Sign in to follow this  
Siciid1986

Sarkaal ka hadlay maleeshiyooyin laga qaramaynayo Magaalada Buuhoodle

Recommended Posts

Sarkaal ka hadlay maleeshiyooyin laga qaramaynayo Magaalada Buuhoodle

January 6th, 2012 Comments Off

 

Hargeysa (Somaliland.Org)-Taliyaha loo xilsaaray dib u habaynta iyo abaabulka maleeshiyaadka ku sugan buuhoodle iyo nawaaxigeeda si loogu qarameeyo ciidanka qaranka Maxamed Aadan Geele (Curi) ayaa maanta ka warbixiyay halka ay hawlaha loo xilsaaray u marayaan.

 

Maxamed Aadan Geele (Curi) oo hore u ahaa taliyihii Maleeshiyaadka buuhoodle ee ku qancay gogoshii Nabadeed ee Madaxweynaha Somaliland u fidiyay beelaha gobolada bari oo u waramayay wakaalada wararka ee SOLNA, ayaa sheegay inuu ku guda jiro mas’uuliyadii loo xil saaray isla markaana uu diyaariyay Sadex boqol iyo Sideed Askari oo lagu qaramaynayo Ciidanka Qaranka.

 

Sarkaalkani waxa uu cadeeyay inuu saldhigyo ka sameeyay buuhoodle iyo tuulooyinka ay ka midka yihiin Sool Joogto, Maygaagle, iyo Horu- fadhi isla markaana uu xafiis ciidan ka furay badhtamaha Magaalada Buuhoodle.

Sida laga warqabo waxaa dhawaan gaadhay Magaalada Buuhoodle Mas’uuliyiinta Heer Gobol iyo mid degmo iyo Taliyihii qaybta Booliska kuwaas oo Xukuumada Somaliland u magacawday gobolkaas.

 

Weriye Cumar Maxamed Faarax

Somaliland.Org/Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

LAS ANOD — Somaliland will add hundreds of former tribal rebels who embraced a government deal last year into its regular armed forces, official said on Friday. Mohamed Adan Geele (Urri), former rebel leader and commander, told local press that he prepared more than 300 former tribal militants based in Buhoodle for the Somaliland National Army. He said after successful demobilisation and rehabilitation programmes following President Silanyo’s peace deal, they were ready to register for military jobs.He announced the new army has already established bases across Buhoodle and Sool provinces in particular in Buhoodle city, Sool-Jogto, Meygagle and Horu-Fadhi. He added they also had civilian office in central Buhoodle city.The group were part of an armed tribal militant that operated in parts of Sool and Buhoodle region. They clashed with Somaliland forces several times in Widwid and near Buhoodle city.

 

When President Silanyo was sworn-in in July 2010, he offered them amnesty and urged them to join hands in the struggle to move forward. The majority of the former SSC militant embraced the peace accords but a small number funded by few individuals in the Diaspora including Northern Somali Unionist Movement (NSUM) continues to destabilise the region.The recently announced state governors, police commissioners and council leaders for Buhoodle region are said to have reached Buhoodle city to take up their new posts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Curi was one of the leading tribal fighters in the kalshaale war he is in hargeysa right now i am hearing he wants to be made taliyahada ciidamada Somaliliand eeh Degmada Buhoodle.He is a close clan cousin of Chief Caaqil of Buhoodle Mr Mahamuud haji cumar Camay. President Siilaanyo knows how to disarm rebels and make them contribute back to the society of Somaliland.Its a good start lets see how it goes from here inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this