Sign in to follow this  
Duufaan

Xukuumadda somaliland Oo Sheegtay Inay Amar Ka Soo Saartay Urur Diimeedka Xisbulaah

Recommended Posts

Duufaan   

Xukuumadda Oo Sheegtay Inay Amar Ka Soo Saartay Urur Diimeedka Xisbulaah

 

“Waxaan Bixiyey Amar Ku Saabsan Arinta Ururka Xisbulaah, Marka Aan Hubsado Inuu Fulay Ayaan Ka War Bixin Doonaa” Wasiirka Arrimaha Gudaha

 

Hargeysa, December 15, 2011 (Haatuf) – Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa sheegay inuu bixiyey amar lagu soo qabanayo hogaamiyeyaasha Urur Diimeedka Xisbulaah ee todobaadkan Hargeysa lagaga dhawaaqay.

 

Wasiir Duur ayaa mar aanu xalay khadka tilifoonka kula xidhiidhnay, waxna kaga waydiinay Urur Diimeedka Xisbulaah ayaa ku gaabsaday inuu bixiyey amarka Xisbulaah, isla markaana uu ka hadli doono marka uu hubsado inuu fulay amarkii iyo in kale iyo halka ay xukuumadu ka taagan tahay furista urur diimeedka Xisbulaah.

 

Waxaanu si kooban u yidhi “Waxaan Bixiyey Amar Ku Saabsan Arinta Ururka Xisbulaah, Marka Aan Hubsado Inuu Fulay Amarkii, waxaanan la fadhiyaa odayaal ee igu soo celiya goor dhaw”.

 

Dhinaca kale guddida diwaangalinta Somaliland ayaa iyagu ka hadal inay shacbiga u soo bandhigaan waxa uu sharciga dalka iyo dirtoorku ka qabaan urur diimeedyada saaxada siyaasada ku soo biira, inkasta oo Hogaanka Urur Diimeedka Xisbulaah la sheegay inuu ka soo horjeedo Distoorka qaranka u dagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

The minister gave order to arrest the leaders of hisbulaahi political party. why?

was not somaliland a want be demoqratiq nation? in theory so called demoqoratic process, this should be a court case.

 

"Dhinaca kale guddida diwaangalinta Somaliland ayaa iyagu ka hadlay inay shacbiga u soo bandhigaan waxa uu sharciga dalka iyo dirtoorku ka qabaan urur diimeedyada saaxada siyaasada ku soo biira,"

 

I though this was bravest tribe in somalia and they are not confident here. They are very much calculating any negative outcome before hand. this is very dengerous faith issue

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this