Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO: Shacab Weynaha Laascaanood Oo Ooda Goostay Si Weyna Maamulka Khaatumo U Taageeray

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

las.jpg

 

Shacab Weynaha Laascaanood Oo Ooda Goostay Si Weyna Maamulka Khaatumo U Taageeray

 

 

Kumanaan shacab ah oo ku faraxsan Maamulka cusub ee ka curtay shirweynihii Khaatumo2 ayaa isku soo baxay wadooyinka kala duwan ee Laascaanood kuwaas si weyn shucuurtoo u soo bandhigayey waxana dadka ay ku dhawaaqayaan Eryo ay ku soo dhaweynayaan Dawlad Gobaleedka Khaatumo

 

Dadweynahan ayaa wadooyinka qaar ku gubay taayiro iyo Calanka SNM-ta sida wadada Masjid Jaamaca Laascaanood ee ku dhaw xafiisyadda Maamulka waxana la sheegay in dadweynu uu Ooda soo goostay oo saacad kastaba uu Mudaharaadku sii xoogaysanayo

 

Malayshiyaadka SNM-ta ayaa haba yaraatee damin karin shacuurta dadweynaha Laascaanood waxana la sheegay in Saldhigyadda Police-ka ay difaacyo ka xidheen iyada oo ay jirto in Malayshiyaadka ku jiray SNM-ta ee ka soo jeeday SSC ay ka soo baxeen, waxana Baabuur Xaajiyad ah oo nooca UNDP bixiso ah kala baxsaday jabhada SNM Maxamed Waji kaas oo la galay Buuhoodle.

 

Laascaanood , Khaatumo State State Of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Mudaharaado Waawayn oo Ka Socda Laas Caanood Ayaa Lagu Taageeray Maamulka Cusub ee Khaatumo ee Deeganada SSC

 

 

The Revolution Continues: SSC/Khaatumo Spring 2012

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Well done..the people of my hometown spoke up !!!!!.ilaahay dadkan dulmiga ku wada haka fogeeyo oo sharkoota haka hijaabo.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo Shacabkii Reer SSC Ee Jabhada SNM Ay Ku Laysay Magaalada Laascaanood.

 

Laascaanood(Allssc): Sida laga wada warqabo waxaa dhowaan xabad aan loo meeldayin Jabhada SNM ay u fureen Bulshada Reer Laascaanood kuwaas oo si nabad galyo ah Manaanbax ay ku taageerayaan Khaatumo State Of Somali ku marayay Wadooyinka Magaalada Laascaanood.

 

Jabhada SNM oo wayadan kusoo daad guraynaysay deegaanda SSC Maryo calas kasoo jeeda Bariga Burco ayaa maankooda uu ka dhex guuxayaa Utun iyo Aargoosi Fog, waxayna taasi sabab tay inay Arday iyo Shicib ku Xasuuqaan Magaalada Laascaanood.

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dheeho Maqal Iyo Muuqaal

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;775676 wrote:
Free SSC

you less then 25 miles away bax bax lander whose stopping you?? ohhh i forgot Somaliland military might..hahaha...

 

Anywhoo with all the bax bax aside...no genocide is going on in las canod..believe me if Somaliland wanted to commit genocide in las canod it would but this is a protest and it led to the death of civilians which is bad..but it happens in hargaisa on numerious occassion...just because you precieve Somaliland as a clan state doesnt mean a genocide is taking place...lool...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this