Sign in to follow this  
Duufaan

Somaliland attempted to buy recognition

Recommended Posts

Duufaan   

Contacts With TFG In Somalia

Written by Qaran news

Dec 02, 2011 at 11:30 AM

The following are confidential information received by Qarannews.com from within Somaliland detailing secret and unconstitutional contact between the Somaliland Foreign Minister, Dr. Mohamed Abdillahi Omar and unnamed members of the transitional federal government in Somalia.

 

In the e-mails, the minister clearly states that he has been in contact with TFG members.

 

The e-mails also indicate that the Somaliland Foreign Minister, Dr. Mohamed Abdillahi Omar had, allegedly, been withholding information from Somaliland's parliament during the time he had been called to answer questions regarding Somaliland's foreign policy.

 

It is clear, in our opinion, that the Somaliland Foreign Minister has allegedly embarked on an dangerous adventure which is detrimental to Somaliland's sovereignty, integrity and security.

 

The following are excerpts from these e-mails.

 

 

 

 

 

 

From: momar@hotmail.co.uk

To: mobalayah@yahoo.co.uk

Subject: RE: Who is easier to negotiate a strong TFG or a weak TFG regarding the recognition

Date: Tue, 1 Feb 2011 13:20:51 +0000

 

Dear Eng. Balayah,

 

I am in contact with the TFG and I agree with you that it is much easier to negotiate with the current weak TFG.

 

Thanks.

 

Mohamed

 

Date: Tue, 1 Feb 2011 10:30:33 +0000

From: mobalayah@yahoo.co.uk

Subject: RE: Who is easier to negotiate a strong TFG or a weak TFG regarding the recognition

To: momar@hotmail.co.uk

 

 

Dear Dr. Mo,

 

I am writing my opinion that could look a bit contraversial at this time but I believe now is the right time to brain storm this issue about the recognition directly dealing with the TFG. It is much easier to negotiate with a weak entity than a strong entity. I believe Sh. Sherif and co. are very weak now and are on the edge, meaning, have only six months to go. In addition to that, he and his team have no political future in future Somalia; therefore they would do anything possible to grab some money in exchanging of any deals. Do you believe they grabed only $5M USD from a UAE company and signed for them a contract to takeover Mogadishu Airport and manage it completely. We need forge a deal with them and make them sign recognition before they leave the office; the west gave money to General Bashir to let South Sudan go. UK & USA can make him sign our recognition.

The key is how to do that sensitive brokership & who is the best broker??? I suggest to seek advise with the British and Ethiopia plus a bit of the UN/IGAD because they know very well the future of these individuals.

Do have in mind ways to forge this deal before August 2010? Please make this discussion is top secret til we come up some kind of solution.

Please write back or let me know if you have Africa online telephone (it is the american lines usually people have in Hargeisa) and I could discuss with you a bit longer.

Just now I heard a sad story, the sudden death of prof. Ibrahim Meygaag Samatar. Somaliland lost another great guy; Inna-llillaah wa inna illeyhi rajucuu.!!!

 

Please reply.

 

With best regards,

 

Eng. Balayah

London UK

 

 

 

On Mon, 31/1/11, Mohamed Omar < momar@hotmail.co.uk > wrote:

 

From: Mohamed Omar < momar@hotmail.co.uk >

Subject: RE: TFG in life support - attached draft will come out officially

To: "Balayah" < mobalayah@yahoo.co.uk >

Date: Monday, 31 January, 2011, 15:27

 

Thanks Eng Balayah for this.

 

Mohamed

 

 

Date: Mon, 31 Jan 2011 12:31:51 +0000

From: mobalayah@yahoo.co.uk

Subject: TFG in life support - attached draft will

come out officially

To: momar@hotmail.co.uk

 

Hi Dr. Mo,

Useful doc. attached which overviews the current

situation of the TFG.

 

With best regards,

 

Eng. Balayah

More To Come

 

Last Updated ( Dec 02, 2011 at 11:37 AM )

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

December 2, 2011

 

Madaxweynaha Jabuuti oo kasoo horjeestay in Somaliland loo aqoonsado dal madax banaan

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti ayaa markii u horeysay si cad ah uga hadlay mowqiifkiisa kaga aadan aqoonsiga ay raadinayso maamulka Somaliland taas oo ay ku doonayso in ay ka madax banaanato Soomaaliya inteeda kale.

 

Ismaacil Cumar Geelle oo wareysi siinayay mid kamid ah Wareysiyada kasoo baxa dalka Faransiiska ayaa ka hadlay arimaha kala duwan ee ka taagan dalka Soomaaliya,waxaana si gaar ah wax looga weydiiyey arimaha Somaliland ee la xiriirta aqoonsiga ay ka raadinayso Caalamka.

 

Madaxweyne Geelle ayaa la waydiiyey su’aal ku saabsanayd sababta uu u aqoonsan waayay Somaliland maadama bilo kahor ay Dowladiisa aqoonsatay dalkii cusbaa ee kusoo biiray caalamka ee Koonfurta Suudaan oo ka go’aday Waqooyiga.

 

”Koonfurta Suudaan way ka duwan tahay Somaliland,waxay halgan dheer usoo galeen madax banaanidooda ama xorriyadooda”,ayuu yiri.

 

Wuxuu sidoo kale sheegay in Somaliland ay aad u deg degeen isagoo sheegay in ay samaysteen astaamaha dowladaha lagu yaqaano ee ay kamid yihin lacag iyo calan,isagoo ku sifeeyey ama tusaale ahaan u qaatay in gaarigii ay ka horumariyeen dameerkii jiidayay.

 

”Waxaa u ogolaanay in Passport-kooda ay dalkeenu kusoo galaan iyo in cid wakiil uga ah soo dirsadaan”,ayuu mar kale sheegay isagoo raaciyey in aysan wax dheeraad ah u qaban karin.

 

Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa dhamaan hadaladiisa u muuqdeen kuwa uu kaga soo horjeedo in xilligaan la kala qaybiyo Soomaaliya xilli aysan jirin dowlad dhexe oo maamusha dalka.

 

Maamulka Somaliland ayaa weli wax jawaab ah ka bixin hadalkaan kasoo baxay Madaxweyne Ismaacil Cumar Geelle,balse waxaa la saadalinaaya in ay saamayn ku yeelan karto xiriirka dibloomasiyadeed ee labada dhinac.

http://www.somalidiasporanews.com/Wareysiyo/cadhoole.mp3

 

http://www.bosasopress.com/wasiirka-amnigagalmudug-ha-joojiso-fiidnada

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

I think, they already paid the 5 million. Both shariifs had made some positive comments and TFG interior minister also made a comment lately at VOA. Suudaan like intiative was going for while but now seems miserably failed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

these are not fake. It is official email account of somaliland minister. their was fight going for while between the minister and the qarannews editor who had some how access the ministers emails. every other week he post some of ministers emails. what we known now they attempted. this is some somaliland advisors policy to get recognition from moqdisho and African Union.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

SHAKI iyo TUHUNNO ku Xeeran Wada-Joogitaanka Labadda Shariif iyo Siilaanyo ee Itoobiya

Written by Qaran news

Nov 24, 2011 at 07:21 PM

SHAKI iyo TUHUNNO ku Xeeran Wada-Joogitaanka Labadda Shariif iyo Siilaanyo ee Itoobiya

 

Adiss Abab(Qaran news)-Warar Wargeyska “Yool” helay, ayaa sheegay in Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaayo) uu Habeen hore soo gaadhay Magaalada Adiis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyadoo geesta kalena ay halkaa gaadheen Madaxweynaha dawlada Soomaaliya Shariif Sh. Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamanka Sooomaaliya Shariif Xasan.

 

Haddabaa, inkastoo marka horeba Madaxweyne Siilaanyo laga filayey inuu ka soo dego dalka Itoobiya sidii hore looga bartay, hadana warar aanu ka helnay ilo-wareedo looga qaateen ah, waxa dawladda Itoobiya isku dayday marar badan inay isku soo dhowayso maamulada ka jira gudaha Soomaaliya, haseyeeshee ay inta caqabado kala duwani ka horyimaadeen suurta galnimada isu imaantiga dhinacyada isku haya siyaasada Soomaaliya. Sidaa awgeed waxa wararku sheegayaan in safarkan iyo kii ka horeeyey ee Madaxweyne Siilaanyo ku tegay dalka Itoobiya Labadaba intii uu joogay Madaxweynuhu ay jireen kulamo qarsoodi ah oo dhex maray isaga iyo siyaasiyiin qaarkood u dhasheen Somaliland, balse aaminsan nidaamka Federaalka, halka socdaalka Madaxweyne Siilaanyo uu hadda ku joogana la sheegay in siyaasiyiin xilal culus ka haya Xukuumada dalka Itoobiya isku dayeen inay kulan siiyaan Madaweyne Shariif iyo Ra’iisal-baaralamankiisa iyo Madaxweyne Siilaanyo.

 

Sidoo kale, waxa iluhu tibaaxeen in isku daygan hadda xubnihii waday ay ku guuldaraysteen marka loo eego kan kii ka horeeyey oo isagu noqday mid naajaxay, isla markaana si qarsoodi ah la isku soo horfadhiisyey Madaxweyne Siilaanyo siyaasiga Cali Kahliif Galaydh, oo isagu ah Nin si weyn uga soo horjeeda qadiyada madaxbannaanida Somaliland, sidoo kalena kaalin weyn ku lahaa qorshihii lagu aasaasay Jabhada SSC, oo iyagu dagaalo iyo colaado salka ku haya nidaam beeleed ka wada deegaanada Gobolka Sool, halkaasoo siyaasiganina uu dhalasho ahaan ka soo jeedo.

 

Waxa kaloo, wararku intaa ku darayaan in Madaxweyne Shariif iyo Ra’iisal-baaralamnakiisu ay markii hore halkaa u tageen si ay uga qayb galaan shir xubnaha Urur-goboleedka IGAD uga furi doona Magaalada Adiis, sidaa darteedna aanu qorshahoodu markii hore ahayn mid ku jihaysan oo keliya la kulanka Madaxweynaha Somaliland. Tuhunka iyo shakiga ee bulshadu ka qabto Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo, kuna jihaysan go’aanka Xukuumadu ee ku aadan qadiyada Madaxbannaanida Somaliland, ayaa waxay si weyn usoo shaac-baxday kadib markii tiraba dhawr jeer Masuul ka tirsan Xukuumadu kulamo iyo shirar kala duwan madal la soo fadhiisteen dawlada Koonfurta Soomaaliya, iyagoo huwan magaca Somaliland, kuwaasoo ay ka mid ahaayeen shirarkii UN-tu ub qabatay kooxaha Soomaaliya ee ka kala dhacay London iyo Nayroobi.

 

Iyadoo sidoo kalena, waqti xaadirkan ay jiraan shirar ka kala socda dalalka Kiiniya iyo Yugaadha, kuwaasoo ay ku maqan yihiin wefdiyo kala duwan oo ka socda Somaliland, oo iyagu shirarkaa loo qabtay kooxaha Soomaaliya ku dhex fadhiya magaca Somaliland. Shirarkaasoo midna uu ku saabsan yahay Cudurka ADISKA, halka kan kalena uu yahay mid la xidhiidha dhinacyada maamulada dawliga ah.

 

Si kastaba xaalku ha ahaadee, waxa dad badani maanta isweydiinayaan sabab keentay in Madaxweyne Siilaanyo, oo isagu wax badan bulshada ku dhego-barjeeyey MUJAAHIDNIMO iyo inbuu lexo-jeclo weyn ka leeyahay shacbiga iyo Somaliland-ba in mudadii yarayd ee uu xilka hayey uu noqdo waqtigii shacbigu ugu shakiga iyo tuhunada badanaa, gaar ahaan marka laga hadlayo qadaiyada madaxbannaanid iyo gooni-isu-taaga Somaliland. Arintaasoo aragtiyo kala duwan ay kala bixiyeen dadka siyaasada ka faaloodaa, isla markaana dadkaa qaarkood ay ku micneeyaan hadaladii hore ee Siilaanyo kuwo aan dhab ahayn, isla markaana dabada ku hayey ujeedooyin siyaasadeed iyo waxyaabo kale oo isugu jirey Nin jeclaysi iyo Nin necabaysi labadaba.

 

Haseyeeshee marka arimahaasoo dhan laga yimaado waxa Madaxweyne Siilaanyo la gudboon inuu bulshadiisa u caddeeyo arimo badan oo dhammaantood si gaar ah isaga looga sugayo inuu kala caddeeyo, kuwaasoo kala ah arinta ku saabsan Caafimaadkiisa oo marar badan suuqyada la soo geliyo hadalo aanan wanaagsanayn oo laga sheegayo Caafimaadka Madaxweynaha, iyo sidoo kale, mawqifka Madaxweyne Siilaanyo uga meel yaal qadiyada goon-isu-taaga Somaliland, taasoo iyadana marar badan suuqyada siyaasada la soo geliyo hadal-hayno aan fiicnayn oo ku saabsan mawqifka Madaxweynuhu ka taagan yahay Madaxbannaanid Somaliland oo lagu tilmaamo mid aan dhab ka ahayn.

 

 

Yool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Somaliland Delegation to Visit Mogadishu in Historic Trip

Written by VOA

Sep 24, 2011 at 01:03 AM

Somaliland plans to send a delegation to Somalia's capital Mogadishu on Saturday, in what would mark the breakaway region's first official visit there in more than 20 years.

 

During a news conference Thursday, Somaliland Vice President Abdirahman Saylici downplayed any political significance, saying the trip is purely humanitarian.

 

The delegation plans to deliver money to help Somali drought and famine victims. Somaliland's trade, industry and tourism minister, Abdirisaq Khalif, said his region's people have raised $700,000.

 

A second delegation from Somaliland will visit Kenya's massive Dadaab refugee complex near the Somali border on Saturday. Dadaab is home to more than 400,000 Somali refugees.

 

Somaliland declared independence from Somalia in 1991, but is not recognized by any nation. The region runs its own affairs and has existed in relative peace and stability for two decades.

 

Somalia, in contrast, has been wracked by 20 years of chaos and conflict since warlords overthrew dictator Mohammed Siad Barre in 1991.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Jacaylbaro;762886 wrote:
:D
:D ,, Reminds me of the "Desperate Wives" ...... lool

So you watch desperate wives. wonder you are SF in CA. who is desperate here?

if you take part every colorfull parade they do SF, maybe, maybe there will be recognition.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

These fake emails are insulting to the TFG, Somalia, Somaliland and my intellect. If recongnition could be bought now for only 5 million dollars, it should have been bourhgt 20 years from Ali Mahdi for a lot less. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa topic cajiib ah iyo taatikada cusub ee isgooniyeelka. Balse anigu 3 mid ayaan ka iri. Mid waa in lagu farxaa, midna waa laqariibsadaa, mida kalena waa laga naxaa.

 

1. Mid waa in lagu farxaayo, haday walaalahaya isgooniyeelka aqoonsadeen in Muqdisho ay talada iyo go'aanka kama dhanbsaysta taalo oo British-ka iyo gaalo daba orodka iska daayeen, taas waa in lagu farxaa.

 

2. Midna waa laqariibsadaa, sidee TFG(Transitional government = Dowlad Kumeel gaar) ay go'aan uga gaari kartaa Somalia's territorial integrity, iyadana layaab ayay mudantahay.

 

3. Midna waa in laga naxaa, Shariif Sakiin iyo Shariif hotel tuuganimada ay umaleegeen isgooniyeelka ee xogaagi Hargeisa yaalay ku aruursadeen, taasna waa in laga naxaa, waa khaa'imiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

warkaas waxbaa u dhiman jamhuuriyad yaroo iska qayisha aduunkana laga yaqaan maxay aqoonsi uga doonan shariif sakiin?!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this