Sign in to follow this  
Jacaylbaro

African Union Considers Sending Ethiopian Troops to Somalia

Recommended Posts

^^You have a point there :D :D

 

The notion of Azania and Kenyan tanks appears to have politically trapped certain communities. And the snare it set up for them is worthy of a praise indeed :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa gudaha u u soo galay degmooyin ka mid ah gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya , Degmooyinka ay soo galeena waxaa kamid ah Balanbale iyo Cabudwaaq.

 

Dadka ku nool degmooyinkaas ayaa waxa ay ku soo waramayaan in ciidamadan Itoobiyaanka ah ay wataan baabuurta loo yaqaan Uralka iyo taangiyada dagaalka. Hase yeeshee lama oga tirada ciidamadan inta ay gaarayaan. Saraakiisha ciidamadanla socota ayaa waxaa ay kulamo la qaateen mas’uuliyiinta deeganada ay soo galeen.

 

Illaa iyo hadda lama oga sababta ay u soo galeen ciidamadan degmoyinka Balanballe iyo Cabudwaaq iyadoo degmooyinkaana ay ka mid yihiin degmooyinka uu ammankoodu wanaagsan yahay.

 

Sidoo kale ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxa la soo sheegay inay ku sugan yihiin xadka kala qeybiya Soomaliya iyo Itoobiya.

 

Soo gelitaanka ciidamadan Itoobiyaanka ah ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa warar dhowaan soo baxayay oo sheegayay in ururka midowga Afrika uu qorsheynayo in uu ogolaado in ciidamo Itoobiyaan ah gudaha u galaan dalka Soomaaliya si ay uga mid noqdaan ciidamada hore u joogay dalka si ay ula dagaalamaan ururka Alshabaab oo inta badan koonfurta Soomaliya gacanta ku haya.

 

Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa isaga baxay dalka Soomaaliya, kadib markii uu madaxweyne ka noqday dalka Soomaaliya Shiiq Shariif shiiq Axmed horaantii 2009kii.

 

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

This country has become a battle ground for foreign interest groups.Over and over again,we have seen that foreign intervention is never a solution in somalia especially ethiopia and kenya which are our arch enemies.We should resist this bi-lateral declaration of war on our country and i am sure we will succeed but the question remains wether we would reap the fruits of our struggle.The USA must change its foreign policy on this poor country called somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this