Sign in to follow this  
Maaddeey

Deg-deg: 'Dagaal ka billowday ceel Cadde (GEDO)

Recommended Posts

Maaddeey   

War deg deg ah: Ciidamada Mujaahidiinta oo Ceel Cadde galay iyo dagaal culus oo socda.

 

Tuesday, 17 January 2012 07:49 Editor Hits: 199

 

Iska hor imaad culus ayaa ka bilaawday degmada Ceel-Cadde ee wilaayada Gedo oo ay dhawaan soo galeen ciidamo katirsan dowladda Kenya.

Boqolaal katirsan ciidamada Mujaahidiinta oo ka ruqaansaday Faxfaxdhuun ayaa gudaha ugalay degmada Ceel-Cadde waxaana socda dagaal culus oo ay mujaahidiintu hubka waaweyn ku garaacayaan cadawga.

 

Warar hordhac ah waxay sheegayaan in ciidanka Kenya ee soo duulay ay dhanka Dhamase uga bexeen Ceel-Cadde waxaa weli lamaqlayaa dhawaqa rasaasta iyo madaafiicda Garbaha laga gemo.

 

Dagaalka waxaa kaalin weyn ku leh dadka deegaanka oo isbuucii lasoo dhaafay xeelad dagaal aawgeed uga baxay degmada si ay u ogaadaan awoodda cadawga soo duulay uu leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

War deg deg ah: Dagaal ka bilowday Ceel Cadde.

 

Written by Administrator on 17 January 2012.

 

Dagaal culus ayaa goordhaw ka qarxay deegaanka Ceel Cadde ee wilaayada Gedo oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku sugnaayeen ciidamo Kenyaanti ah iyo maleeshiyaad hubeysan.

 

Warar goordhaw nagasoo gaaray Wilaayada Gedo waxay sheegayaan in ciidamada Mujaahidiinta wilaayada Gedo ay dagaal ku galeen degmada waxaana socda dagaal culus oo hubka nuucyadiisa kala duwan leysku adeegsanayo.

 

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa la sheegay in dhowr jiho ay ka weerareen Ceel Cadde, isgaarsiinta degmada ayaa Hawada ka baxday shacabkii magaalada deganaa ayaa kal hore isaga qaxay markii ay ciidanka cadawga soo galeen degmada.

 

Saan saanta dagaalka Ceel Cadde ayaa xalay laga dareemayay Gedo kadib markii Boqolaal katirsan mujaahidiinta ay dhanka degmadaasi u dhaqaaqeen.

 

Tafaasiisha Warkan dib ayaan kasoo sheegi doonaa Insha'allaah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this