Sign in to follow this  
MoonLight1

Who will be the next VP of Puntland after KH2?

Recommended Posts

We all know the outcome of KH2 will be a maamul called SSC, Puntland will have to respect that outcome whether it likes or not. That means the mandate for the Vice president Mr Abdisamad Ali Shire will expire as he can not represent SSC constituency anymore, also there is something like 5 minisetirial, also deputy ministerial, countles GD and othe posts currently held by SSC reps up for grabs, So the big question is who will be the next VP, will it be the interior minister Ilkajiir or the parliement speaker Mr A.Rashiid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol, I bet 1,000 dollars transfer to Paypal that the Faroole will be reelected or a man from the same clan as Faroole will be made President (AGAIN) and the VP will most likely be from Galgala (Only to secure the Oil fields of Galgala region).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

FreshPrince;772255 wrote:
Lol, I bet 1,000 dollars transfer to Paypal that the Faroole will be reelected
or a man from the same clan as Faroole will be made President
(AGAIN) and the VP will most likely be from Galgala (Only to secure the Oil fields of Galgala region).

Come on you can do better than that..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

The new vice -president of Faroolia-land will be Mohamed Faroole or Khadar Faroole

 

 

 

 

__________________________________

 

Horseed Media: Who will be the next vice-president of Puntland? How will the new map of Puntland look like, after Maakhir State, and SSC State?

 

 

Waxaa todobaadkan magaalada Taleex ee Taariikhiga ah ka bilowday shirweynihii in muddo ah la sugayey oo ay beesha SSC ee ku dhaqan gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ay isugu yimaadeen cuqaashooda, waxgaradkooda iyo Issimadooda. Kulankan ayaa ah mid ka yimid beesha si ay uga tashato mustaqbalkeeda iyo dhibaatooyinka siyaasadeed iyo beeleed ee ka jira deegaanada ay beelaha SSC ay degaan oo ay qeybo kamid ah awood militari ku qabsatay maamulka Soomaaliland.

 

Taageerada Shirka Khaatumo 2

 

Beesha SSC ayaa kamid ahaa beeliha ugu waaweyn ee wax ka dhisay maamulka Puntland ee dhidibada loo aasay sanadkii 1998, xiligaasi inta badan deegaanada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle ee beeshu degto ku biireen dowlada Puntland, xiligii ay deegaanadan kamid ahaayeen Puntland ayaa waxaa la aasaasay gobalka Cayn oo ah degmada Buuhoodle oo horey uga mid ahaan jirtay gobalkii Togdheer kahor dhismihii maamulka Soomaaliland.

 

Shirkan iyo kuwii hore ee ka horeeyey ee ka dhacay meelo kala gedisan oo kamid ah gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa ahaa kuwo kusoo beegmay xili beelweynta SSC ay si weyn wax uga tabayeen maamulkii ay wax ka dhisteen ee Puntland, oo ku guuldareysatay inuu dib usoo cesho deegaanadii ay awooda militari kula wareegtay Soomaaliland.

 

Dowlada Xiligan ka jirta Puntland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa ayadu gebi ahaan wax tilaabo ah u qaadin dhanka dib u soo celinta deegaanadii ay horey ula wareegeen Soomaaliland, waxaana xusid muddan xiligii uu tartanka madaxtinimo ku jiray Madaxweyne Faroole inuu balan qaaday inuu muddo 1 sano gudaheed ah kusoo celin doono deegaanada ka tirsan gobalka Sool ee la qabtay oo ay kamid tahay caasimada gobalkaasi ee Laascaanood.

 

Sadex sano kamid maamulka Faroole ma muuqato wax tilaabo ama isku day ah uu ku meel mariyo balanqaadkaasi iyo kuwo kale oo badan oo ku aadan dhanka adkeynta xuduudaha Puntland oo u muuqda xiligan inuuba ku jirin Qorshe dowladeedka, marka laga eego shirarka Golaha Wasiirada iyo go’aanada kasoo baxayey muddadii 3da sano ahayd ee lasoo dhaafay.

 

Wuxuuse Maamulka Puntland qaadacay shirkii Horseed ee beesha SSC ku qabatay maagalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasi oo aan ahayn mid looga soo horjeeday Puntland balse ahaa mid lagu doonayey in beesha lagu mideeyo, waxay Xukuumada Puntland sidoo kale deegaanada Puntland ka mamnuucday dhaq dhaqaaqa SSC ee loo aasasay dib usoo celinta deegaanada Maqnaa, go’aankaasi oo ay shacabka Puntland intooda badan khalad u arkeen maadaama uusan ururkaasi wax lidi ku ah Puntland uusan ku tilaabsan.

 

Waxaa ayadana la xasuustaa jawaabtii kululeyda ee uu Madaxweynaha Puntland siiyey qaar kamid ah xildhibaanada kasoo jeeda gobalka Sool ee kamid ah Baarlamaanka Puntland oo mar siihoreysay su’aalo ka weydiiyey waxa ay xukuumadiisa uga gacan laabatay dib usoo celinta deegaanada maqan.

 

Dowlada Puntland ayaa ku cel celisay hawshan inay tahay hawl Dowladeed isla markaana ay iyadu soo celin doonto dhulka maqan ee ka tirsanaan jiray Puntland, walow hadalkaasi uusan ahayn mid sii dhaafsiisan Qoraalo kasoo baxay madaxda Puntland oo aan la socon wax ficil ah oo muuqda.

 

Arragtida Shacabka iyo Mustaqbalka Puntland

 

Dhanka kale shacab weynaha Puntland ayaa iyagu si weyn u dareesan dayaca ka jira gobalada u gacan galay Somaliland iyo balan qaadkii ay xukuumada Puntland kasoo bixi weyday, taasi ayaa la aron karaa waa midda ugu weyn ee shacabka Puntland intooda badan ay si weyn u soo dhaweeyeen dadaalka ay Beesha SSC u istaagtay inay arrimahooda cidna uga marti noqon oo ay go’aan dhameystiran oo ay u dhan yihiin ka gaaraan mustaqbalka deegaanadooda, kana tashadaan aayahooda.

 

Horseed Media oo xog aruurin ka sameysay dhamaan gobalada Puntland ayaa waxay shacabka intooda badan si weyn usoo dhaweeyeen shirka Khaatumo 2 iyadoo ay jiraan shirar noocaan ah oo la filayo inay ka dhacaan deegano badan oo ka tirsan Puntland ee hada wax weyn ka tabanaya maamulka deegaanka ka taliya iyo balanqaadyadiisii.

 

Balse Su’aasha ay dad badan is weydiinayaan ayaa ah:

 

1- Hadii Beelweynta SSC oo kamid ahayd awoodihii dhisay Puntland ay go’aansadaan inay ka baxaan kamid-ahaanshaha maamulka Puntland, sida uu noqon doono mustaqbalka Dowlada Puntland hab dhismeedkiisa iyo waliba awoodqeyb-sigii horey u jiray oo ay hada xilalka ku hayaan xubno badan oo kamid ah Beesha oo xilal sar sare ka haya Dowlada Puntland?

 

2- Qaab noocee ah ayuu u ekaan doontaa Khariirada Puntland hadii si rasmi ah beelaha SSC u go’aansadaan inaysan dib uga sii mid ahaan maamulka Puntland? .

 

3- Hadii beelweynta SSC go’aansato inay la xisaabtanto Maamulkii ay wax ka dhisatay ee Puntland, xukuumada ma garowsan doontaa khaladaadkeeda iyo balamadii hore loo meel marin waayey?

 

4- Hadii beelweynta SSC oo qeyb weyn ka ahayd dowlada Puntland xiligan ay dib u qorsheesanayaan siyaasadooda Mustaqbalka, tani albaabka ma u furi doontaa in beelo kale oo kamid ah Puntland ayaguna shirar noocaan ah qabsadaan oo ay mustaqbalkooda uga tashadaan?

 

5- Shacabka Puntland ayaa intooda badan isku raacsan Jiritaanka Puntland inuu muqadas yahay haseyeeshee sidee isku af-fahmayaan Dowlada Puntland iyo shacabkeeda ee hada u muuqda inaysan isku fahansaneen sida ay wax u socdaan dhanka amniga, siyaasada, awoodqeybsiga maamul, horumarinta iyo waliba awooda Gobalada? Xiligan ayaa waxaa jira dhawaaq badan oo kasoo yeeraya labada gobal ee waaweyn ee Bari iyo Mudug, taasi oo ay Dowlada Puntland weli jawaab rasmi ah u helin, isla markaana aysan soo bandhigin barnaamij ay ku xalineyso cabashooyinka beelaha laf dhabarta u ah jiritaanka Puntland.

 

6- Baarlamaanka Puntland oo noqday mid aan wax badan hadalkiisa la maqal muddooyinkii danbe marka laga reebo dhawaaqii kasoo yeeray xiligii ay ka doodayeen SHARCIGA GUDNIINKA GABDHAHA ayaa asaguna waxaa mudan su’aalo badan in la iska weydiiyo, xubnaha kamid ah iyo cida ay matalaan hadiiba shacabkii Puntland si weyn u dhaliileen waxqabadkooda, aqoontooda iyo kartidooda ay kula xisaabtamaan Xukuumada?

 

7- Xukuumada Puntland ayaduna illaa iyo hada waxaa muuqata in jawaabta ay cabashooyinkan ka bixisay inaysan weli kaafin shacabka, isla markaana ay muuqato inayba dhanka halista ah tilaabooyin u qaaday, sida hanjabaada ku aadan dhanka Saxaafada, in la mamnuucay in wax shirar ah ay shacabka isugu yimaadaan iyo waliba xariga loo adeegsanayo qof walba oo u muuqda inuu dhaliilo waxqabadka xukuumada sida xarigii ugu danbeeyey Musharaxii hore Maxamed Xaaji Aadan, taasina xal ma keeni doontaa?

Mise Dowlada Puntland waxaa la gudboon inay shacabkeeda usoo bandhigto barnaamij siyaasadeed oo lagu xalinayo dhibaatooyinka baahsan ee isugu jira dhanka Amniga, waxqabadka, mashaariicda, maamulwanaaga iyo Dastuurka?

 

Waxaa hubaal ah jiritaanka Puntland inuu ku taagan yahay Shacabka Puntland ayaguna yihiin kuwo ay Xukuumada iyo Baarlamaanka u adeegaan, waxayna taariikhda na bareysaa Dowlad walba jiritaankeedu inuu ku dhisan yahay rabitaanka shacabka, taasina waxaa muddan inay dowladu ay dadaal dheer u gasho sidii ay ku hananlaheyd isla markaana ka fogaato wixii caburin ku keenaya shacabka dalka iskaleh.

 

Adan Cali

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

one of those insulting Faroole now of course.Probably the one that got cheated last time

Somalia: You mean XT? hope Libaan will not get mad again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

dont even know why they were given the position in the first place having said that the VP should from one of the involved clans that took part in building PL from the get go starting with the first meetings in the early 90s unlike the SSC folks who were never fully part of PL only certain subclan were ever fully part of the state.PL will gain much more when the the SSC folks establish theyre own admin no more pay outs to their corrupt leaders no more boys from mudug dying in vain for territories allegedly "occupied" no more politicians,elders,officers and hardware running back and forth between Garowe and Hargeisa and the PL troops can finally focus on the internal security rather being on standby at the border since the whole "occupation" is a sham! as for those that blame Faroole the failures of the SSC community the man was not in power when locals welcomed and brought somaliland troops to lasanod and when they finally fully withdraw from PL (not that they ever contributed to the state in any manner) we will see who they blame next!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;772304 wrote:
Why not make gagaab the vice president it will bring the Garowe folks and and the north galkacyo Community closer to each other politically:D

Gaagab and Faroole are childhood friends and great allies. I do not know what you've been hearing... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this