Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Official Somaliland provincial football tournament thread

Recommended Posts

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo U Safraya Gobolka Togdheer Si Uu Xadhiga Uga Jaro Ciyaaraha Goboladda Dalka Ee Barri Ka Dhacaya Magaaladda Burco

 

Md Saylici oo ay Safarkiisan ku wehelin doonaan Xubno ka Mid ah Goloha Wasiiradda iyo Xildhibaano ayaa lagu rajo weyn yahay....

 

Hargeysa (GNS) Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa la filayaa in uu Maalinta Barri ah furri doono Ciyaaraha Gobolada ee ka dhacay magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer.

 

Md Saylici oo ay Safarkiisan ku wehelin doonaan Xubno ka Mid ah Goloha Wasiiradda iyo Xildhibaano ayaa lagu rajo weyn yahay in Subaxa ka jar maadi doono Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxana uu madaxweyne ku xigeenku si toosa xadhiga uga jari doonaa Garoonka lagu qaban doono ciyaaraha Goboladda Dalka.

 

Ciyaarta ugu horeysa ayaa waxa isku began labadda Naadi ee ka kala Socdda Goboladda Maroodi jeex iyo Togdheer, waxana Gabi ahaan Caawa si toosa Magaaladda Burco u soo gaadhay Dhamaan Goboladda ka Qayb gali doona Ciyaaraha kala Duwan ee ka qabsoomi doona Magaaladda Burco.

 

Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxa si adag loo adkeeyay Aamankeedda, waxana si habsami ah u socota u diyaar garowga Ciyaaraha.

 

Isku soo wadda duuduub oo Ciyaartan ayaa haddii ay qabsoonto noqon doonta markii ugu horeysay ee ciyaaraha goboladda dalka oo dhan lagu qabto Magaaladda Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

A_Khadar;762091 wrote:
It can be politized as needed but Sool played any tournament somalis play.. ..

A_Khadar, a Garaad fella once said that Garaad folks are only Somali's that are part of TFG, Puntland, Somaliland, djibouti, Somali region of Ethiopia. And that SSC politicians should not lock themselves up but be part of any political arena.

 

I though that he had a quite refreshing and sportive argument, dont you think?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Garnaqsi   

Alpha Blondy;761313 wrote:
go sahil region.
champions for 4 years running.

I'll bet anything that's not true! Could someone please post the list of winners of previous tournaments?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Magaaladda Burco oo aad loo Adkeeyay, Siyaasiyiin ku sii qul-qulaya iyo Ciyaarihii Gobolada oo bilaabmaya

 

Hargeysa(Waaheen) Amaanka magaaladda Burco iyo Garoonka Kubadda Cagta ee ay Ciyaaraha Goboladdu ka bilaabmayaan ayaa aad loo adkeeyay si loo ilaaliyo Nabadgelyada Gobolkaasi oo ay ku qul-qulayaan dadweyne, Siyaasiyiin, Ciyaartoy iyo Madax ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo uu gadh-wadeen u yahay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici oo si rasmi ah Ciyaarahaasi u furi doona.

Sida uu ku soo waramay Wariyaha Gobolkaas waxa ilaa shalay magaalada Burco gaadhay boqolaal qof kuwaasoo Camiray dhamaan Meheradihii Ganacsiga ee Burco iyo Huteeladdii Hurdada. Waxaana laga dareemayaa jidadka iyo goobaha lagu kulmo wajiyo cusub oo ka kala yimi Goboladda Somaliland oo dhan kuwaasoo qaarkood ay Burco ku cusub tahay.

Dhamaana waxa ku wada hoyday magaaladaasi Ciyaaryahanadii ka qayb qaadanayay Tartanka Ciyaaraha kuwaasoo u soo diyaar garoobay sidii ay Guul uga soo hoyn lahaayeen Ciyaarahaasi, sidoo kale waxa lagu diyaariyay masuuliyiintii iyo Garsoorayaashii kala hagayay nidaamka Ciyaaraha.

Shirkadaha Telesom iyo Dahabshiil ayaa iyana shalay ciyaaryahanada ka qayb galaya Tartnakaasi u qaybiyay Direysyo ay ku ciyaaraan iyadoo horena Koox walbaaba Gobolkeeda uga soo heshay Ambabax sare si ay guusha u soo hoyso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this