Sign in to follow this  
walaalkis

Faroole: “ Ceelal Shidal ayaa laga qudayaa Puntland”

Recommended Posts

Posted by Pi on January 13th, 2012

Bosaso(Pi) African Oil oo ah shirkad Canadian ah qandaraasn ku qaadatay soo saarista shidaalka Puntland ayaa dhowaan bilaabaysa inay shidaal hordhac ah kasoo saarto Puntland,Waxayna hada howlgaliyeen Riigii ugu horeeyey ee la dul dhigo mid kamida ceelsha lagasoo saarayo shidaalka ee Dooxada Dharoor.

 

 

 

Waxaa tan iyo dabayaaqadii sanadkii hore 2011 socdey abaabul loogu diyaar garoobayo sidii howshaan loo bilaabi lahaa, iyadoo guud ahaanba lagu guuleystey dhinaca sugida amaanka, keenida qalabkii loo baahnaa iyo shaqaalihii ka howlgali lahaa soo saarida shidaalka.

Shirkada Afrikan Oil waxay keensatey dhamaan qalabkay u baahneyd oo uu ugu horeeyo hal Riig,kasoo dhowaan bilaabaya inuu soo saaro shidaalka, Dowlada Puntland iyana waxay fulisey sharuudihii looga baahnaa oo ay u horeeyeen sugida amaanka deegaanka.

Ceelka u horeeya ee shidaalka laga soo saarayo wuxuu ku yaalaa Dooxada Dharoor ee Gobolka Bari, waxaana lafilayaa in dhowaan banaanka loosoo saaro shidaalkii ugu horeeyey ee Soomaaliya laga soo saaro, Shaqaalaha ka howlgalaya hada ceelkaan ayaa ah kuwo isugu jira Soomaali iyo ajnabi.

Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole oo la hadlay idaacada BBC ayaa isna cadeeyey in howshaan bilaabatay.

Shidaalka laga soo saarayo Puntland hadii si fiican loogu guuleysto soo saaristiisa wuxuu noqonayaa mid Soomaali oo dhan ay wadaagayso wixii kasoo baxa, inkastoo Puntland ay si gaara uga faaiidaysanayso dhinaca maalgalinta wadooyinka, garoomada Diyaaradaha, Shaqaaleynta, dhismaha, iyo iyadoo Puntland laga dhisi doono dhowr dekadood oo caalami ah.

Faahfaahin buuxda iyo warbixin ku saabsan shidaalka Puntland ayaa dhowaan idiin soo gudbinaynaa

Puntlandi.com

 

Bosaso

Share this post


Link to post
Share on other sites

This might bring new bloodshed to the region. Good for habaland ,but question is how will they bring down the fire

when the oil is set on fire ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Samafal;773972 wrote:
Carafaat can you heed request made by Peace Action and make Dua for thr exploration to succeed? OK let's heear it!

 

"Ama aniga iga daba dheh: Ilaahow betrol nooga soo saar dhulkaas Soomaaliyeed si dadka soomaaliyeed ay uga faa'iidaystaan, mid khayraysan Allow Ka dhig" Say it after me, dont be mean yaah
:)

 

NO, I will make no duca for OIL. I will make duca for cafimaad, nabada iyo kheyrka umada Puntland. Ma jar ayaan umada kasii ridnaa? Puntlands problem is lack of good governance and not lack of money. The money in the world wont by you peace good governance and riightous leaders, only attrack more fortune seekers of Faroole and Ilma Boqor's kind ruining. And destroying the peace from Galgala to Maribaan, to Bossaso.

 

Look what is happening in Nigeria, with dialy mass demonstrations and 800 killed when new President was elected, Congo with the millions hands chopped off for decades, Angola's decades war killing hundred thousands.

 

If we should learn one thing from our own recent history is that we need to create a genuine system of governance andd justice equal for all and not more foreign funds and weapons.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

^waxaad sheegtay waa wax macquul ah laakiin ducadauyda waxaa kujiray Khayraysan oo soomaali u faaiideeya! oK let me change the wording:

 

"Waxaa tiraahda haday khayr u tahay Allow u sahal haday shar tahayna allow ka jooji" :)

 

on a side question, wouldn't you wish Somaliland to find oil to boost its recognition quest?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Samafal;774319 wrote:
^waxaad sheegtay waa wax macquul ah laakiin ducadauyda waxaa kujiray Khayraysan oo soomaali u faaiideeya! oK let me change the wording:

 

"Waxaa tiraahda haday khayr u tahay Allow u sahal haday shar tahayna allow ka jooji"
:)

 

on a side question, wouldn't you wish Somaliland to find oil to boost its recognition quest?

Samafal, I can pray to that. Wixii kheyr ku jiro Ilaahay ha u sahlo.

 

And No, I would never pray for OIL in Somaliland as long ots governance is based on Habro's rather then justice and equality.

 

Cause I dont want Habro's fighting eachtoher for OI rather sharing based on brotherhood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nonsense, Why must Puntland Oil be like Nigeria and nor Qatar? Actually Qatar is closer to Puntland in distance terms and culture than Nigeria. Stop wih the hating. The Oil will bring in cash, jobs and development. This will improve the living standard of the region and improve the provision of services.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this