Sign in to follow this  
Saalax

War Deg Deg Ah: Maamul ka madax banaan Puntland oo looga dhawaaqay Gaalkacyo

Recommended Posts

Saalax   

Gaalkacyo (RBC Radio) Waxaa magaalada Gaalkacyo kusoo gabagaboobay Xaflad ay kasoo qeyb galeen dad aad u badan.

Xafladaan ayaa looga dhawaaqay maamul loogu magacdaray GALBEEDKA PUNTLAND.

Maamulkaan iyo cida hogaamineyso waxaan idinkula soo socodsiin doonaa wararkeena danbe.

RBC Radio

Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Thats excellent news!!! Because if galkayo leaves and I mean the yusuf folks farole knows he is screwed and will need to step down. Infact this might help set up SHIR BAD-BAADO and save ssc for puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;773943 wrote:
Thats excellent news!!! Because if galkayo leaves and I mean the yusuf folks farole knows he is screwed and will need to step down. Infact this might help set up SHIR BAD-BAADO and save ssc for puntland

Its time for the Kings to take the thrown Somaha Dr Osman:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Dr_Osman;773943 wrote:
Thats excellent news!!!
Because if galkayo leaves and I mean the yusuf folks farole knows he is screwed and will need to step down.
Infact this might help set up SHIR BAD-BAADO and save ssc for puntland

Come again?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Faahfaahin ku Saabsan Maamul looga Dhawaaqay Gaalkacyo (Sawirro)

 

Warsaxaafadeed

Maamulka Galbeedka Puntland

Golaha Warfaafinta ee Maamulka WPS

westpuntland@gmail.com

 

Calanka Galbeedka Puntland

Waxaa Markii ay taariikhdu aheyd 13-Jan-2011 looga dhawaaqay Galbeedka Puntland maamul cusub oo magaciisu yahay Dowlad Goboleedka Galbeedka Puntland “West Puntland State (WPS)”, xarunta maamulka ayaa noqoneysa Magaalada Galkacyo, wuxuuna ka arimin doonaa dhamaan Galbeedka Puntland. Xaflada looga dhawaaqay Maamulka WPS oo ka dhacday Caasumada Maamulka ee Galkacyo ayaa waxaa kasoo qayb galay dadwayne farabadan oo iskugu jira Isimo, Siyaasiyiin, Aqoonyahano iyo Marti sharaf badan oo kakala yimid dhamaan maamulada dariska ah sida Puntland iyo Galmudug.

Xafladaas oo lagu qabtay Qasriga madaxtooyada ee ku yaala Bartamaha Galkacyo ayaa waxaa aad loo adkeeyey nabadgalayada, Ciidanka Maamulka Galbeedka Puntland ayaa aad u sugay Amaanka. Suldaan Jaamac Shire Geesood oo ku hadlayey Magaca Isimada Galbeedka Puntland ayaa sheegay in uu aad usoo dhaweeenayo Isimada kale oo kasocsatay Galmudug, asagoo shegay in Maamula galbeedka Puntland uu yahay maamul ay dhistayn dadka daga deegaanka galbeedka puntland asagoo sheegay in MD Yuusuf Maxamed Warsame Sarcad uu yahay madaxwaynaha Maamulka galbeedka Puntland.

Ugaas Xassan Sh Axmed oo asaguna ku hadlay Magaca Isimada Galmudug ayaa aad usoo dhaweeyey Maamulka cusub ee looga dhawaaqay Galkacyo, Asagoo sheegay in dhamaan Isimada iyo Madaxda Galmudug ay garab istaagayaan Maamulka Cusub, asagoo sheegay in khibrada ay uga horeeyeen maamul ahaan ay ku biirin doonaan, Ugaaska ayaa sheegay in nabad iyo daris wanaag ay ku noolaadaan maamulada hadda ka jira Galkacyo.

Taliyaha Guud ee Ciidamada Maamulka Galbeedka Puntland Gen. Warsame Jaamac (Warsame Cade) ayaa aad ugu dheeraaday ujeedka maamulka cudub iyo sababaha keenay in maanta maamul lagu dhawaaqo, Taliyaha ayaa sheegay in 13-sano kabacdi ay Maamulkii Puntland uu u kala jabay sadex-dii qaybood ee uu u dhisnaa tan iyo 1998 markii shirwayne iskugu yimaadaan sadex-dii urur ee wada dhistay Puntland. wuxuu sheegay in maanra urur kasta uu gaarnoqday.

Md Cabdi casayr oo ka mid ah Madaxda maamulka ayaa aad usoo dhaweeyey shirka ka socda Taleex iyo maamulka halkas looga dhawaaqay, wuxuuna sheegay in Maamulka WPS uu hormar iyo barwaaqo u horseedi doono dhamaan gobolka. Daahir Maxamuud Muuse ayaa sidoo kale sheegay in maamulkaan uu ka mid yahay maamul goboleedyada hoos tagaya DFKG ah, asagoo sheegay in ay buuxin doonaan dhamaan sharuudihii maamul goboleedyada, Asagoo fasiraad ka bixiyey Maamulka iyo Calnkiisaba. dhawaan ayaa lasoo gudbin doonaa Magacyada Golaha Wasiirada iyo xildhibaanada.

http://www.raxanreeb.com/?p=127147

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

 

 

 

 

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Galbeedka Puntlanld Yuusuf Maxamed Warsame Sarcad " Yuusuf Gaalkacyo".

di-2WGY.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this