Sign in to follow this  
Maaddeey

Who said Shabab bans football?

Recommended Posts

Showqi   

Maaddeey sxb, labadii sano ee ugu dambeeysay Al-Shabaab wax ay dilaan iyo wax ay dumiyaan mooyaane wax faa'iido ah kumay soo kordhinin Koonfurta Soomaaliya. Marka waad aragtaa oo article-ku wuxuu leeyahay Al-Shabaab saddex sano ayey Jowhar maamulayeen waana markii ugu horaysay ee ay tartan noocan oo kale ah qabtaan. Su'aashu waa waayo? maxaa is badaly iminka, oo ku kalifay in ay tartan sports-ah u qabtaan dhaliyarada?

 

Maaddeey;770387 wrote:
Showqi sxb, Jowhar.com qolada iska leh wa laga wada dheregsanyahay.

Maaddeey Jowhar.com article koodii waa kan oo halkan ayaad ku soo dhajisatay. Markii ay sidii Al-Shabaab oo kale u hadleena: "Gacanta in lagaa jaro miyaa rabtaa" waad dafirtay,,,,:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Jowhar.com ma oggola in article-kooda ama sawirada laga copy-yeeysto, waana taas in markaad right click ku siiso msg-kaas aad kor ku xustay u arkeyso, micnaha waxaad la mid tahay qof wax xadaya oo kale, abaalmarinta tuuggana waa gacan goys, bilo ka hor ayaan ka soo guuriyay 'Qoys Muqdisho ku nool oo kirishtaanoobay' markii aan sawirro ka soo copy-yee damcayna msg-kaas baa ii soo baxay!.

 

Shabaabka gobollada ay ka taliyaan wax dil sharci darro ah oo ka dhaca ma leh. Aniga si 'frequently' ah ayaan u tagaa meeshaas, adigase media-ha ayadoo laga barabagaamo uun baad aragtaa!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awmaadeey muxuu iskaga meer meerinaayaa dhabta jiri jirtay.

 

Dhabta waxee ahayd kuwaas Barbaarta Jowhar ka taliyo hore ayee u mamnuuceen ciyaaraha banooniga la ciyaaro. Maamulkii hore la badalay ugu wacan inay xaalka isbadalo.

 

Dadka reer Jowhar oo mudo laba sana ah kadib daawaday ciyaarti ugu horeysay oo kubadda cagta ah

 

Ciyaar kubbada cagta ah oo aad u xiiso badnayd ayaa markii ugu horeysey muddo labo sano ah waxaa lagu daawaday galabta garoonka kubbada cagta ee degmada Jowhar.

 

Ciyaartan ayaa waxaa daawashadeeda ka soo qeybglay boqolaal ruux oo ka kala yimid xaafadaha degmada jowhar ay ka kooban tahay.

 

Ciyaarta maanta ayaa waxaa wada ciyaaray labada koox ee ku kala ciyaarayay magacyada Cefa iyo Sahan, ciyaartan ayaa ciyaartoydii labada koox u kala ciyaaraysay
dhalinyaro iyagu si dhuumasho ah ku ciyaari jirtey bilihii la soo dhaafay kubbada cagta
.

 

Hase ahaatee is afgarad dhex maray maamulka gobolka Sh.dhexe iyo dhalinyarada isboortiga ayaa loo fasaxay in ay kubbada ciyaaraan balse fuliyaan qoddobo dhowr ah oo ay dhalinyaraduna oggolaatay
.

 

Ciyaartan ayaa daqiiqadihii la ciyaarayay waxaa ay ku dhamaatay barbaro eber iyo eber ah.

 

Hase yeeshee ciyaartan ayaa waxaa ay ahayd mid xiiso badnayd maadaama dad aan muddo dheer aan is arag ay ku kulmeen garoonka kubbada cagta.

 

Maamulkii gobolka Sh.dhexe ayaa hore uga mamnuucay garoomada kubbada cagta ee Jowhar in lagu ciyaaro waxayna dhalinyaro badan kala kulmi jireen maamulkii hore hanjabaado iyo xarig.

Xigasho

 

Dhabta labaad jirto waxee tahay Reer Afgooye ilaa iyo hadda banooni ciyaaraan looma ogola.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Su'aashaydii wuxuu walaalkay Maaddeeye ka meer meeraystaba waa kaas saaxiibkey MMA ayaa iiga jawaabay.

 

MMA Thanks yaakheey, hadda waan wada ognahay sababta ay Al-Shabaab u qaban qaabisay tartarkan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Maadeey plays around too much...Lol...Hadda ma tan buu lasoo sheega tagay. Not sure what Maadeey intends to accomplish here- maybe little sympathy for AS for they have come a long way from the killing fields to the playing field. One thing is for a fact though, even Maadeey will give up on these guys some day- Not too far perhaps.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadeey wuxuu u soo noqday waxee tahay wuxuu islahaa Xabashadii kasoo gudubtee xad beenaadka mar kale ka faa'ideyso oo Barbaarta buun buuni. Kuwaas biyaha Samsamka xataa haddee ku qabeystaan ma daahiri doonaan, sida loo nacayna Soomaali dhan wada ogsoon and as much as Xabashada loo necebyahay qaarkood loo nacay.

 

Showqi, adaa mudan, duqa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Maaddeey;770387 wrote:
Ngonge, arrimahaas hore ayaan uga hadalnay (Adiga & Aniga), wixii la difaaci karayna waan sheegay, I never said they are 100% correct, I agree with you that, what I don't agree is that their mistakes outweighs their good deeds. In wax la dilo Diinta ayaa qabta, iyagaana isu xilqaamay iney Diinta difaacaan, qofkii awood u leh inuu diinta difaaco waajib bay ku tahay oo uu xuduudda oogo,
wala anta tadcuu li tactiil al shareecah?
.

 

Rumors'ka in laga hadlo waa loo baahanyahay, waa kan oo Showqi oo nin caqli badan ah (sidiisa kale) ayaa meeshan weli la soo taagan!.

 

Showqi sxb, Jowhar.com qolada iska leh wa laga wada dheregsanyahay.

If the shareecah is being applied by Al Shabab then YES I am for 'tacteel al shareecah' ya Maaddeey. For if I want to apply it I have to trust those that are applying it, saaxib. Having looked at their way of working and their obsession with nonsense I can't reasonably believe them to apply the shareecah fairly or with any semblance of wisdom, saaxib. This goes way beyond banning football or such small & irrelevant matters. Zayt wa daqeeq, saaxib, zayt wa daqeeq. Yaa inoo kala saari kara? asxaabak waa 'shobha' socota dee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
peasant   

Probably Alshabab figured out, it is a lot easier if they just put the bomb in the match's trophy to eliminate the top young contenders;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this