Sign in to follow this  
Dr_Osman

Tfg says: puntland only gets 50% of the oil revenue

Recommended Posts

Dr_Osman   

Ceelal-shidaal-300x201.jpg

C/qadir Dhimbil: ‘Boqolkiiba 50 ayey dowlada TFG-da ku leedahay dhaqaalaha kasoo baxo shidaalka Puntland’

Updated:- 1 min ago| 0 Commnets

Wasiirka Tamarta, macdanta iyo shidaalka dowlada Soomaaliya ayaa sheegay in dhaqaalaha kasoo baxo shidaalka haatan laga qodayo Puntland ay laba qeyb marka loo dhigo ay qeyb leedahay dowlada TFG-da.

Wareysi uu siiyey mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ayuu Mr C/qadir Dhimbil ku sheegay in sharciga shidaalka Soomaaliya ee la qoray sanadki 2007 uu dhigayo in maamul goboleedki shidaal ka qota Soomaaliya ay xuquuqdiisa oo dhan leedahay dowlada KMG Soomaaliya ama dowlada Soomaaliya, dhaqaalaha kasoo baxana ay %50 u kala jabsanayaan labada dhinac.

“Waxaa lagu dhaqmayaa sharciga shidaalka ee 2007 kaasi oo sheegaya in xuquuqda shidaalka ay leedahay dowlada dhexe ee Soomaaliya, gobolka qodonayana qaar buu leeyahay, Boqolkiiba 50 ayey leedahay dowlada dhexe, inta kalana waxaa iska leh maamulka soo saartay.” ayuu yiri.

Dhanka kale wuxuu sheegay in dowlada Soomaaliya ay bogaadineyso maamulka Puntland oo noqday maamulki ugu horeeyey ee shidaal qodis ka bilaaba Soomaaliya mudo 20 sana ah kadib, isaga ku dhiiri geliyey maamulada kale ee dalka in ay soo saartaan hadi ay helayaan amaan.

Maamul goboleedka Puntland ayaa dhawaan ku dhawaaqay mashruux shidaal loogaga soo saarayo deegaanka Dharoor ee gobolka Bari, kaasi oo ay hada bilaabatay howshiisa shidaal soo saaritsta.

Horseed Media

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

What a disgrace waana in si xoogan looga jawaba. TFG doesnt deserve anything more then 5% fuel levy from Puntland's oil. I am insulted by the TFG demands and Puntland agrees to this nonsense we are insane. Gobollada Puntland maxa ka soo gali jiray dawladi hore ee siyad barre gaar ahan beeraha koonfuurta? NOTHING. Maxay inoo gabatay dawlada dhexe? hal laami, iyo deked aanan la dhamayn iyo hal airport in galkayo.

No ways I reject the TFG claim on our oil and anything beyond a 5% fuel levy charge to the tfg is crazy

Share this post

Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Dr_Osman;776647 wrote:

Who paid the salaries of all those 3*** General uncles and other goverment employees in your family. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Naxar Nugaaleed;776652 wrote:
^That really is sad that people today would put regional identification above national one.

Nugaal waa intee. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

There is no way that our oil is split half and half between the tfg. That is just absolutely insane. Majority of the oil waa inuu Puntland ku hara. I won't tolerate this wallahi haday dawlada puntland waxba ka oran im going to speak to my father who has influence there and say yaan laga oglaan tfgka sheekada daciifka. Wax ka badan 5% fuel levy lama siin karo

Share this post

Link to post
Share on other sites
yahya007   

Dr_Osman;776647 wrote:
What a disgrace waana in si xoogan looga jawaba. TFG doesnt deserve anything more then 5% fuel levy from Puntland's oil. I am insulted by the TFG demands and Puntland agrees to this nonsense we are insane. Gobollada Puntland maxa ka soo gali jiray dawladi hore ee siyad barre gaar ahan beeraha koonfuurta? NOTHING. Maxay inoo gabatay dawlada dhexe? hal laami, iyo deked aanan la dhamayn iyo hal airport in galkayo.

No ways I reject the TFG claim on our oil and anything beyond a 5% fuel levy charge to the tfg is crazy

fair. stop crying about siad barre and what he did to others. we should learn from mistakes and should be able to o0ver come greed.

Share this post

Link to post
Share on other sites
yahya007   

Naxar Nugaaleed;776665 wrote:
don't you think the whole country should share resource like this and if not what would the point of being one country

exactly

Share this post

Link to post
Share on other sites

Naxar Nugaaleed;776670 wrote:
I far as know, the oil is in the eastern regions. fyi xasidnemo lagu ma fano caano geelow

Waa maxay xaasidnimada aad sheegaysa, anigu cidna ma xaasidin sxb, waxan idhi uun markaanu lasoo baxno cidna la share garayn mayno isha allah.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this