Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Madaarada Aduunka iyo qaarada Afrika ugu runway ga dheer iyo halka uu kaga jiro madaarka Berbera

Recommended Posts

SDWO (London 25/11/2011) Daraasad cilmi baadhis ah oo shebekeda SDWO ay ku samaysay madaarada aduunka iyo afrikaba ugu run way ga dheer ayaa madaarka Berbera uu madaarada Afrika ugu run way ga dheer ka galay numberka 10aad, marka wadan ahaan loo eegana qaarada afrika uu kaga jira dalka 7aad ee ugu run way ga dheer, iyagoo ay ka horeeyaan dalalka Koonfur Afrika, Zimbabwe, Congo, Namibia, Libiya iyo Moroco oo keliyi.

 

Madaarka Berbera ayaa dhinca aduunak 77 madaar ee ugu run way ga dheer ee uu run waygoogu ka dheer yahay 4000meter kaga jira madaarka 47aad isagoo dhererkiisu yahay 4140 meter. Madaarka aduunka ugu run wayga dheer ayaa noqday madaar ku yaala dalka China oo dhererkiisu yahay 5500 meter. Madaarka labaad iyo sedexaad ee aduunka ugu run wayga dheer ayaa ku yaala dalka Ruush ka oo dhererkoodu yahay 5403 meter iyo 5000 meter. Madaarka Afraad ayaa noqday dalka Brazil oo dhererkiisu yahay 4967 meter, halka Madaarka 5aad ka noqday dalka Koonfur afirka oo dhererkiisu yahay 4900. Dalka Maraykanka ayaa soo galay dalka 6aad oo dhererkiisu yahay 4877 meter.

 

7 wadan oo keliya ayaa qaarada Afrika ka soo galay 77 ka madaar ee aduunka ugu run way ga dheer, Dalalkaas oo kala ah, Somaliland, South Africa, Zimbabe, Congo, Namibia, Moroco iyo Kenya.

 

Dhinaca dalalka Carabta dalka Qatar ayaa noqday madaarka 7aad ee aduunka ugu run way ga dheer halka dalka Iraq ka noqday dalka 9aad. Dalka isutaga Imaaradka caraba ayaa noqday dalka 19aad. Dalka Iiraan ayaa noqday dalka 22aad. Dalka Saud Arabia ayaa isagu aduunka ka galay dalka 38aad.

 

Dhinaca Yurub 5 wadan oo keliya ayaa soo galay 77 ka wadan ee aduunka ugu run way ga dheer oo kala ah. Dalka UK ayaan soo gelin madaarada ugu runwayga dheer aduunka isagoo madaarka ugu weyn UK ee Heathrow uu dhererkiisu yaha 3901meter. Dalalka Germany, Luxembourg iyo Ukrian ayaa iyaga run waygoogu yahay 4000 meter.

 

Dalalka Yurub ka soo galay 77 ka dal ee uu run way googu ka dheer yahay 4000meter ayaa kala ah, Ruush ka, France, Spain, Kazakhstan iyo Greece .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

^Next will be 3rd biggest Rock in africa is in Sland region.

 

yes - more obscure lists will translate full recognition...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this