Sign in to follow this  
Saalax

Wasiirada Arimaha Dibada iyo Madaxtooyada Oo Si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Qaahir

Recommended Posts

Saalax   

Wasiirada Arimaha Dibada iyo Madaxtooyada Oo Si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Qaahir

posted by: Daahir shaami

 

Wasiirka Arrimaha Debeda, Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey Qaahir oo ay maanta ka degeen waxaana gegida diyaaradaha ku sugaayey oo ka horyimid Dublamaasiyiin iyo masuuliyin ay horkacaysay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Debeda ee qaabilsan Africa ee Dalka Masar, Mona Omar oo uu weheliyo Safiirka Dalka Masar ee Somaliya iyo Somaliland Ayman Magdi Labada Wasiir oo ay gelbinayaan masuuyiin sarsare oo u badan wasaarada khaarajiga ee dalka masar ayaa la dejiyey halkii loogu talo galay oo maqaamsare leh.

 

di-7Q21.jpg

 

 

Weftiga Somaliland ayaa la filayaa in maalinta beriya kulamo la yeeshaan madaxda dawlada masar oo uu ugu horeeyo wasiirka arrimaha debeda ee dalkaasiSocdaalka uu weftiga Somaliland ku tegay dalka masar ayaa ah mid qiimo weyn ugu fadhiya xidhiidhka ay Somaliland la yeelanayso wadamada carbeed iyo kuwa Afrikaba iyadoo ay u muuqato in ay Somaliland ka faa’iidaysanayso isbedelka ka dhacay dalka masar waxana la ogyahay in ay dawlada masaaridu meel muuqata kaga jirto Saamayn weynaha ku leedahay guud ahaanba siyaasada Afrika iyo carabta oo ay tahay halka isku xidha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Carafaat;767461 wrote:
Very good. Somalia and Somaliland talks have started.

 

 

kkkkkk this about Egypt and Somaliland what Somalia talks? don't tell me you believe Waagacusub k.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

kk did any reliable Somaliland websites mentioned it? if not do not bother us with news from websites like

Waagacusuub.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;767465 wrote:
kk did any reliable Somaliland websites mentioned it? if not do not bother us with news from websites like

Waagacusuub.

He got it from that mad website called allssc

 

Jabhada SNM iyo Dawlada Labo Shariif oo Shir Mu’aamaradeysani Qaahira uga Socdo (xog hoose)

 

London (Allssc.com) 23 Disembar 2011

 

Niman uu horkacayo Wiilka dhaqan celiska ah ee ay SNM-tu ku sheegto inuu arimaha dibada u qaabilsanyahay Mohamed Bajaaj iyo kuwo kale oo looga

 

 

http://allssc.com/?p=19270

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

So now allssc is right? this is Arab world attempt somalia peace following PM Gas trip to Qadar. others will be invited too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Duufaan;767510 wrote:
So now allssc is right?

 

Who said they are right? the foreign minister visit to Egypt was posted by Somaliland websites days ago before Allssc copied some of the

nonsense from Waagacusub.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Your websites never writes the true. They never posted before allssc or waagacusub. they did not imform the true reason, your minister is in qairo Egypty.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Duufaan;767515 wrote:
Your websites never writes the true..

 

And Waagacusub, Allssc does? kkkkkkkkk. Give me a break.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;767466 wrote:
He got it from that mad website called allssc

 

 

Jabhada SNM iyo Dawlada Labo Shariif oo Shir Mu’aamaradeysani Qaahira uga Socdo (xog hoose)

 

London (Allssc.com) 23 Disembar 2011

 

Niman uu horkacayo Wiilka dhaqan celiska ah ee ay SNM-tu ku sheegto inuu arimaha dibada u qaabilsanyahay Mohamed Bajaaj iyo kuwo kale oo looga

 

 

 

 

kkkk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this