Sign in to follow this  
Somalia

War Degdeg ah:Qarax xoogleh oo goordhawayd Gaalkacyo ka dhacay.

Recommended Posts

Somalia   

Israac is in North Galkacyo. Can it be any clearer?

 

http://www.allpuntland.com/article/anmviewer.asp?a=12083&z=2

 

Gaalkacyo: (Allpuntland)-Qarax xoogan oo miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa goordhawayd ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug gaar ahaana Xaafada Israac ee bariga Gaalkacyo iyadoo qaraxaasi uu khasaaro geystay islamarkaasna dhowr ruux ay ku dhaawacmeen iyadoo halkaas weli laga dareemayo xaalad kacsanaan ah.

 

Qarax ayaa dhacay Markii laga baxay salaadii Maqribka waxaana uu ka dhacay Masjidka Albishaar oo kuyaala xaafada Israac kaasoo u dhow Masaajidka Nuurul-yaqiin isagoo Ahaa miinada dhulka lagu aaso iyadoo lagu aasay afaafka hore ee Masaajidka oo ah goob ay ciidamada Madanigu ka bixi jireen marka salaada maqribka la tukado islamarkaasna ay isaga qaybin jireen howlaha shaqo ee habeen kasta iyo Amni sugista.

 

Wararkii ugu horeeyey ee qaraxaas laga helayo ayaa xaqiijinaya in sadex ruux ay ku dhaawacmeen Qaraxaas iyadoo mid kood uu ahaa Sarkaal lagu magacaabo Ilkacase oo ahaa taliye ka tirsanaa ciidamada Madaniga ah ee suga Amaanka xaafadaha Magaalada Gaalkacyo, Waxaana sidoo kale dhaawacaas kamid ah Arday qabay dharka Iskuullka iyo wiil Afar sano jir ah oo dhamaantood masaajidka kasoo baxay kaasoo qaraxu kula kacay goobtii ay marayeen iyadoo imikana loola cararay goobaha caafimaadka ee Magaalada Gaalkacyo.

 

Qaraxan ayaa ahaa mid laga maqlay guud ahaanba magaalada Gaalkacyo waxaana imika halkaas weli ka dhacaysa rasaas ay ridayaan ciidamada Madaniga ah ee lala eegtay Qaraxaas iyo dad usoo gurmaday iyadoo ay dhulka u go’day goobtii miinada lagu aasay waxaana halkaas ku qulqulaya dadweyne aad u badan oo gargaarka dadka waxyeeloobay lagula tacaalayo ka qaybqaadanaya, Ciidanka Madaniga ayaa horey qarax loola eegtay iyadoo sidoo kalena hada ka hor toogasho lagu dilay labo kamid ahayd ciidankaas oo ka tirsanaa qaybta xaafada Garsoor , Ciidankan ayaa ah kuwo ay shacabku samaysteen oo amaanka sugaya islamarkaasna buuxiya kaalinta booliska oo hoosaysa gacan saarna la leh bulshada iyagoo habeenkii xaafadaha ka sameeya Roondooyin ay lug ku maraan xaafadaha magaalada si ay amaanka u sugaan iyadoo intii la sameeyeyna laga raystay falalkii amnidarada ahayd ee moobilada lagu furanjiray wallow dilalkii qorshaysnaa aysan waxba iska badalin.

 

WIXII KASOO KORDHA QARAXAAS IYO SAAMAYNTIISABA APL KALASOCO.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I'm pretty sure there's more than 1 clan living in the secessionist region of Somaliland, though power is concentrated among the few, much like a kleptocracy.

 

There's dozens living in Puntland. Anyway, this is about Galkacyo, please stay on the topic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Somalia don't even respond to Xaaji tribal obession.

 

Anyways, do you think Faroole even cares about Mudug? Because during the last elections he received no votes from the region. My hunch is that he doesn't except votes from Mudug in Jan/13 elections so he isnt addressing the issue in a proper manner. A press release means nothing, communicating in this fashion has long passed.

 

What is going on is no joke, it's an act of war anywhere else, civilians must be protected. I hope to see a serious response.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Faroole cared in 2009 when he told them to restore the Green Line, they refused.

 

He has not visited Galkacyo since. To me it looks as if he is pressuring Galkacyo to stay calm and not retaliate. Remember, the airport is indirectly controlled by Garowe, so if trouble arises from there, he gets involved.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this