Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Final Resolution of the Erigavo conflict

Recommended Posts

Xukuumadda Somaliland ayaa isla shalayba xabsiga ka sii daysay dhawr iyo toban ka soo jeeda Maleeshiyadii isku dayday inay qafaalato Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Xiirane kadib markii ay isku dayeen inay wadahadal u furan labada Beelood.

Sida uu Waaheen u xaqiijiyay mid ka mid ah saraakiishii goob jooga ka ahayd go’aamaddii shalay lagu dhawaaqay ee laga soo saaraay shaqaaqadii Ceerigaabo ayaa sheegay in isla shalayba go’aanka kadib ay Xukuumaddu fulisay sii daynta kooxdaas oo ka mid ahaa qoddobada lagu heshiiyay in la fuliyo.

Sii daynta Kooxdaas ayaa noqonaysa qoddobkii koowaad ee ka fula waxyaabihii lagu heshiiyay eek u xidhnaa dhinaca Xukuumadda iyadoo lagu xukumay bixinta Magtii ka dhalatay Rasaastii kooxda la sii daayay ku furtay sadex qof oo isla maalintaas dhintay oo ay ka mid ahaayeen laba Askari oo CIIDANKA Qaranka ah iyo Haweenay

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Dumarka loo bixiyo godob reebka ama in dhalasho laysugu daro dadkii wax kala gaareen wuxuu ahaa dhaqan somaaliyeed oo aad u wanaagsan in kastooy adagtahay in laga dhaadhiciyo dadka reer galbeedka la koray

Aritan SNM tu waa ku gabasho dhaqan waliba qaawan marxuunkiina waxaa dilay ciidanka qaranka walaashiisna ha la guursado daawo keeni mayso aragtidayda

Share this post

Link to post
Share on other sites

gooni;763115 wrote:

Yasin xiin fanin nin hubeysan ba dilay ma dilin Askari ka tirsan Somaliland wax cusbso saaxib ninka la dilay na wuxu aha gudoomiyaha degmada fiqifuliye

Share this post

Link to post
Share on other sites

gooni;763121 wrote:
Ragga hubaysanoo dhan sow ciidanka qaranka maahan? ma markaad ingriiska noqon jirtaa la gaaray?

Maxaad ka hadlaysa saaxib qof hubeysan oo an ciidanka Somaliland ka tirsanayn ciidanka qaranka kama mid aha

Share this post

Link to post
Share on other sites

peace should prevail at any cost. Mutual interest should ride the way, not a parasitic relationshiop

There's nothing wrong with tolka oo nabad kawada hadlaayo,,,,,if that is stone age, so be it.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abdul   

sharma-arke451;763148 wrote:
peace should prevail at any cost. Mutual interest should ride the way, not a parasitic relationshiop

There's nothing wrong with tolka oo nabad kawada hadlaayo,,,,,if that is stone age, so be it.

What tolka you talking about??

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this