay indhahooda ku arkaan xaalada Xiingalool.

Waxa kale oo halkaasi ka hadlay cuqaal iyo waxgaradka deegaanka oo xukuumada uga mahad celiyay sariibada iyo saldhiga laga kala dhisayo Xiingalool iyo damala-xagare.

 

Weftigan waxa xubno ka ah Xildhibaano ka tirsan Golaha wakiilada oo ka soo jeeda deegaankaasi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumada Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland defense Minister is visiting every village in eastern sanaag now in xingalool where are the pirates why are they hiding from the Somaliland defense minister don't be scared he won't hurt ya.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

WAFDI HEER WASIIRO AH OO KA SOCDA SOMALILAND OO LAGU SOO DHAWEEYEY DEGMADA XINGALOOL

 

Xingalool(XINGALOOLNEWS.COM)Wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo wasiirka Gaashaan dhiga axmed xaaji cali cadami iyo mudanayaal kale oo badan ayaa maanta waxaa si heersare ah loogu soo Dhaweeyey deg.xingalool

Wafdigan ayaa waxaa magaalada banaankeeda kaga horyimid shacab iyo ciidamo aad u fara badan iyagoo si diiran halkaasi ugu soo dhaweeyey Waxana uu salaan sharaf kaqaatay ciidanka mulateriga somaliland wuxuy waqti kooban kula hadlay dadka halkaa isla markaana u sheegeen in ay u yimid magaalada sidii uu nabada iyo hormarka degmada sidii uu u xoojin lahaa . Wasiirka Gaanshidhiga eng. axmed xaaji cali cadmi ayaa sheegey in ay ujoogayaan caawa degmada xingalool isla markaana ay la shiri doonaan shacabka reer xingalool isagoo aad ugu mahad celiyey sidii ay usoo dhaweeyeen.

ENG. Axmed x.cadami Waxaa uu saaka dhagax dhigay SARIIBAD meel hilibka iyo khudaarta lagu iibiyo waxaana uu balan qaaday in uu reer xingalool waxbadan uqabandoono.

Waa marki ugu horeysay oo wasiir u dhashay mandaqada sanaag bari uu soogaaro mandaqada sanaag bari.

 

http://www.xingaloolnews.com/?p=6640

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne;779515 wrote:
^^^And, I was wondering, when are we going to hear from the likes of
Paragon
,
Nassir
,
Som@li
and others, so they could tell us as to when we shall expect to recieve honourable visit of
Gen. Rat-Teeth
in places, like
Erigavo
.

 

After all, the man, is really from that city; and, still, although he lives in that town of
Garowe
, which is not far
Erigavo
, but, yet, he is in
"missing-in-exile"
, in so far as that city is concern.

 

I suppose, you could say that we are living a strange world, were Somaliland makes
"facts-on-the-ground"
, and, others, likes the pirates to our east, tries, their level best, to deny that reality with nothing more than odiously-smelling hot-air, indeed...
:D

Lol@ Honourable visit perhaps the day Mr Rat teeth defects from the Garowe Clan enclave or gets fired by faroole, even though the Maakhir Community politicians are more loyal to the Garowe Clan enclave when compared to the Garaad clan ,it must've something to do with both clans being related on the maternal side both suckled the same breasts a lady that goes by the name udbo lacag was their mother. Anything from that Erigavo is a no go zone area and they know that, and Somaliland is here to stay in eastern sanaag.The pirates in the east will just condemn the arrival of the ministerial delegation like they always do:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
DHAHAR   

Ilka Jiir cidina kama celi karto haduu doono inuu yimaado Ceerigaabo. Ilma adeeradiisaa awood ku leh o dega. Laakiin isaga iyo caqli xumadiisa ayaa dhigtey garoowe isla markaana cadow inuu usoo raaco dadkiisa oo uu xasuuq u geysto. Taariikhda baal madow ayuu ka galay Gen. Ilka Jiir no question about that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this