Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Fighting over Galkacyo's airport between the rival Clan states Continues

Recommended Posts

Gaalkacyo:Garoonka Gaalkacyo oo Maalinkii Labaad la duqeeyey iyo Ciidamada Puntland oo Duqayn taas la mid ah ku jawaabay.

22. november 2011

 

APL

 

Gaalkacyo:(Allpuntland)-Waxaa maanta barqanimadii markale Weerar culus oo duqayn ah lagu qaaday Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Gaalkacyo oo kamid aha Garoomada ugu shaqada iyo mashquulka badan geyiga Soomaaliya waxaana weerarkaas oo ahaa quryaha darandooriga u dhaca ku qaaday Garoonka Malayshiyo kasoo jeeda Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo aan weli la cadayn sababta rasmiga ah ee ay ula jeedeen.

 

Garoonka ayaa la duqeeyey barqanimadii maanta xili ay diyaarad nooca khaaska ah ee hay’aduhu soo cagadhiganaysay waxaana lagu garaacay Quriga loo yaqaano 37-ka iyadoo aysan rasaastaasi khasaaro gaarsiin diyaaradihii kaladuwanaa ee kusugnaa iyo qaybaha kaladuwan ee garoonku uu ka koobanyahay waxaana weerarkaas islamarkiiba qoryaha culus uga jawaabay ciidamada daraawiishta Puntland ee ilaaliya Amaanka Garoonka Gaalkacyo kuwaasoo duqeeyey halkii ay ka timid rasaastii lagu garaacay Garoonka oo garoonka uga beegan dhanka Koonfurta.

 

Weerarkani waa kii labaad oo labo cisho gudahood lagu qaado garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo waxaana ay taasi keentay in magaalada laga maqlo qoryaha waaweyn ee lidka diyaaradaha iyo kuwo culus ee Madaafiicda goobta oo qaarkood la’is weydaarsaday iyadoo ay jiraan kuwo kale oo tijaabo ah oo keydka ciidamada Puntland uu maanta tijaabinayey kaasoo ay saraakiisha Amaanku sheegeen inay uga jawaabayaan weerarkasta oo lagu carqalad galinayo Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo, Wararka ayaa sheegaya in weeraradii shalay iyo duqaymihii labada dhinac aysan cidna ku dhiman wallow ay khasaaro gaartay gaarigii shalay duqeeyey Garoonka magaalada Gaalkacyo.

 

Maareeyaha Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo Siciid Cabdiraxmaan Yuusuf ayaa APL u sheegey in weeraradii shalay iyo maanta aysan wax saamayn ah ku yeelan shaqada caadiga ah ee Garoonka Gaalkacyo Maareeyuhu wuxuu sheegey in uusan garanayn sababta keentay Weerarkaas waxaase uu sheegey in ciidamada Amaanku ay dhawaan joojiyeen xirmaysi ay malayshiyo hubaysani rabtay inay ku goosato meel kamid ah Garoonka oo Koonfurta ku dhow taasoo uu sheegey inay doonayeen in Garoonka lagu kala jaro wuxuuna sheegey inay markasta iska difaacayaan weeraro noocan oo kale ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Xaaji Xunjuf;760680 wrote:
^^ Why did they attack the airport?

You are the one following the news coming from your fellow country men in Gaalkaayo. Why don't you tell us why they are?

 

Do you think it is similar to what's going in Erigavo, Somalia between the north and south of the city? Or is Al Shabaab is behind this?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

I don't think anyone really knows, it appears divided cities all over Somalia are having problems. Last week it was Erigavo. Maybe Al Shabaab is behind this, we know they are fighting for the lives in the south. Or maybe people are seeing an oppurtunity to settle old scores.

 

But again, it is too early to really say.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It can't be really Alshabaab i think Alshabaab is to busy fighting Amisom Ethiopians Kenyans they might just be some Clan Militia but we shall wait and see how it turns.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Al Shabaab is fleeing they have no means to fight warplanes. They will wait until Ethiopia gets into a major city and attack them by hiding among the civilians. Al Shabaab has control of towns south of Gaalkaayo.

 

But like I said a couple times already it may be old grievances being settled like we saw in Erigavo last week.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galmudug is in control of south Galkacyo i don't think there is Alshabaab there if you know that there are Alshabaab there bring evidence.Sure Ethiopians and Kenyans are Military Superior but they can't win a Long war in Cities and towns they can't control it and they know that they just want to weaken Alshabaab in the central regions but they know they can't win a long war against the Alshabaab Militants.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

You government in Hargeysa has reported to have taken out Al Shabaab operatives who were in a home in Burco, do you remember the raids they conducted? So if Al Shabaab is all the way in Burco according to your own government, then wouldn't they logically be more of them in Gaalkaayo?

 

They can't win a war again Al Shabaab? Who controls the most important parts of Mogadishu? Al Shbaab usedto parade in the streets with their flag and uniformed fighters. Now they are hiding and running for their lives. Do you think a head of state like the Turkish Pm could have visited Mogadishu a few years ago and annouce he would be visiting weeks earlier?

 

Look at the PM in Mogadishu today, slowly less and less AU troops are required to protect government offcials.

 

IMG_5189.jpg

 

Remember the TFG didn't control outside of Villa Somalia? Now look where they can go.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankful time will tell there are still more than 10.000 Amisom forces in and around Mogadisho but the TFG is still on life support from various foreign troops.The day there is no single foreign soldier in Somalia is the day we can say they control things Alshabaab is a big problem and an obstacle to Somalia's peace but there are different ways to defeat them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

The fact that only 10,000 Amisom is required to fight significantly larger numbers of Al Shabaab fighters tells you that there must be a large number of TFG troops who are assisting them. There is no way only 10,000 soldiers could chase Al Shabaab out, it must have been Somalis that did a lot of the work.

 

I agree though that the TFG at this point still requires Aminsom at the moment.

 

But you cannot deny that the TFG is progressing and becoming stronger then they were before. The TFG that had choose its President in Kenya over 5 years ago, is now welcoming a head of state and can visit different parts of Mogadishu.

 

Again, from the days when the TFG had to meet in foreign lands until today. There has been huge progress!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this