Sign in to follow this  
Abwaan

Bal ayaandarradaan ila arka....dagaaldhibaanno may la baxaan...xildhibaanoow xaal qaado

Recommended Posts

Somalina   

That's gansgta! :D

 

Anti Sakiin camp waa dhaarsan yihiin iney odeyga ka taqlusaan markaan. Weyba sugaayeen asxaabta kale maanta haddeyba biloowgii saxaafada diideen iney gudaha soo galaan.

 

Istuma ilaa hal mid soo haro. Kii raayo reerka ha u haro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;770348 wrote:
That's gansgta!
:D

 

Anti Sakiin camp waa dhaarsan yihiin iney odeyga ka taqlusaan markaan. Weyba sugaayeen asxaabta kale maanta haddeyba biloowgii saxaafada diideen iney gudaha soo galaan.

 

Istuma ilaa hal mid soo haro. Kii raayo reerka ha u haro.

Waxaan isleeyahay arrinta Sakiin waa "kani galbay ku kale mooyee". Maahmaah kalaa oranaysa "ninkii qayrkii loo xiirayoow adiguna soo qoyso", marka C/Weli iyo Shariif Axmed waa loo soo socdaa bay xaaladdu u egtahay...dabadeedna baarlamaanka laftiisa baa ku xiga, sidaas baa Madoobe Nuunoow, Ex-Wasiirkii Dastuurka final ugu soo hari doonaa final ma is tiri oo koobkii Transitional-ka uu ku qaadi laguna gebogebayn...halkaasna dowlad joogto ah looga gudbi insha Allaah? Ilaahay waxaan ka baryaynaa dhammaad khayr leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this