Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Unleashed. By Dr Osman

Recommended Posts

Somalia   

FreshPrince;772019 wrote:
One asks himself, if Puntland "really" consists of 7 regions/Gobols, then why is it that all of it's "Projects" and "Progress" limited to only 3 Gobols (Mudug, Nugaal, Bari)? lol

Are you blaming Puntland for the lack of progress in parts of SSC?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;772038 wrote:
Are you blaming Puntland for the lack of progress in parts of SSC?

No, I blame the people of SSC for not creating their own State back in 1991 or 1998, instead of following blindly the "Tolnimo" bullshit.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Las anod was developing very well untill 2005-2006 zone went puntland was there, now its all gone downhill

 

Laascaanood Daawo dacalada:::::Akhriso Horumarka Laascaanood Ay gaadhay :

 

Waa Warbixin Dheer Oo Aanu Kaga Hadli Doono Horumarka magaalada laascaanood Iyadoo Aanu idin kaga warami doono Dhanka:::: Bilicda,:: Xaga Waxbarashada, Xaga Ganacsiga, Xaga wax soo saarka Dhulka iyo Duunyada, Xaga Wadooyinka iyo DHismaha, Xaga Gaadiidka dadweynaha, xaga Dhismaha Magaalada,Xaga Korontada iyo Biyahay::Xaga isgaadhsiinta ( Taleefooonada, Idaacadaha iyo TVga),Xaga Gagida diyaaradaha Airportska........................................ ...........

 

 

:Horumarka ay gaadhay magaalada Laascaanood ee golaka Sool waa mid dhamaan laga wada dareemay Gobalada kale ee Dalka oo dhan ama inta ay Soomaalidegto . :::

 

Horumarka ay magaaladani gaadhay dhowr iyo tobankii sano ee u danbeeyey , waxay gaadhsiisay in ay magaalooyin badan oo ka xiga hareeruhu ay ku dadaalaan iyana sidii ay u gaadhi lahaayeen ama ula tartami lahaayeen , run ahaantiin in magaalooyinku Tartamaan waa wax aad u fiican oo waxay keeni kartaa in dadku halka ay isku haystaan qabiil ay ku dadaalaan in uu nin waliba magaaladii uu u dhashay ama uu ka yimid uu horomariyo taas oo dalkeenu ka hoosbixi lahaa gacanta shisheeye

 

Hadii aynu ka hadalno qiyaasta dadka haatan ku sugan magaaladaas ama degenba sida tira koobkii sanadkii hore sheegay 2005ta waxa lagu qiyaasay in ay degenyhiin magaalda ama ay hoy u tahay in kabadan 120,000 kun oo qof , Tirakoobkaas oo la sameeyey bishii June/2005 waxaa la filidoonaan in sanadkan aynu ku jirnona ay gaadho inlaa 125- 127 kun oo qof , hadii aynu dib u milicsano tira koobkii magaaldan sanadahii 1984kii waxa tirada magaaladan lagu qiyaasay ilaa 5000 ilaa 7000 kun oo qof ,

 

Burburkii dowlada ee sanakdii 1991kii waxa ay tira koobka guud ee magaaladani uu ahaa inta u dhaxaysa 10,000 ilaa 12,000 kun , laga bilaabo wakhtigaas oo ahaa 1991 kiil ilaa 2006 oo ah mudo dhan 15sano waxaa aad u heermaray noloshii magaalda taas oo keentay in dad badan oo Magaaldan u dhashay oo awalkii hore ka guuri jiray in ay ku soo laabtaan ,

 

waxaa kale oo tiradan iyana badiyey dadkii asal ahaan uga soo jeedya magaaldan oo ka soo baro kacay dagaaladii koonfureen ee 1991 - 1995 kii , waxaa kele oo ka soo guuray dad badan oo awal degenaan jiray gobaldan kale ee waqooyiga , sida awdal , w-galbeed iyo Togdheer ,

 

waxaa iyana jira dad badan oo ka soo guuraya Dalalkii qurbaha ee ay awal u qaxeen iyagoo soo doorbidaaaya nolosha wacan ee maanta ka jirta Dhulkood.

 

Xaga Waxbarashada:

 

Xaga waxbarashada maanta waxaa lagu qiyaasaa in ay magaalda ka furan yihiin in kabadan 22 school oo isugu jira Hoose / Dhexe iyo Sare ,

 

waxaa iyana jira Schoolo madax banaan sida kuwa laga barto af-afka qalaad (Ingliishka , Carabiga , Faransiiska iyo i.w.m) oo iyagu haatan kor u dhaafay in kabadan 14 school

 

waxaa jira iyana schoolada lagu barto Farsamada gacanta oo haatan gaadhaya ilaa 6 school waxaana lagu kala bartaa sida ( Korontada , Dhismaha , Dhartolista , Maacuun samaynta , alaab guri samaynta , Computerka , cuno karinta kala gadisan , iyo farsamooyinka gacanta ee kale)

 

waxaa haatan magaalda ka furan 3 maxad oo diininta lagu barto iyo malcaamado quraano habaysan

 

waxaa maanta magaalda ka furan Jaamacad lagu magacaabo Jaamacada Nugaal oo iyadu furan haatan mudo 2aba sano iyo badh ah , jaamacadaas oo heer keedu gaadhay kuwa dalka haatan ka jira oo kale .

 

 

:Xaga Ganacsiga :::

 

xaga ganacsiga magaaladan lama soo koobi karo waayo waxaa maalin walba la furaa xaruumo ganacsi oo isugu jira kuwo waa wayn iyo kuwo yar-yarba , mulkiilayaasha ganacsigan oo badan koodu ay iskug jiraan dada qurbaha ka yimid iyo kuwo hore u sii joogay dalka , ayaa iyagu runtii hirgalaiyey in uu kobco ganacsigaas , gaadhana heer wayn .

 

 

:Xaga wax soo saarka Dhulka iyo Duunyada:::

 

xaga wax soo saarka dhulka waxay haatan laascaanood caan ku tahay in ay iyadu u iib g gayso khudaarta kala nooca ah ee ka soo kala baxa beera degmooyinka gobalka sool , khudaartaas oo dhamaanteed haqabtirtay dadka ku nool magaalda , waxayna ganacsadayaashu gaadhsiiyaan badeecadoodaas magaalooyinka kale

 

xaga xoolaha nool oo ilaahay aad ugu manaystay dhulka Daraawiishta SSC ee uu ku yaalo gobalka sool siiba magaaladan Laascaanood ayaa iyadu waxaay ahaan jiray sanadahii 90kii ilaa dhamaadkii qarnigii hore magaalda ugu xoolaha badan , waxaanay lagu qiyaasay in 90% xoolaha kakala dhoofi jiray labada Dekadood ee kala ah Berbera iyo Boosaaso ay ahaayeen xoolaha ka yimaada Deegaanka Daraawiishta SSC .

 

 

Xaga Wadooyinka iyo DHismaha:

 

 

xaga wadooyinka magaaladan oo awlkeedii hore ay dhex jeexi jirtay wadada dhamaan isku xidha magaalooyinka Soomaalia oo dhan, ayaa iyadu haatan ah mida ugu wayn ee wali dhex badhtanka magaalada marta , waxaa jira wadooyin kale oo ay dadku sameeyeen kuwaas oo leh laami(daamur) waxaana haatan jira ilaa 10 wado oo ay maraan Basaska iyo gawaadhida kala nooca ah wadooyinkaas oo kor u qaaday bilicdii magaalda .

 

xaga gaadiidka dadwaynaha:

 

waxaa jira baabuurta kala qaada dadka ee loo yaqaano gaadiidka dadwaynaha kuwaas oo iskugu jira Basas kuwa waawayn iyo kuwa loo yaqaano caasiga iyo Taxida oo iyagu ku badan magaalda , waxay maglaaladu leedahay in kabadan 30 stop ood oo ay istaagaan Basasku

 

 

xaga dhismaha magalada:

 

waa mid aynaan hal maqaal ku soo koobi karin waayo maalintii la arkaba waxaa laga dhisaa magaalda inkabadan 100 guri , guryahaas oo ay kala dhisyaan shikado yar yar iyo kuwo waa waynba , haatan shirkada ugu wayn ee ka wada in kabadan 180 guri magaaladu waa shirkada loo yaqaano Hilaac taas oo mashruuc heer sare ah ka wada magaalda.

 

xaga korontada iyo Biyaha:

 

xaa magaaldu heshaa nal ama koronto ah 24-7 oo ah 24ka saacadood iyo 7ada maalmood , waxaa magaalda ka jira in kabadan 10 shirkadood oo ka shaqeeya korontada balse haatan Ay midoobeen oo ay labaxeen shirkada xooga korontada laascanood .

 

xaga biyaha magaalda oo awal biyo xumaani ka jiri jirtay , ayaa haatan dadku ku raaxaystaan biyaha kala jaadka ah ee ay galisay hay,adaha UNta iyo kuwo madax banaan oo shicibku leeyihiin , waxaa kale oo jira dhowr warshadoo oo iyagu soo saara biyaha loo yaqaano moya-saxada .

 

Xaga isgaadhsiinta ( Taleefooonada, Idaacadaha iyo TVga):

 

waxaa ka furan magaaldan in kabadan 4 shirkadood oo isgaadhsiineed, waxaanay laascaanood noqotay sanadkii 2005 magaalda soomaaliya ugu isgaadhsiinta wacan , uguna taleefoono jabadan Kuwa guryahay iyo kuwa gacantaba.

 

xaga idaacadha , waxaa haatan ka jira magaalada idaacada la yidhaah Laascaanood oo iyadu haatanjirta 5sano iyo badh waxaa jira iyana idaacado laga dhagaysto Internetka oo iyagu gaadhaya ilaa 5 qaaradood ee aduunka

 

waxaa kale oo jirta shirkad cusub oo la yidhaadh TV-Las-Anod oo haataan wada dhismahii iyo isku habayntii qalabka Tv-baahiyahay oo lagu wado in ay furanto sanadk 2007 horaatniisa.

 

Xaga Gagada diyaaradaha Airportska:

 

waxaa laascaanood ag-ageerkeeda ku yaala ilaa 4 gago-diyaaradeed oo ay soo kala fadhiistaan diyaaradaha sida Jaadka iyo Alaabka loo yaqaano Bagashka , waxaa haatan socda olole ah in la sameeyo Airbot wayn oo la yidhaah Las-anod Airport , mashuurcan oo ay iska kaa shanayaan ganacsadayaal ku dhaqan dalka dibadiisa , mashruucan oo hadafkiisa ugu wayni yahay sidii dadka magaaladan uga kaaftoomi lahaayeen , in ay ku soo dagaan Airport ayda Burco iyo Bosaaso , kuwaas oo sanadkiiba dadka u dhashay magaaladani ku kharash gareeyaan labadaas Airport ee kala ah Burco iyo Bosaaso lacaga ka badan 2.5 milyan , lacagtaas oo isugu jirta , tigidhada, Hoteelada iyo Gadashada alaabta ,

 

si taasi ugu soo xaroorto gacanta Maamulka magaalada waxay isla garteen ganacsadayaashaasi in ay jamciyaan dhamaan 4taas Airport ee yaryar kana dhigaan hal mid ah oo wayn si ay u soo fadhiisankaraan diyaarahda waa ayn ee kala qaada dadka iyo xamuulka kaleba.

 

Isku soo wada duuboo , waxaynaan hal bog ah kusoo wada koobi karin Horumarka balaadhan ee ay gaadhay magaaldan Laascaanood 16kii sano ee u danbeeyey , waxaaase ka muhiimsan in ay dadku dhulkooda dhistaan horumarna gaadhsiiyaan si ay uga kaaftoomaan Dhul shisheeye iyo ku hoolaanshaha dadka kale .

 

hadii dadka Magaaladani ku dhaqaaqaan 50% in horumariyaan magaaldan waxaa aan shaki ku jirin in ay L-caanood noqon karto magaalo Madaxda dadlka , waayo waxay kamid tahay magaalooyinka ugu filka ama faca wayn dhulka soomaalida , hadii ay Taariikh noqotana waxay ku jiraa magaalda 3dexaad ee ugu taariikhda wayn dhulka soomaaliyeed.

 

:waxaa loo baahanyahay in dhulkaaga aad Horamarisid:::

 

 

Widhwidh Media Center:::

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

FreshPrince;772040 wrote:
No, I blame the people of SSC for not creating their own State back in 1991 or 1998, instead of following blindly the "Tolnimo" bullshit.

Puntland doesn't help anyone more than others, you invest in your own areas. What the hell do you expect, handouts to an area that goes forth and back between East and West?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr-Osman, was Buuhoodle ever in the hands of Somalidiidka? Buuhoodle has always been a Puntland supporting city, the entire Gobol of Cayn was indeed 100% Puntland since 1998, YET the so-called Puntland Administrations has not invested or done anything for Buuhoodle or Gobolka Cayn.

 

Every time people ask what Puntland has done for SSC, you mention Laascaanood only, and say "Somaliland took control over it", same excuse. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

FreshPrince;772048 wrote:
Dr-Osman, was Buuhoodle ever in the hands of Somalidiidka? Buuhoodle has always been a Puntland supporting city, the entire Gobol of Cayn was indeed 100% Puntland since 1998, YET the so-called Puntland Administrations has not invested or done anything for Buuhoodle or Gobolka Cayn.

 

Every time people ask what Puntland has done for SSC, you mention Laascaanood only, and say "Somaliland took control over it", same excuse. lol

Puntland government doesn't do much development to begin with. Puntland government manages security so people can build their own regions while being a voice for 5 regions in Somalia in federal politics!!! Dadka dhisay Bosaso was not Puntland govt but its people same with Galkayo and Garowe. Waddoyinka, Ceel biyoodka, Caafimadka, waxbarashada which they do in conjunction with NGOS. As for private enterprises Puntland doesn't get involved accept for major infrastructure like the Galkayo hospital, Airports and port and things of major importance. But as far as business goes its free market this encourages competition at the city level and even between regions which only means the locals benefit. Whats your suggestion Puntland be an authoritarian regime and manage everything? sorry bro its public private relationship there

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ LMAO @ "Puntland Government doesn't do much development to begin with". So, what's the point of having a State, if the people can simply build their own infrastructure, Ministries and roads? What's the point to collecting taxes, if the public institutions are being taken care of by the people?

 

You call yourself "Dr", ka waran! LMAO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Having a government gives us a voice in somalia politics. Having a government secures security of the region so people can rebuild the state. Paying taxes pays our politicians and security forces to make sure our stability isnt disturbed. No stability means no progress!!!

 

Having a government manages to unite people in the region under 1 system, it gives a way to exploit our resources and sign deals with foreign nations such as dubai saracen funding, companies like range resources. Its pretty ridiculous you are ask such a question on why to have a government you sound so mogadishu like!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

This Man

Farole.jpg

 

is managing Cities Like this

 

Bosaso Yesterday Early 2000's

boosa.jpg

 

Bosaso Today 2011

Dab-suuqa-Boosaaso-023.jpg

 

Full view of the city and its scale can be seen here

 

 

Garowe

DSC00013.jpg

6342720375_a73c168706.jpg

SAM_0259.JPG

 

Galkacyo

Galkacyo%5B12%5D.JPG

g6.jpg

 

Video of the Galkacyo city showing it fully. Back in 2008. Due to media black outs can't provided any media update but I believe the city has grown even further.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Were talking about a region with this sort of potential

6343443180_ce6bfefb8b.jpg

3.jpg

8.jpg

 

Before you say this is fake. Please go here and look at the comment by abdifatah necsomalia who is purchasing it. http://www.mywindpowersystem.com/marketplace/ads/18-nedwind-46-500kw-second-hand-wind-turbines-for-sale/

NEDWIND-46-500Kw-Wind-Turbines-1-500x375

 

First ever grassed football stadium at olympic village garowe

104.JPG

 

4-5 Roads paved in Bosaso City. Total of 10 kilometers within the city at best estimate cost of $200k after base is prepared

Schiefer.jpg

 

One of the most ambitious projects in Somalia. Building a city from scratch Bander Siyada

Qaw_Town_Plan.JPG

36874_138758759483188_100000471944646_35

 

Oil. Friends and Foe of Puntland are all watching this closely. Known as the Game-Changer

2u6nw4i.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Galkacyo Airport

images?q=tbn:ANd9GcRzWLnMZXRdsDT-PtjuV6V

 

Terminal Being Upgraded and Outer Perimeter Galkacyo Airport

Garoonka.jpg

 

Garowe Airport Being Built From Scratch

DSC06694-e1319660808421.jpg

 

Bosaso Airport

bosaso1288487715.jpg

IMG_2444.JPG

DSC00264.jpg

 

Run-way a real big failure had alot of potential to be the greatest airport in Somalia

Bosaso%20airport2.jpg

 

If Cade Muse was left alone he had plans for the runway which would've been like this

2753641683_7ecb1574bc.jpg

Stornoway_Airport_Runway.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Bosaso Port

 

Equipments

1106.jpg

 

Please note the equipments and the port also handles container freights

boosaaso31.jpg

 

Some The Things The things The Port Handles are but not limited to;

 

WFP Food Aid Down South

33032-500-375.jpg

 

Livestock

xoolaha-oo-hortaagan-dekedda-Boosaaso..j

abuu_yasir_ship.jpg

 

Construction Materials

dk-port-bossaso.jpg

 

Consumables

Dekedda-20.jpg

 

Military Equipments

SDC12664.jpg

 

Garowe Airport Is handling exports of fishery products which used to go through Bosaso

ar-450x342.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Customs Galkayo

6148.jpg

 

Customs Garowe

13295_108385042535019_100000905704365_55

 

Custom Bosaso Quite disgraceful in my opinion it looks like other checkpoints in somalia and its our most prosperous city

g41.jpg

g5.jpg

bosasocheckpoint.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Bus Stops In Garowe

38479_139982072694190_100000471944646_35

 

Bump Ahead Signs In Garowe

DSC00073.jpg

 

Garowe Turn Ahead Signs

32052_123988620974661_100000905704365_11

 

15 Bus-Stations in Bosaso

busstopsbosaso.jpg

 

Galkacyo also has them

6p.jpg

 

I will not post the stop sign and parking signs at the Bosaso airport. I am trying to show that our cities are equipped with road safety signs

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this