Sign in to follow this  
Saalax

Berbera: isku soo bax balaadhan oo lagu tageerayo Gooni isku taaga Somaliland

Recommended Posts

Saalax   

Berbera: isku soo bax balaadhan oo lagu tageerayo Gooni isku taaga Somaliland oo Goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Berbera Daawo Sawirada

(Hadhwanaagnews) Monday, January 16, 2012

waxa Goor Dhoweyd ka dhacay magalada Berbera ee xarunta Gobolka SAAXIL isku soo bax ballaadhan oo lagu taagerayo qaranimada iyo Gooni isutaaga ,Somaliland laguna diidan yahay cida kala furfurayso midnimada Somaliland

 

Berbera: isku soo bax balaadhan oo lagu tageerayo Gooni isku taaga Somaliland oo Goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Berbera Daawo Sawirada

 

di-YMU7.png

 

waxa Goor Dhoweyd ka dhacay magalada Berbera ee xarunta Gobolka SAAXIL isku soo bax ballaadhan oo lagu taagerayo qaranimada iyo Gooni isutaaga ,Somaliland laguna diidan yahay cida kala furfurayso midnimada Somaliland, isla markaasna lagaga soo horjeeda beelihii ku shiray Bariga ee sheegay inay maamulgoboleed samaysanayaan, waxaana isoo baxan ka qaybqaata boqolaal ka mid ah dadwayanaha ku dhaqan magalada Berbera iyo dhamaan shaqalaha laamaha dawlada iyo ururada Bulshada iyadoo ay halkaasi kala hadleen Dadweynihii Bannaanbaxayey madaxda kala duwan ee G/sahil iyo degmada sida Badhasaabka G/sahil Maxmud Cali Saleban (RAMAAX), Mareyaha Dekeda Berbera Cali Xoorxoor, Xoghayaha D/hoose, iyo Taliyaha Qaybta Booliiska G/saahil qaar ka mid ah Madax dhdaqamedada G/sahil , waxaanay dhamaantood Dadweyanaha ugu baaqayeen in aan la ogolaan doonin in la waxyeelayo Qaranimada Dalkan somaliland ee loo soo halgamay dhiigana loo soo daadiyey.

 

 

 

dadwayanaha Bannaanbaxayey ayaa ahaa qaar ay wajiyadooda ka muuqatay dareen wadaniyadeed waxaanu ku dhammaaday jawi xasiloon oo nabad gelyo ah.

 

 

di-4U4D.png

 

di-M5CQ.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

What is new? This looks like the sort of demos Gadhaafi used to organize in his last days. Shall we see a Zenga-Zenga from Silaanyo today?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

NGONGE;775474 wrote:
^^ Who's that? The guy that used to run the port? I am not too good with names of internal 'celebrities'.
:D

:D but you are learning quick.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this