Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Official Somaliland provincial football tournament thread

Recommended Posts

Madaxweyne Ku-xigeenka oo Furaya Ciyaaraha Goboladda ee ka dhacaya Burco

 

Guddida iyo Wasiirka Ciyaaraha oo khilaaf culusi ku dhax maray qaabka loo mamulayo dhaqaalaha Ciyaaraha

Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa la filayaa inuu furro Ciyaaraha Gobolada ee bisha Diisambar kowdeeda ka dhacay magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer.

Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Cabdi Siciid Faahiye iyo qaar ka mid ah Guddiyaddii ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Saylici kala magacaabeen ayaa shalay u Ambabaxay Gobolka Togdheer kadib markii shalay Madaxweyne ku-xigeenku so oaf-jaray khilaaf Wasiirka iyo Guddidaasi ka dhaxeeyay oo ku salaysnaa Cida yeelanaysa Awooda Maamul ee dhaqaalaha ay Xukuumaddu ku bixinayso Ciyaarahaas.

Sidoo kale dhaqaale meelo kala duwan ka yimi oo Guddida iyo Wasiirkaba Gacmahooda soo gaadhay ayaa iyana la isku qabtay waxaanu Madaxweyne Ku-xigeenku Go’aamiyay shalay in Wasiirku yeesho maamulkeeda isla markaan uu khasnaji u noqdo Maareeyaha Hay’adda Ilaalinta Tayadu Siciid Saleebaan.

Waxa iyaguna shalay gaadhay magaaladda Burco Ciyaartoy-da labada Gobol ee Sool iyo Sanaag halka goboladdii kalena dhexda ku sii jiraan iyadoo sida la sheegay qorshuhu ka ahaa inay dhamaantood Ciyaaryahanadu ku xeroodaan Goobihii loogu talogalay in la dajiyo hase yeeshee sida ay wararka naga soo gaadhay dadka u dhuun daloola diyaaragarawga Ciyaaruhu sheegayaan inay caqabado kaga yimaadeen khilaafka Madaxda Xukuumadda iyo tabaabulsho xumo ka jirta maamuladda Goboladaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

It can be politized as needed but Sool played any tournament somalis play.. Last one came semi-final in Garowe when all somali regions played.. So videos and welcomes are unneccesary and won't change a tiny thing.. Sool is somalia..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Then stop videoing only one team out of the whatever they are.. That is a very cheap way of doing thing ya successionists.. Bahashu meel kasta yasan idinla gelin..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargaysa(HWN):=Xulalka Ciyaartoyga Maroodi-jeex, Gabiley iyo Awdal ayaa galabta u baqoolay dhinaca magaalada Burco oo ay kaga qayb-galaan tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland, iyadoo ay maalinta berito ahna bixi doonaan Ciyaartoyga xulka gabolka Hawd.

 

Xulalka galabta u caraabay magaalada Burco oo lagu qaban-doono koobka horyaalka gobollada Somaliland ayaa waxa Xulalkii ka horeeyey si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada, iyadoo magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer diyaargarow balaadhan laga dareemayo.

 

Ciyaartoyga Xulalka ilaa hadda gaadhay magaalada Burco oo sanadkan marti-gelinaysa Ciyaaraha gobollada Somaliland ayaa Xulalkii tagay waxa ay wateen Taageerayaal, kuwaasoo aad u camiray magaalada Burco.

 

Dhinaca kale, waxa aad loo adkeeyey Ammaanka magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, iyadoo ay magaaladaasi marti ku yihiin Taageerayaal badan oo la socda Ciyaartoyga gobollada Somaliland ee ka qayb-galaya Tartanka ciyaaraha gobollad

Share this post


Link to post
Share on other sites

rumour has it that the sahiil warriors have been on a pescetarian diet. the team i feel is ready to win the regional championships once more. if not, then mandeera is not far, where i will personally oversee the torture of each player in my private quarters inside the camp.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Jacaylbaro;762168 wrote:
GEBILEY TEAM

 

u_51460d_2011-11-29-20-28-11f_xulka%20Ga

Typical Somali. Just about everyone is wearing a different shirt for a team photo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Ciyaaraha Oo Shir Jaraa`id ku Qabtay Garoonka Ciyaaraha Burco kuna sheegay in Ciyaara Goboladu Si Rasmi ah u Furmayaan Maalinta Berri ah..

 

Burco/ToggaHerer 30 Nov 2011

Wasiirka Dhaqanka, Ciyaaraha Iyo Dalxiiska Somaliland oo Ku dhawaaqay in dhamaan ay gaadheen Ciyaaryahanada ka qayb qaadanaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Magaalada Burco Si rasmi ahna ay u furmyaan Maalinta Berri ah….

 

Wasiirka ayaa Shir Jaraa`id ku qabtay Garoonka Kubada Cagta ee Burco…

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;762280 wrote:
lol@wasiirka Cayaaraha togdheer..

Not togdheer

 

Toga herer

 

Tog yaro dhex mara magaalada hargeysa back in the days Hargeysa was called Herer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this